Home » Search results for: “dr baydhabo”

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo ayaa warbaahinta Puntlandobserver uga warbixiyay xaaladda caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan (Fiqiga Beesha Reer-Xirsi/Cumar Maxamuud). Dr Baydhabo oo maalmahaanba aad uga waxhayay xaaladda Fiqi Bashiir ayaa sheegay in Fiqi Bashiir uu in muddo ahba xanuunsanaa isla markaana dalbanaya in dhammaan umadda Soomaaliyeed ay usoo duceeyaan. Illaahay […]

Continue reading …

Daawo Raysalwasaaraha Slovenia Oo Qashin Gurkii Ka Shaqaynaya Halka Madaxda Somalida Looga Maara’layahay Kaligi Talisnimo Iyo In Xukunkii Oo Dhan Jeebka La gashado

Comments Off on Daawo Raysalwasaaraha Slovenia Oo Qashin Gurkii Ka Shaqaynaya Halka Madaxda Somalida Looga Maara’layahay Kaligi Talisnimo Iyo In Xukunkii Oo Dhan Jeebka La gashado

Wacyigallintaan Puntlandobserver waxaa soo gaarsiiyay Dr baydhabo Wakiilka Dalalka Scandanevia u joogga Puntland waa qaybta wacyigallinta.

Continue reading …

Wiil Somali Ah Oo Hindisay Somali Camel Meat Burger In USA Oo Taajiray-

Comments Off on Wiil Somali Ah Oo Hindisay Somali Camel Meat Burger In USA Oo Taajiray-

Dr Baydhabo Wakiilka dalalka Scandanevianka ee Puntland ayaa P/O soo gaarsiiyay warbixintaan si Ay Soomaalidu uga tusaale qaataan wiilkaas Soomaaligaa ee fikirkaas la yimid aynan dhammaan umadaha caalamka ku nool horay u garan maasha allaah. Wiilka soomaaligaa ee hlibka geela ka sameeyay Humbergerka ayaa hadda ku dhaw in uu ku biiro taajiriinta caalamka, maadaama hillibka […]

Continue reading …

Wiil Yar oo 9 Jir ah Oo Caqlibaddan Oo Soomaali waxay Garan Waayeen Gartay, Wuxuu Yiri Dhammaan Dalalka Africa Soomaaliya Un Baa ay Ku Nool Yihiin Dad aad isugu Dhaw oo Wadaaga Diin, Luuqad, Arragti Hadana Maxay Galmudug Iyo Puntland Isku Dagaalayaan (Daawo)

Comments Off on Wiil Yar oo 9 Jir ah Oo Caqlibaddan Oo Soomaali waxay Garan Waayeen Gartay, Wuxuu Yiri Dhammaan Dalalka Africa Soomaaliya Un Baa ay Ku Nool Yihiin Dad aad isugu Dhaw oo Wadaaga Diin, Luuqad, Arragti Hadana Maxay Galmudug Iyo Puntland Isku Dagaalayaan (Daawo)

Wiilkaas yar ayaa aad uga caraysay fursadda dahabigaa ee illaahay soomaali siiyay ee aynan haysan dalalka kale ee Qaaradda africa ku nool, waayo Ethiopia waxaa ku nool 80 Qowmiyadood, Kenya waxaa ku nool 70 Qowmiyadood, waa kala liiqado, waana kala diin, waana kala qowmiyado, laakiin Soomaali waa hal qowmiyad, diin, liiqad, isku arragti. Hadaba wiilkaa […]

Continue reading …

Qisadii Colonel Sanders ee Noloshiisa Dadaalayay Oo Markasta Guuldaraysanayay Laakiin Markii Ay Da’diisu Noqotay 87 Jir Guulaystay

Comments Off on Qisadii Colonel Sanders ee Noloshiisa Dadaalayay Oo Markasta Guuldaraysanayay Laakiin Markii Ay Da’diisu Noqotay 87 Jir Guulaystay

Colonel Sanders Markuu 5 Jir ahaa Aabihiis baa dhintay 16 Jir markuu ahaa iskuulkii buu joojiyay 17 markuu ahaa afar shaqo ayaa laga cayrshay 18 jirkiisii ayuu guursaday 20 jirkiisii xaaskiisii baa ka tagtay, waliba ilmihiina ka qaadatay 20-22 jir wuxuu ahaa Kirishboy Tareen waana laga cayrshay shaqadii. Kadib wuxuu dalbaday barashada sharciyaqaan waana loo […]

