Home » Archives by category » Important News (Page 204)

A Muslim and Jewish girl’s bold poetry slam

Comments Off on A Muslim and Jewish girl’s bold poetry slam
Continue reading …

Madaxwayne Mansabkasta magacaabaya Ma dimoqraadiyad mise Diktaatooriyad (Maqaal xal u ah Nidaam darada Soomaalida)

Comments Off on Madaxwayne Mansabkasta magacaabaya Ma dimoqraadiyad mise Diktaatooriyad (Maqaal xal u ah Nidaam darada Soomaalida)

Dimoqraadiyad micnaheedu waa nidaam Hoos ka dhis kor u dhis, ama Nidaam waxwalba shacabka ka yimaadaan, waana Nidaam isla Xisaabtan iyo wadatashi, waxwalbana shacabkay ka yimaadaan, ruuxa ay Doortaan oo matalan ay Madaxwayne u doortaan, shaqadiisu waa Arbiitare, ama Illaaliye ee ma ahan ninkii isagu waxwalba go’aan ka gaarayay. Caqabadda ugu wayn ee maanta Soomaalida […]

Continue reading …

Barnaamijka su’ aalaha Golaha Wakiillladda Puntland waydiiyeen Madaxwaynaha puntland Dr gaas

Comments Off on Barnaamijka su’ aalaha Golaha Wakiillladda Puntland waydiiyeen Madaxwaynaha puntland Dr gaas
Continue reading …

Video:Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Indhoguran – Oslo Norway

Comments Off on Video:Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Indhoguran – Oslo Norway
Continue reading …

Gaas oo ay Baarlamaanka Puntland waydiiyeen su’aalo ay kamid yihihiin Dakhligii Mushaaraadka, Hantidhawrka oo aan madaxbanaanayn iyo Lacago lasoo daabacay (Dhegeyso)

Comments Off on Gaas oo ay Baarlamaanka Puntland waydiiyeen su’aalo ay kamid yihihiin Dakhligii Mushaaraadka, Hantidhawrka oo aan madaxbanaanayn iyo Lacago lasoo daabacay (Dhegeyso)

Golaha wakiilada Puntland ayaa markii ugu horaysay waydiiyay suäaalo kulul Madaxwaynaha Puntland. Su’aalaha la waydiiyay ayaa waxaa ka mid ahaa. Mushaaraadka askarta oo la la’yahay meesha ay mareen, oo madaxwaynaha su’aalo laga waydiiyay. Hanti dhawrka guud oo Madaxwaynaha laga warsaday sababta uu Madaxtooyada hawlihiisii uga gudan la’yahay. Iyo Lacago la sheegay in ay Puntland soo […]

Continue reading …

Dhegayso Khadbaddii Madaxwayne Gaas ka jeediyay Golaha Wakiilada Puntland

Comments Off on Dhegayso Khadbaddii Madaxwayne Gaas ka jeediyay Golaha Wakiilada Puntland
Continue reading …

Ciladda ugu wayn ee Soomaalu meel walba oo ay joogaan haysata waa dhaqan xumadii uu dhaxal siiyay Marxuum Kaligi Taliye Siyaad Barre. Waxaanad arkaysaa sida qaldan ee ay Soomaalidu u fahmeen shaqada Madaxwaynaha. Aduunka Casrigaa Shacabku meel bay iska saareen Madaxwayne in uu wax walba kaligiis go’aan ka gaaro. Madaxwayne shaqadiisu waa Hogaamiye (Charman) , […]

Continue reading …

Dib u akhri maqaalkan oo aan mar hore ku daabacnay Puntlandobserver Maqaalkan waxaan ku falanqaynaynaa 1) Maxay ku kala duwanyihiin Agaasime iyo Wasiir. 2) Yaa magacaaba Agaasimaha dalalka ay ka jiraan Nidaamka Dimoqraadiyadda 3) Yaa hadaba kala saaraya Codsiyaashii soo Codsaday shaqada Agaaimaha 4) Xiriirka ka dhexeeya la dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Agaasimayaasha. 5) Gabagabo iyo […]

Continue reading …

Wadani culus Xildhibaan: Xasan sheekh haduu Qaraabo ila yahay waxaa igala wayn Qaran Soomaaliyeed (Daawo)

Comments Off on Wadani culus Xildhibaan: Xasan sheekh haduu Qaraabo ila yahay waxaa igala wayn Qaran Soomaaliyeed (Daawo)
Continue reading …

the report on Somalia of the Monitoring Group on Somalia and Eritrea (Pdf)

Comments Off on the report on Somalia of the Monitoring Group on Somalia and Eritrea (Pdf)

the report on Somalia of the Monitoring Group on Somalia and Eritrea

Continue reading …