Home » Archives by category » Important News (Page 203)

Madaxda Soomaalidu doortaan ma Caqabad mise Xal in Soomaali hesho Nidaam Caadila (Maqaal)

Comments Off on Madaxda Soomaalidu doortaan ma Caqabad mise Xal in Soomaali hesho Nidaam Caadila (Maqaal)

Maanta Caqabadda ugu xajmiga wayn ee Soomaali in ay hore u dhaqaaqdo hortaagan, markaan si fiican ugu fiirsaday waa Madaxda ay Soomaalidu doortaan, iyo Xildhibaanada ay Soomaalidu Doortaan, oo aan labadaba loo samayn Nidaam lagula Xisaabtamo, isla markaana ayba hadda Caqabad mugwayn ku yihiin in Nidaam Caadila ka hirgalo Soomaaliya, maqaalkan ayaan arrinkaas ku falanqaynaynaa. […]

Continue reading …

Gudiga Doorashooyinka yaa Magacaaba Akhri Qodabada Dastuurka Puntland ee Gudiga Doorashooyinka

Comments Off on Gudiga Doorashooyinka yaa Magacaaba Akhri Qodabada Dastuurka Puntland ee Gudiga Doorashooyinka

Dastuurka Puntland ayaa si fiican lowgu faahfaahiyay Qaabka loo magaaabayo Gudiga Doorashooyinka, laakiin waxaa ka horeeya in marka Hore shacabka si saxa loo diinwaangasho oo cinwaanadooda iyo in reer miyigu ka qaybgalayaan doorashooyinka iyo inkale la cadeeyo inta aan la isaga dhawaaqin Gudi Doorasho sida uu Cabdiraxmaan Gabla sheegay –>Halkaan marlabaad ka dhegayso Cabdiraxmaan Gablax […]

Continue reading …

Wadamada soo koraya maadaama aynan aqoon durugsan u lahayn Nidaamka Dimoqraadiyadda, waxaa marwalba Caqabad ku noqda Qaabka ay wax u doortaan, waxaan baryahaan P/O ku daabacaynay sida ay Soomaalida Caqabad ugu nuqdeen Madaxdii ay Doorteen, maadaama aannu jirin hab lagula Xisaabtamo ruuxii Madaxwaynaha Noqday oo markaas uu aakhirka kaligi Taliye isku badalayo, taasi aakhirkii waxay […]

Continue reading …

Fanaaniinta Jigjiga : Reer Puntland iyo Reer Jigjiga waa walaalo Heeso Culus Daawo

Comments Off on Fanaaniinta Jigjiga : Reer Puntland iyo Reer Jigjiga waa walaalo Heeso Culus Daawo
Continue reading …

Dib u akhri 3 Dastuur Puntlnad Dastuurkii 1998, Dastuurkii 2001, Dastuurkii 2012

Comments Off on Dib u akhri 3 Dastuur Puntlnad Dastuurkii 1998, Dastuurkii 2001, Dastuurkii 2012

Halkaan ka eeg qormadaan oo aan P/O ku daabacnay 2013-kii Halkaan waxaad ka akhrisataa Dastuuradii Puntland soomaray. Dastuurkii 1998 halkaan ka akhri Dastuurkii Puntland ee 2001 halkaan ka akhri Dastuurkii la ansixiyay 2012 ee ugu Danbeeyay halkaan ka akhri puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Democracy – A short introduction (Daawo barnaamijyo si kooban u sharaxaya Dimoqraadiyadda)

Comments Off on Democracy – A short introduction (Daawo barnaamijyo si kooban u sharaxaya Dimoqraadiyadda)
Continue reading …

Sacuudiga oo Xasan Culusow Boqol Million$ u siiyay Doorashada 2016, Akhri maqaaladii P/O horay uga qortay

Comments Off on Sacuudiga oo Xasan Culusow Boqol Million$ u siiyay Doorashada 2016, Akhri maqaaladii P/O horay uga qortay

Boqortooyada Xasaradda ka Shaqaysa ee Sacuudi Carabiya ayaa la sheegayaa in ay Xasan Culusow jeebka ugu shubeen lacag 100 Million$ kor u dhaafaysa. Hadaba Halkaan waxaad ka akhridaa Qormooyin muhima oo aan Puntlandobserver horay ugu daabacnay Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban) Maqaalkaan kalena […]

Continue reading …

Daawo video Animationkaan si aad u aragto Boqortooyadii Sweden illaa xiligi ay soo billaabatay 100 bc, iyo boqortooyadaas oo Finland iyo Sweden Xukumaysay. Markii aan dalalka Europe oo dhan isku fiirshay waxaa ii soo baxday In Sweden iyo intii la xadaaradda ahayd aan marna la gaarayn, waxaan kaloo Sweden lamid ah wadamada la dariskaa sida […]

Continue reading …

Qaabkii xilka looga qaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland waxay Guul u ahayd dhammaan shacabka Soomaaliyee (Qormo gaaban)

Comments Off on Qaabkii xilka looga qaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland waxay Guul u ahayd dhammaan shacabka Soomaaliyee (Qormo gaaban)

Caqabadda ugu wayn ee baryahaan Soomaalida mixnadda ku ah waa madaxda ay doortaan oo markii ay isku hubsadaan mansabkii loo doortay, markiiba u dhaqma sidii wax ay gooni u leeyihiin, waxaanan wali ka dhacin gayiga Soomaalida qaab lagula xisaabtamayo Madaxda sare. Arrinkii Puntland xukunka looga qaaday Guduumiye siciid Xasan Shire waxay ahayd Guul u soo […]

Continue reading …

Daawo Barnaamij si fiican u cadaynaya 47 xildhibaan oo isku raacay in Siciid Xasan Shire Xilka laga qaado

Comments Off on Daawo Barnaamij si fiican u cadaynaya 47 xildhibaan oo isku raacay in Siciid Xasan Shire Xilka laga qaado

Barnaamijkan ayaa cadaynaya in Siciid Xasan Shire si aqlabiyada ay Xildhibaanadu isugu raaceen in uu Madax adayg iyo Diktaatooriyad meesha la yimid. Barnaamijka ayaa cadaynaya sida saxdaa ee dharcigaa oo waliba cadaankaa maadaama ay goobta saxaafaddu joogtay isla markaana la yeriyay Xildhibaan kasta magaciisa. Waxaana ka sii daran 52 Xildhibaan ee Goobta joogtay 47 kamid […]

Continue reading …