Continue reading …

deg deg: Xafladdii lagu Taageerayay Go’aanka Madaxwayne Gaas oo lagu qabanayo skårbygrånd 1 Renkeby Torget 16374 Stockholm

Comments Off on deg deg: Xafladdii lagu Taageerayay Go’aanka Madaxwayne Gaas oo lagu qabanayo skårbygrånd 1 Renkeby Torget 16374 Stockholm

Jaaliyadda Puntland ee Stockholm ayaa Axadda nagu soo aadan 7.12.2016 waxay qabanaysaa Xaflad ballaaran oo lagu diidantahay 4.5, isla markaana lagu taageerayo Go’aankii Madaxwaynaha PuntlandCabdiwali Maxamed Cali Gaas . Xafladda ayaa qabanqaabadeeda waxaan u kala harrin bulshawaynta reer Puntland iyo Bulshada Soomaaliyeed ee samaha jecel ee kasoo horjeedda nidaamka 4.5, waxaana si firfircoon dusha uga […]

Continue reading …

Jaaliyadda Puntland ee Stockholm oo qabanaysa Xaflad lagu taageerayo Gö’aankii Madaxwaynaha Puntland ee lagu diidanaa 4.5

Comments Off on Jaaliyadda Puntland ee Stockholm oo qabanaysa Xaflad lagu taageerayo Gö’aankii Madaxwaynaha Puntland ee lagu diidanaa 4.5

Jaaliyadda Puntland ee Stockholm ayaa Axadda nagu soo aadan 7.12.2016 waxay qabanaysaa Xaflad ballaaran oo lagu diidantahay 4.5, isla markaana lagu taageerayo Go’aankii Madaxwaynaha PuntlandCabdiwali Maxamed Cali Gaas . Xafladda ayaa qabanqaabadeeda waxaan u kala harrin bulshawaynta reer Puntland iyo Bulshada Soomaaliyeed ee samaha jecel ee kasoo horjeedda nidaamka 4.5, waxaana si firfircoon dusha uga […]

Continue reading …

Jaaliyadda Puntland ee Stockholm oo qabanaysa Xaflad ballaaran oo lagu taageerayo Go’aankii Madaxwayne Gaas

Comments Off on Jaaliyadda Puntland ee Stockholm oo qabanaysa Xaflad ballaaran oo lagu taageerayo Go’aankii Madaxwayne Gaas

Jaaliyadda Puntland ee Stockholm ayaa Sabtida soo socota waxay qabanaysaa Xaflad ballaaran oo lagu diidantahay 4.5, isla markaana lagu taageerayo Go’aankii Madaxwaynaha Puntland. Xafladda ayaa qabanqaabadeeda waxaan u kala harrin bulshawaynta reer Puntland iyo Bulshada Soomaaliyeed ee samaha jecel ee kasoo horjeedda nidaamka 4.5, waxaana si firfircoon dusha uga hagaya Wakiilka Puntland ee Scandanavianka Dr […]

Continue reading …

Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran, By Cumur Cabdi Barre

Comments Off on Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran, By Cumur Cabdi Barre

Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran Xirmadii 4aad ee qoraalka maandayow, waxan kaga hadlay: dhaawicii wada gaaray keli iyo wadar; qof, qaran iyo hantidoodiiba. Waxaan kaloo qormadii 4aad, si kooban ugu xusay, in haddii aynan garwaaqsan, in maandayow aynnu ku sugannahay, isla markaasna aynan la iman, karti iyo xeel dheeri aynnu ku dhiran-dhirinno maandayowga […]

Continue reading …

Qaraabadii Iyo Asxaabtii Prof Maxamed Jaamac Oo Wali Socota

Comments Off on Qaraabadii Iyo Asxaabtii Prof Maxamed Jaamac Oo Wali Socota

Waxaa wali nasoo gaarsiinaya tacsi-dii asxaabadii eheladii Prof Maxamed Jaamac Salaad Takar. Prof Maxamed Jaamac ayaa ahaa nin umaddoo dhan jeclayd. Maanta waxaa tacsida diraya. Innagoo kala ah Dr Yaasiin Cali Cuuke Halmistad Swedan. Dr Maxamed Xuseen Biixi Halmistad Sweden Dr Axmed Dalmar Cabdiraxmaan USA. Dr Sacdiya Maxamed Cali Dacar USA Dr Calas Gothenburg Sweden Aqoonyahan Cabdiraxmaan […]

Continue reading …
Page 2 of 3123