Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 12)

Burtinle: Prof Geedi: Soomaaliya Dawladkama dhalan inta laga helayo Madax ka cabsanaysa Baarlamaanka iyo Baarlamaan ka cabsanaya Shacabka(Video)

Comments Off on Burtinle: Prof Geedi: Soomaaliya Dawladkama dhalan inta laga helayo Madax ka cabsanaysa Baarlamaanka iyo Baarlamaan ka cabsanaya Shacabka(Video)

Waftigii cuslaa ee ay Hagaaminayeen Salaad Cali Jeele, Cabdiwali Sheekh, Prof Geedi iyo Prof Baadiyow ayaa safar dhulka ah ku maray Gaalkacyo Garoowe, waxayna ku hakadeen Magaalada Burtinle oo si culus lowgu soo dhaweeyay. Waxaa Goobtaas ka hadlay Prof Geedi oo sheegay in ayna Soomaaliya wax dawlad la orankaraa ka dhalanayn inta laga helayo Baarlamaan […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas: Shacabkaan u shaqaynaa waxaan rabnaa in ay Shacabku qaymeeyaan wasiirkii wax khiyaama iyo kii wanaagsan (Dhegeyso)

Comments Off on Madaxwayne Gaas: Shacabkaan u shaqaynaa waxaan rabnaa in ay Shacabku qaymeeyaan wasiirkii wax khiyaama iyo kii wanaagsan (Dhegeyso)

Madaxwayne Gaas oo ka hadlayay shirka La Xisaabtanka Xukuumadda ayaa yiri waxaan rabnaa in ay shacabka Puntland qaymaynta rasmigaa sameeyaan oo shacabka loo noqdo accountable. Shacabkaa na qaymayn doona ciddii wanaag samaysay waa la arki doonnaa oo shacabkaa sheegi doonna, ciddii wax isdaba marisay shacabkaa sheegi doona ยจ Marka xkuumadda iyo shacabku in ay is […]

Continue reading …

Soomaali wada siman baan doonaynaa Axmed Naaji iyo heesta wacyigalinta sanadka 2016 (Daawo)

Comments Off on Soomaali wada siman baan doonaynaa Axmed Naaji iyo heesta wacyigalinta sanadka 2016 (Daawo)

Fanaanka Wadanigaa ee caankaa Axmed Naaji Sacad iyo kooxda Qayla dhaan ayaa sanadka cusub 2016 soo bandhigay hees cajiiba oo ay ugu magac dareen Soomaali Siman baan doonaynaa. Siman wada siman Soomaali wada siman baan doonaynaayoo Cidna kala sarayn baan doonaynaayee Sidi hore aynu ahaynee Soomaali gidi wada simanoo Saadir eebow ku barinayee Sacabadaan ku […]

Continue reading …

SOMALI ELECTION 2016: CONCEPT NOTE: HYBRID ELECTION PROCESS. By Dahir Jibreel, Ph.D. February 14, 2015 Source :http://www.wardheernews.com/somalia-election-2016-concept-note-hybrid-election-process/ Somalia emerged from a political transition in September of 2012 to become a fully recognized sovereign country again. At last, the hope of the Somali people and the International Community was raised the fact that the nation is […]

Continue reading …

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. 2) Qaabka ugu habboon ee xildhibaanada 2016 iyo Madaxwaynaha iyo Raysalwasaraha loosoo xuli karo 3) Ujeedada laga leeyahay in ay madaxwynaha doortaan 10 kun 4) Aflaam 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. Cid walba oo cadaalad darro iyo sad […]

Continue reading …

Prof Joseph-stalin-ka Puntland oo maalmahaan magacaabay Agaasimayaal iyo Gudoomiye

Comments Off on Prof Joseph-stalin-ka Puntland oo maalmahaan magacaabay Agaasimayaal iyo Gudoomiye

Waxaan maalmahaan ku faafinaynay warbaahinta Puntlandobserver in Soomaalidii meel walba ay jooggaan deegaanadooda lagu maamulu nidaamkii aduunka ugu diktaatoorsanaa ee uu Siyaad Barre kasoo maanguuriyay Diktaatoorkii Russia Joseph-stalin, si aad arrinkaas si fiican ugu fahanto akhri maqaalkan Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan […]

Continue reading …

Siillaanyo oo isku dhaandhayn ku sameeyay GUDDOMIYAASHA GOBOLADA, AGAASIMayaasha (Akhri maqaalkii Xukunboobka)

Comments Off on Siillaanyo oo isku dhaandhayn ku sameeyay GUDDOMIYAASHA GOBOLADA, AGAASIMayaasha (Akhri maqaalkii Xukunboobka)

Warbaahinta Puntlandobserver ayaan baryahaan ku baahinaynay in Deegaanada Soomaaliya madaxda ka arrimiya ay ku maamulaan deegaanada Soomaalida nidaamkii Siyaad Barre uu ka soo koobiyeeyay Diktaatoorkii aduunka ugu diktaatoorsanaa Joseph-stalin Halkaan dib uga akhri maqaalkii Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta […]

Continue reading …

Khiyaanada kooxda damjadiid oo doonaysa in 4.5 maldahan doorashadii lagu galo

Comments Off on Khiyaanada kooxda damjadiid oo doonaysa in 4.5 maldahan doorashadii lagu galo

Waxaad mooddaa in kooxda xasan Sheekh ee damjadiid ay marba darbi isku qaadayaan oo ay isleeyihiin xagaanaa sahlan ee kasoo gala doorashada. Waxaana aad mooddaa in ay doonayaan in hanaankii 4.5 wali waxlagu qaybsado, Balse loo ekaysiiyo mid deegaamaysan oo halkii awal marka beeluhu qeeriinka ku qaybsadaan xildhibaanada markaas kadib ay oday dhaqameedkii soo xuli […]

Continue reading …

Xalka Doorashada 2016 (maqaal kooban)

Comments Off on Xalka Doorashada 2016 (maqaal kooban)

Waxaa baryahaan Soomaaliya kasocda wadatashi ku salaysan hanaanka Golaha sharci dajinta lagu soo xulayo doorashada 2016. Dhanka kale waxaa socda 4 hanaan doodood oo hadda miiska saaran in laka doorto. Maqaalkan ayaan si kooban ugu talo biirsanayaa sida aan isleeyahay waa u dan dhamaan bulshawaynta Soomaalida, aniga oo markaas qaymaynaya wixii Soomaali soo maray. Waxa […]

Continue reading …

Waxaa aan ku nool nahay aduun ay 9 Billion oo qof ku nool yihiin oo maanta ay 9ka billion ee dunida ku nool is arkaan oo internetku isku xiray, waxaana ayaan daro ah in ay dadka Soomaalidaa Caqligoodu aannu wax xal ah keeni karin marka laga reebo in qof ladilo, caqligaas oo ah caqliga ugu […]

Continue reading …