Home » Archives by category » Important News (Page 156)

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay 26-ka Juun ayaa yiri: Walaalahaya reer Soomaaliland, walaalayaal aan xalay dhalay kasoo qaadno wixii dhacay oo aan ka ka soo qaadno halkii aan joognay 1960, wixii xumaana oo aad tirsanaysaan waa la idinka xaal marinayaa. Hoos ka daawo

Continue reading …

Maanta xaajadii Soomaaliyeed waxay maraysaa heshis dhexmaray beel beelaha ka mida iyo dawladda Puntland??: Maxaa loo qaadan karaa???????????????. Halkaan ka dhegayso Khudbadihii ay jeediyeen Aaakhirkii mar haddii xaajadii nabad ku soo idlaatay waa alle mahadi Shiikh Daahir Aw Cabdi Nabadoon Shuxle oo u hadlaya beesha Cali Saleebaan Shire Xaaji Faarax Wasirrka Qorshaynta oo kas

Continue reading …
Continue reading …

Akhri qormadii aan laba sano ka hor ka qornay Barre Hiiraale: Dhagayso: Barre Hiiraale waraysi siiyay Voa, nabadna diiday (warbixin kooban mala joogaa xiligii dhalin yaradu iskala xisaabtami lahayd odayaasha dagaal oogayaashaa oo dhalinyarda mustaqbalka kadila oo ku kalifa dhalinyarada in ay tahriibaan) Dhulka Soomaalida waa dhulka aduunka ugu qanisan, laakiin waxaa soomaaliya halkaas dhigay […]

Continue reading …

Ururka Suxufiyiinta Puntland oo si kulul U canbaareeyay Xukuumadda Madaxwayne Gaas Gaar ahaan Hadalkii Soocade (Daawo)

Comments Off on Ururka Suxufiyiinta Puntland oo si kulul U canbaareeyay Xukuumadda Madaxwayne Gaas Gaar ahaan Hadalkii Soocade (Daawo)

Inkastoo uu fududaystay hadal ka soo yeeray Wasiirka warfaafinta Punland Soocade ayay hadana si geesinimo ah suxufiyeenta Puntland u muujiyeen sida ay uga midaysanyihiin in aan la fududaysan karin in sharciga Puntland ama dastuurka Puntland aan marna la dhayalsan. Warbaahinta P/O aad bay ugu hambalyaynaysaa talaabada suxufiyiinta Puntland oo muujinaysa in ay suxufiyiintu yihiin askarta […]

Continue reading …

SOMALI DIASPORA JOURNALISTS in NORTH America calls PUNTLAND parliament to protect the FREEDOM of SPEECH WE acknowledge the need to maintain the peace and stability of the land, but we are also disturbed by the language that the Minister of Information of Puntland used. WE acknowledge that Puntland Administration and government is the sole enforcer […]

Continue reading …

Wasiirka warfaafinta ee Xukuumadda Madaxwayne Gaas Soocade ayaa maanta ku goodiyay in aan wax sharciya aan lagu dhaqmayn Suxufigii amarkiisa diidana uu xabad la dhacayo. Waxaana xigtay in maanta albaabada loo laabo idaacadda Radio Daljir ee magaalada Garoowe. Intii xukuumaddu ku mashquuli lahayd sidii xal lowgu heli lahaa ninkaan argagixisada xiriirka la leh Mudanae Gallan […]

Continue reading …

Mudane Axmed madoobe ayaa noqday Madaxwaynaha soo jiitay shacabka Soomaaliyeed oo hadda aad moodid in uu helayo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaan. Axmed madoobe ayaa waraysi taariikhiya siiyay wakaaladda wararka Soona. Wuxuu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin in hadafkiisu yahay in uu arko soomaaliya oo nabada oo la mideeyay, isla […]

Continue reading …
Continue reading …

Waa Barnaamij Gole Soomaali Leedahay ka baxa kii ugu qiima badnaa, waxaana sida ugu wanaagsan looga doodayay sidii Soomaalidu u helilahaayeen hanaan siyaasadeed oo isla xisaabtan maamul wanaag iyo hufnaan ku astaysan Warbaahinta P/O ayaa si gaara ugu hambalyaynaysa wariyaha iyo tv.ga SBC iyo waliba aqoonyahanno dooda is waydaarsanaya. Waxyaalihii goobta lagu soo qaaday ayaa […]

Continue reading …