Home » Archives by category » Articles (Page 32)

ciladda Soomaalida ka haysata dhanka wadatashi la aanta (Maqaal kooban)

Comments Off on ciladda Soomaalida ka haysata dhanka wadatashi la aanta (Maqaal kooban)

Inkastoo markaad si fiican ugu kuur gasho shacabka Soomaalida ay dhankasta oo aad tooshka ku eegto aad isleedahay waxbaa qaldan ayaa hadana waxaa isa soo taraya sida ayna Soomaalidu u tix gallin 3 arrimood oo muhim ah. 1) Wadatashi 2) TeamWork ama shaqada oo qaab koox ah lagu wada qabto 3) Qorshe xumo dhankasta ah. […]

Continue reading …

Nidaamka aduunka dalalka jirraa ay intiisa badan isticmaalaan ee Demoqraadiyadda ayaa waxaa ugu horeeyay dal samaysta Nidaamka noocaasa dalka maraykanka sanadkii 1789 kii oo hadda laga jooggo 224 sano. Waxaa wax aad u cajiibba sida Dastuurkaas ummaddii isku raacday ay u tixgallisay waxaana aan idiin haynaa warbixin cadaana oo ka sheekaynaysa Madaxwaynayaashii Marayka soo maray […]

Continue reading …

War dhaaxaaba cakaaruu iman cidwalba oo khiyaano iyo laablaab waxku doonta maalin la ogaadaba waa la ogaan waxaana ku dhici doonta maah maahdii ahayd “GEELOW DAAQ DAAQ LAAKIIN MAALINTA AAD GEEDKA CIINKAA DAAQDO AYAA LAGUU YAABBAA” geedka ciinkaa waa geed Geellu markuu daaqo uu ku dhinto. Sida sawirka kore ku cad Cabdiqaybdiid iyo Xasan Culusow […]

Continue reading …

Damjadiid oo lasoo helay shirkad shidaal oo ay heshiis kula galeen in ay deegaanada Puntland ee Mudug ay shidaal ka baaraan

Comments Off on Damjadiid oo lasoo helay shirkad shidaal oo ay heshiis kula galeen in ay deegaanada Puntland ee Mudug ay shidaal ka baaraan

Puntlandobserver ayaa horay u qortay maqaal Muranka Galmudug Puntland iyo DFS iyo waxa aanad ogayn arrin la xiriirta Shidaalka (maqaal Kooban) Waxaana maanta shir jaraa-id qabtay Dhoolawaa agaasimaha Macdanta Puntland oo soo helay cadaymo shirkad shidaa Link Natural Resources FZC Puntlandobserver ayaa horay u sheegtay in arrinka murankaan dhaliyay uu salka ku hayo arrimo shidaal […]

Continue reading …

Yusuf Garaad: Wixii la yeeli lahaa 2016 waa ay qoran yihiin oo waxaa la qoray 2012. madaxdii ku dhaaratay in ay qaban taqaan, qabanna doonto hadday tiri howshii wey qabsoomi weyday, waxaan u qabaa in markaa erayada wax laga beddelo. Doorasho lagama gaaro iyo ma qabsoomi karto ma ahan. Waa in si cad loo yiraahdo howshii ay ahayd in la qabto waa lagu fashilmay.

Comments Off on Yusuf Garaad: Wixii la yeeli lahaa 2016 waa ay qoran yihiin oo waxaa la qoray 2012. madaxdii ku dhaaratay in ay qaban taqaan, qabanna doonto hadday tiri howshii wey qabsoomi weyday, waxaan u qabaa in markaa erayada wax laga beddelo. Doorasho lagama gaaro iyo ma qabsoomi karto ma ahan. Waa in si cad loo yiraahdo howshii ay ahayd in la qabto waa lagu fashilmay.

Baarlamaanka iyo xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in 2016 aan laga gaarin in la qabto doorasho uu muwaaddin kasta oo Soomaali ah, oo buuxiyay shurudaha aan weli la aqoon uu codkiisa dhiibto. Yey la hadlayaan? Tan iyo 2012 ayaa la haystaye maxaa hadda loo soo baraarugay? Muxuuse yahay yoolku? Waa su’aalaha ay qormadani u […]

Continue reading …

Doodaha Fadhikudirirka: Maraykanku daacad ma kayahay in argagixisada si daacada loola dagaalamo

Comments Off on Doodaha Fadhikudirirka: Maraykanku daacad ma kayahay in argagixisada si daacada loola dagaalamo

Doodaha aduunka ugu badan ayaa maanta la xiriira Argagixisada. Shacabka ayaa su aallo badan iska waydiiya horta yaa maalgaliya Argagixisada, waayo matalan walligaa indhahaaga ku arki maysid ruux quman oo Soomaaliya oo taageersan ficilooyinka Alshabaab, hadana waataas aduunkii oo dhan ay isugu tageen muruq iyo maal lagan adkaan la yahay. Doodo badan oo mala awaala […]

Continue reading …

Xiisada Gobalada Dhexe iyo dagaalka Siyaasadeed ee Damul-Jadiid vs Ahlu-Sunna[Faallo]

Comments Off on Xiisada Gobalada Dhexe iyo dagaalka Siyaasadeed ee Damul-Jadiid vs Ahlu-Sunna[Faallo]

Qoraalkan waxaan uga hadlaynaa labadan urur ee kamid ah kooxaha halganka ugu jira awooda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya gaar ahaan gobalada dhexe oo uu muran ka dhashay dhismihii maamulka Galmudug. Dooda ugu weyn iyo caqabadaha horyaal maamulka cusub ee Galmudug ayaa waxaa kamid ah sidii xal loogu heli lahaa dhaq-dhaqaaqa Ahlu Sunna Waljamaaca oo awood […]

Continue reading …

Beesha caalamka iyo Soo xulida Madaxwaynaha Qaranka (Maqaal kooban)

Comments Off on Beesha caalamka iyo Soo xulida Madaxwaynaha Qaranka (Maqaal kooban)

Inkasta oo ay aad u farabadanyihiin caqabadaha horyaal in qaran soomaaliyeed dib loo unko ooba dadka arragtida dheer ay Caqabadda koobaad yiraahdaan waa dhanka dhaqaale yaraanta, aqoon yaraanta. Hadana waxaan shaki ku jirin in aynan Soomaaliya hellin Hogaan calaa aqali ku habboon xilligaan adag in uu calaa aqali furdaamiyo siyaasadaha cakiran. Waxaanan shaki kujirin in […]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay Cadaado uga qeyb galay caleema saarka Cabdikariin Xuseen Guuleed oo bishaan July horraanteedii loo doortay Madaxweynaha GalMudug. Qormadaan kooban waxaan ku iftiiminayaa dhowr caqabadood oo mid kastaa ay wiiqi karto maamulka muluqa ah ee GalMudug, haddaanuu uba dhiman. Caqabadaha aan soo bandhigi doono waa kuwa xagga siyaasadda iyo […]

Continue reading …

Hopes in President Hassan Sh. Mohamoud of Somalia Dashed

Comments Off on Hopes in President Hassan Sh. Mohamoud of Somalia Dashed

Hopes in President Hassan Sh. Mohamoud of Somalia Dashed July 25, 2015 By Ismail H. Warsame It’s now quite clear to everyone in Somalia and within the Diaspora that the Somali President and his close allies are pursuing a policy agenda incompatible with the aspirations of majority of the Somali people- to end the Civil […]

Continue reading …