Home » Search results for: “afrax”

Magacyada Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada Iyo Lataliyayaashii Madaxwayne Faemaajo Magaaabay

Comments Off on Magacyada Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada Iyo Lataliyayaashii Madaxwayne Faemaajo Magaaabay

Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha Ciidanka Xoogga Dalka, Doorashooyinka & Dimuqraadiyeynta, Amniga Qaranka iyo Lataliyaha Sare ee Arrimaha Siyaasadda. Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada ayaa ka kooban 15 xubnood oo isugu jiraan Saraakiil Ciidan, Aqoonyahanno, Culimo, iyo qaybaha kale ee bulshada. Madaxwaynuhu waxa uu u […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas Oo Sheegay In Puntland Laga Hirgallinayo Akadeemiyadda Horumarinta Luuqadda Iyo Dhaqanka Soomaalida

Comments Off on Madaxwayne Gaas Oo Sheegay In Puntland Laga Hirgallinayo Akadeemiyadda Horumarinta Luuqadda Iyo Dhaqanka Soomaalida

Dr Afrax oo laga waraystay Luuqadda Soomaaliga iyo Akadeemiyadda Afsoomaaliga Aga (Dhegeyso)

Continue reading …

Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed

Comments Off on Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed

Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed   Kulan-aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) kuna abaal-marineysey Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho maanta oo ahayd 30kii bisha Disember 2016. Halkudhegga kulanku wuxuu ahaa Sida AfSoomaaliga iyo Hal-abuurkiisu Horseed ugu Noqon karaan Nabad-raadinta iyo xuma-diidka. Munaasabaddii kulankaasi oo si qurux badan […]

Continue reading …

Kylan-cilmiyeed Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu ku Qabatay Jaamacadda PSU Shir-cilmiyeed muhiim ah oo ku saabsan dhaqanka Soomaalida iyo hal-abuurkiisa ayaa labadii beri ee u dambeeyey wuxuu ka socdey magaalada Garoowe. Kulan-cilmiyeedlkaas oo ay qabatay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo kaashanaysa Jaamacadda PSU waxaa lagu qabtay xarunta Jaamacaddaasi ku leedahay magaalada Garoowe, waxaana saldhig u ahayd muxaadarad ballaaran oo hal-ku-dheggeedu […]

Continue reading …

Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Tababbar Siisay Arday Jaamacadeed Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa magaalada Boosaaso waxay ku qabatay tababbar ku saabsan Farsamaynta Qoraal-curiska Toolmoon. Tababbarkaas oo lagu qabtay Jaamacadda Muqdisho qaybteeda Boosaaso loona qabtay dhallinyaro hibo hal-abuurnimo leh una badan ardayda jaamacaddaas waxaa hoggaaminayey Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo booqasho gaaban ku tagey Boosaaso. Tababbarka […]

Continue reading …

Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Bahda Waxbarashada Boosaaso ku Boorriday Daryeelka AfSoomaaliga Muxaadarad weyn oo hal-ku-dheggeedu ahaa ‘ Hiilka Afka Hooyo iyo Hurimarinta Aqoonta’ ayna qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Jaamacadda Muqdisho qaybteeda Boosaaso ayaa lagu qabtay isla jaamacaddaas, 11kii Oktoobar 2016. Muxaadaraddaas oo uu soo jeediyey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Maxamed Daahir Afrax waxaa ka […]

Continue reading …

Tababbar ku saabsan turxaan-bixinta iyo tayeynta Afka Soomaaliga loo Adeegsado Warbaahinta, ayna soo Qaban-qaabisay Akadeemiyo-goboleedka Af-Soomaaliga oo Kaashanaya Ururuka Haweenka Gobolka Banaadir, ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabaddii Furitaanka Tababbarkaan, ayaa Waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka kala socday Dawladda federaalka, maamulka gobolka Banaadir iyo masuuliyiinta Akadeemiyo-goboleedka Af-Soomaaliga, in […]

Continue reading …

Kulan-aqooneed aad u ballaaran oo lagu baranayay daryeelka af-Soomaaliga iyo kaalinta ay hooyaddu  ka qaadan karto horumarintaafka  ayaa maanta lagu qabtay  xarunta Aqalka Dawladda Hoose ee Magaalada Muqdisho.   Madal-aqooneeddaasi oo  si wadajir ah ay u soo qaban-qaabiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo ururka Haweenka G/Banaadir, fikraddiisana ay lahayd Akadeemiyadu,  ayaa furitaankeedii waxaa ka soo qaybgaley Madax […]

Continue reading …

Akadeemiye-Gobleedka AfSoomaaliga oo Garoowe ku qabatay aqoon-wadaag muhiim ah 28kii July 2016ka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxay qabatay aqoon-wadaag ku saabsan baahida loo qabo daryeelka AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed. Aqoon-wadaaggaas oo qayb ka ahaa Bandhig-buugeedka Caalamiga ah ee Garoowe 2016 wuxuu ka dhacay hoolka weyn ee Jaamacadda Bariga Afrika, Garoowe. Munaasabaddan oo ay ka soo qaybgaleen […]

Continue reading …

CIIDAMADA BOLISKA MAGAALADA GALKACYO OO WADA HOWGAL AMAANKA LAGU XAQIIJINAYO

Comments Off on CIIDAMADA BOLISKA MAGAALADA GALKACYO OO WADA HOWGAL AMAANKA LAGU XAQIIJINAYO

Taliyaha saldhiga bartamaha magaalada gaalkacyo Axmed Maxamed Afrax( Taraafiko) ayaa waxaa uu sheegey inay laba kamida dhalinyarada moobilada furta xiliga habaynkii ah magaalada Gaalkacyo ay maxkamada horgeeyeen iyagoo kusoo qabtay mobilo ay furteen. Taliyaha ayaa waxaa uu sheegey inay suuqa galiyeen dad dharcad ah kuwaasi oo soo qabanaya dhalinta mobilada furta dhalinyaradan maxkamada la horgeeyayna […]

Continue reading …
Page 2 of 3123