Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 13)

Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 2aad)

Comments Off on Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 2aad)

Joseph-stalin wuxuu ahaa Kaligi Taliyihii ugu cuslaa Madaxdii aduunka Soomaray ee boobay dhamaan awooddii shacabka oo waliba layimid Nidaam si fiican ugu suurtagalay in uu hal ruux boobi karro, awoodda iyo mansabka 140 million oo ruux, oo waliba suu rabo u maamuli karo isga oo kaligiisa. Joseph-stalin wuxuu muddo 30 sano ah xoog ku maamulayay […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil samatar oo keenay Xalkii Soomaaliya Dimoqraadiyad lowgu soo dabaali lahaa Ilaahow Prof Samatar khayr sii (Dhegeyso adaa yaabaya)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil samatar oo keenay Xalkii Soomaaliya Dimoqraadiyad lowgu soo dabaali lahaa Ilaahow Prof Samatar khayr sii (Dhegeyso adaa yaabaya)

Prof Cabdi Ismaaciil Smatar waa ninka ugu daacadsan nimanka Prof sheegta oo ugu Soomaaliyaysan isla markaana aan wax hunguriya raadinayan. Prof Cabdi Ismaaciil ayaa soo bandhigay Hab cajiiba oo Soomaaliya siyaasadeeda si aad u heer saraysa xal ugu noqonkara. Prof-ka ayaa sheegay in aan lagu noqon Habkii 4.5 isla markaana aynan macquul ahayn habka Degmooyinka […]

Continue reading …

Dr. Gaas oo ‘Puntland Diaspora-dii uu aasaasey’ Ku Cambaareysey ‘Xariga Wariye Dabarani’

Comments Off on Dr. Gaas oo ‘Puntland Diaspora-dii uu aasaasey’ Ku Cambaareysey ‘Xariga Wariye Dabarani’

Dr. Gaas oo ‘Puntland Diaspora-dii uu aasaasey’ Ku Cambaareysey ‘Xariga Wariye Dabarani’ War saxafadeed uu soo saaray ururka xag jirka ah ee loo yaqaan Puntland Diaspora, ee uu asaaskiisa qaybta wayn ka qaatey Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Abdiweli Gaas (halkaan riix:http://www.puntlanddiaspora.org), ayaa waxuu cadeyey in xariga weriye Jaama Yusuf Dabaraani uu yahay mid xad […]

Continue reading …

Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 1aad)

Comments Off on Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 1aad)

Inkastoo ay badan yihiin qodobada sababay burburkii Qarankii Soomaaaliyeed, ayaan hadana baryahaan awoodda saaraynaa in aan iftiiminno laba qodob oo muhiim ah, in la fahmo xajmiga saamaynta ay labadaan qodob ku leeyihiin in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyed iyo Xukun ku unkan Hanaan maamul wanaag. Labadda Qodob ayaa kala ah 1) Madaxda Soomaalida oo […]

Continue reading …

Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Inta ay Soomaali xal kasugayaan Siyaasiyiin aan badnayn oo sixran oo hadda dantooda mooyee aan dan Soomaaliyeed u jeedin Soomaaliya wax xal ah ha ka sugin. Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn oo aan xal loo helin sidoo kale haka sugin in xal […]

Continue reading …

Dib u akhri maqaal 3 sano kahor aan daabacnay oo saxaafadda madaxbanaan haddii la xanibo maxaa xigi

Comments Off on Dib u akhri maqaal 3 sano kahor aan daabacnay oo saxaafadda madaxbanaan haddii la xanibo maxaa xigi

Halkaan ka eeg maqaalka xiligii la daabcay Maqaal: Maxaad kala socotaa Muhiimadda Xoriyatul qowlka(importance of freedom of speech) Maqaalkan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda Xornimo u hadalka iyo Saamaynta ay kuleedahay Ummadda jiritaankeeda iyo horumarkeeda. Hadaad aragtid qof doonaya in uu dadka afka qabto, waa qof doonaya in uu wax isdaba mariyo, waayo haddii uu ruuxu […]

Continue reading …

Cadaawadda xildhibaanadu shacabka u qaadayaan oo soo kordhaysa iyo kacdoon shacab oo xildhibaanada ka dhan ah oo dareenkiisu socdo

Comments Off on Cadaawadda xildhibaanadu shacabka u qaadayaan oo soo kordhaysa iyo kacdoon shacab oo xildhibaanada ka dhan ah oo dareenkiisu socdo

Mushkiladda ugu wayn ee maanta shacabka Soomaalida haysata waa wakiila isku sheegga Golaga Sharci dajinta oo iimaankii beelay. MAANTA WAXAA LA GAARAY XILIGI LALA XISAABTAMI LAHAA XULDHIBAANADA SI LAGULA XISAABTAMABA, WAXAANA AAD ISKU SOO TARAYA HADAL HAYNTA FALALKA FOOSHA XUN EE AY XILDHIBAANADU CAADAYSTEEN, WAXAANA MAANTA LAGA NECEBYAHAY MADAXDA KALE XILDHIBAANADA, KADIB MARKII SHACABKU OGAADEEN […]

Continue reading …

Gudoomiha Baarlamaanka Puntland yaa loo badinayaa in uu maanta ku guulaysto(Yaase laaluush qaatay)

Comments Off on Gudoomiha Baarlamaanka Puntland yaa loo badinayaa in uu maanta ku guulaysto(Yaase laaluush qaatay)

Marka laga hadlayo dimoqraadiyad micnaheedu waa bulshada waxaa maamula sharci iyo xeer ee shakhsi iyo koox kaligi talis ah waaba waxa looga samaystay nidaam dimoqraadiyadeed. Hadaba xeerarkaas dalka lagu maamulayo waxaa dajiya oo qodabeeya Golaha sharci dajinta inkastoo ay wasaaraduhu shaqada qabtaan hadana waxaa saxa oo wixiii qalada ka saara wakiilada Golaha sharci dajinta, dhanka […]

Continue reading …

Qaabka ay Doorashada China u dhacdo maxaa laga baran karaa (Qormo kooban)

Comments Off on Qaabka ay Doorashada China u dhacdo maxaa laga baran karaa (Qormo kooban)

Maanta waxa Soomaali ugu baahi badantahay waa Nidaam ku salaysan illaalinta dhulka iyo dadka Soomaalida, Soomaaliya waxay la burburtay waa nidaam daro iyo Kaligi talisnimo Jaahiliyad iyo damac kooxeed ku salaysan. Waxaana habboon dhalinta hadda soo hana qaadaysa in ay si fiican baaritaan ugu sameeyaan Nidaamyada dunida ka jira oo kumanaanka sano markasta caqli cusub […]

Continue reading …

US Elections — How do they work

Comments Off on US Elections — How do they work
Continue reading …