Home » Archives by category » Important News (Page 202)

Cadaawadda xildhibaanadu shacabka u qaadayaan oo soo kordhaysa iyo kacdoon shacab oo xildhibaanada ka dhan ah oo dareenkiisu socdo

Comments Off on Cadaawadda xildhibaanadu shacabka u qaadayaan oo soo kordhaysa iyo kacdoon shacab oo xildhibaanada ka dhan ah oo dareenkiisu socdo

Mushkiladda ugu wayn ee maanta shacabka Soomaalida haysata waa wakiila isku sheegga Golaga Sharci dajinta oo iimaankii beelay. MAANTA WAXAA LA GAARAY XILIGI LALA XISAABTAMI LAHAA XULDHIBAANADA SI LAGULA XISAABTAMABA, WAXAANA AAD ISKU SOO TARAYA HADAL HAYNTA FALALKA FOOSHA XUN EE AY XILDHIBAANADU CAADAYSTEEN, WAXAANA MAANTA LAGA NECEBYAHAY MADAXDA KALE XILDHIBAANADA, KADIB MARKII SHACABKU OGAADEEN […]

Continue reading …

Gudoomiha Baarlamaanka Puntland yaa loo badinayaa in uu maanta ku guulaysto(Yaase laaluush qaatay)

Comments Off on Gudoomiha Baarlamaanka Puntland yaa loo badinayaa in uu maanta ku guulaysto(Yaase laaluush qaatay)

Marka laga hadlayo dimoqraadiyad micnaheedu waa bulshada waxaa maamula sharci iyo xeer ee shakhsi iyo koox kaligi talis ah waaba waxa looga samaystay nidaam dimoqraadiyadeed. Hadaba xeerarkaas dalka lagu maamulayo waxaa dajiya oo qodabeeya Golaha sharci dajinta inkastoo ay wasaaraduhu shaqada qabtaan hadana waxaa saxa oo wixiii qalada ka saara wakiilada Golaha sharci dajinta, dhanka […]

Continue reading …

Qaabka ay Doorashada China u dhacdo maxaa laga baran karaa (Qormo kooban)

Comments Off on Qaabka ay Doorashada China u dhacdo maxaa laga baran karaa (Qormo kooban)

Maanta waxa Soomaali ugu baahi badantahay waa Nidaam ku salaysan illaalinta dhulka iyo dadka Soomaalida, Soomaaliya waxay la burburtay waa nidaam daro iyo Kaligi talisnimo Jaahiliyad iyo damac kooxeed ku salaysan. Waxaana habboon dhalinta hadda soo hana qaadaysa in ay si fiican baaritaan ugu sameeyaan Nidaamyada dunida ka jira oo kumanaanka sano markasta caqli cusub […]

Continue reading …

US Elections — How do they work

Comments Off on US Elections — How do they work
Continue reading …

TED – China’s Political System

Comments Off on TED – China’s Political System
Continue reading …

Muuse Biixi iyo Jawaab Gabaygii Anigoo wax dilikara Duco qaadan maayo oo xiliga uu doorashada ku jiro Maansooyin lala Beegsaday (Warbixin)

Comments Off on Muuse Biixi iyo Jawaab Gabaygii Anigoo wax dilikara Duco qaadan maayo oo xiliga uu doorashada ku jiro Maansooyin lala Beegsaday (Warbixin)

Muuse Biixi oo hadda Musharax culus ka ah Soomaaliland ayaa waxaa ku socda Duqaymo culus iyo dacaayado ay la beegsanayaan Musharaxiinta jagada kula tartamaya. Hadaba Muuse Biixi ayaa xiligii 1993 beesha garxajis oo dhinac ah oo markaa Cabdiraxmaan Tuur iyo Caydiid la safnayd iyo Habarjeclo iyo Habarawal oo markaa cigaal la dhinac ahaa iyana, ayuu […]

Continue reading …

SALDANOOYINKA SACUUDIGA, BAXREYN, EMARAATKA, CUMMAN, QATAR OO MAR WADA RUXMAY IYO SOMALIYA OO CALOOSHOOD U SHAQEYSTAYAAL LA WEYDIISTEY!! W.Q, Cumar Maxamed Barre < omarbdo@hotmail.com

Comments Off on SALDANOOYINKA SACUUDIGA, BAXREYN, EMARAATKA, CUMMAN, QATAR OO MAR WADA RUXMAY IYO SOMALIYA OO CALOOSHOOD U SHAQEYSTAYAAL LA WEYDIISTEY!! W.Q, Cumar Maxamed Barre < omarbdo@hotmail.com

SALDANOOYINKA SACUUDIGA, BAXREYN, EMARAATKA, CUMMAN, QATAR OO MAR WADA RUXMAY IYO SOMALIYA OO CALOOSHOOD U SHAQEYSTAYAAL LA WEYDIISTEY!! W.Q, Cumar Maxamed Barre < omarbdo@hotmail.com

Continue reading …

Gudoomiyaha Degmada Xarfo Cabdifataax Cumar kalaGure ayaa bil xaqiiqiyan ahaa nin culus oo dhalinyaro ah oo daacada, balse aad moodid maanta in qofwalba oo daacada aanu horey u socon karin. Hoos ka daawo waraysi yar oo kooban oo uu la yeeshay Ibrahin Gablax Gudoomiha Degmada Xarfo Cabdifataax kalagure

Continue reading …

Dhegayso aqoonta Axmed Yusuf Axmed Xoghayihii uu Axmed Karaash u magacaabay Degmada Garoowe

Comments Off on Dhegayso aqoonta Axmed Yusuf Axmed Xoghayihii uu Axmed Karaash u magacaabay Degmada Garoowe

Baryahaan Puntlandobserver waxaan ku daabacaynay Maqaalo farabadan oo ku wajahan Nidaam darada haysata Soomaalida, iyo sida ay waxwalba Bulshadii uga sugayaan in Hal Madaxwayne kaligii waxwalba go’aan ka gaaro nidaamkaas oo aan meelna kasoo galin nidaamka Dimoqraadiyadda. Wasiirka aarimaha Gudaha Axmed Karaash ayaa Axmed Yusuf Axmed u magacaabay Xoghayaha Dawladaha Hoose ee Garoowe, balse arinkaas […]

Continue reading …

Wasiir ku xigeenka Puntland oo Nin uu Xoghaye u magacaabay Axmed Garaash ka daba magacaabay mid cusub intii uu Dibadda ku maqnaa Xog arrinkaas ku saabsan

Comments Off on Wasiir ku xigeenka Puntland oo Nin uu Xoghaye u magacaabay Axmed Garaash ka daba magacaabay mid cusub intii uu Dibadda ku maqnaa Xog arrinkaas ku saabsan

Wasiirka arrimaha Gudaha ee Puntland ayaa wiiggii hore magacaabay Xogahayaha Dowladda hoose ee Garaweewe iyadoo boskaas loo magacaabay nin kasoo jeeda Gobalka Nugaal, balse shalay ayaa hadana wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha uu isna nin cusub u magacaabay xoghayaha dawladda hoose ee Puntland, isagoo ka faa iidaysana qodob dastuuriya oo dhigaya in haddii uu wasiirku […]

Continue reading …