Home » Search results for: “farmaajo daacad”

Dalkasta aduunka waxbuu khatar ku yahay, hase yeeshee dalka Qadar ayaa lagu xantaa in uu ka danbeeyay 1) Afganbigii xukunka looga tuuray Mucaamarul Qadaafi. 2) Isku daygii afganbigii Madaxwaynaha Siiriya Bashaar Al Asad. 3) U iibintii codkii xildhibaanada ee uu madaxwaynaha ku noqday Xasan Shiikh. 4) U iibintii codka xildhibaanada ee uu Madaxwaynaha ku noqday […]

Continue reading …

Hadiiba Agaasimihii Madaxtooyada Laga Dhigay Ninkii Bixiyay Laaluushkii Ugu Badnaa ee Xildhibaanada Lagu Kala Iibsanayay 8-dii sano ee lasoo dhaafay, Sidee Musuqmaasuq LooLa Dirirayaa ?? (Qormo Gaaban).

Comments Off on Hadiiba Agaasimihii Madaxtooyada Laga Dhigay Ninkii Bixiyay Laaluushkii Ugu Badnaa ee Xildhibaanada Lagu Kala Iibsanayay 8-dii sano ee lasoo dhaafay, Sidee Musuqmaasuq LooLa Dirirayaa ?? (Qormo Gaaban).

6-dii sano ee lasoo dhaafay ayaan Puntlandobserver waxaan ku daabacaynay maqaalo ku saabsan sidii ay Soomaaliya mar un u helilahayd nidaam siyaasadeed oo sharcigu shakhsiga ka sareeyo. Meesha ugu muhiimsan ee aan isniri waxbaa laga sixi karaa waa sida uu ku imanayo xildhibaanku, waayo haddii si hufan cadaalada oo aan laaluush lahayn xildhibaanka lagu soo […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas: Ciddii Rabta In Ay Meeshaan Timaaddo Inyar Baa Noo Hadhay ee Ha Iska Sugto Innagaa U Banayna (Dhegeyso-Fallanqayn xukuumadda Gaas)

Comments Off on Madaxwayne Gaas: Ciddii Rabta In Ay Meeshaan Timaaddo Inyar Baa Noo Hadhay ee Ha Iska Sugto Innagaa U Banayna (Dhegeyso-Fallanqayn xukuumadda Gaas)

Madaxwynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed cali Gaas ayaa xukuumaddiisu waxay awoodda saaraysay waxka qabashada dhanka Kaabayaasha dhaqaalaha, laakiin waxaan marwalba kula talinaynay waxa ugu muhiimsan ee ay Puntland u baahantahay waa maamul wanaag iyo in nidaam iyo hirgallinta sidii Puntland doorashada soo socota calaa aqali ay si daacada ugu dhici lahayd. Hase yeeshee Gaas ayaa […]

Continue reading …

By By Somaliya, Raysalwasaaraha Cusub Hassan Khayre Ninkii Shirkaddii Maafiyada Africa U Qaabilsanaa ee Untu Ku Sheegtay In Uu Alshabaab Maalgaliyo

Comments Off on By By Somaliya, Raysalwasaaraha Cusub Hassan Khayre Ninkii Shirkaddii Maafiyada Africa U Qaabilsanaa ee Untu Ku Sheegtay In Uu Alshabaab Maalgaliyo

Soomaaliya in bari hore la qabsaday oo laga shaqaystay waan ogayn laakiin qolada qabsatay wax walba waxaa nooga daran sida ay nawgu been guuraaan, waxaana naloo qaatay in ay dalkana qabsadaan jaahwareerinta iyo shaararka faraha badan naga daayaan. Ninka uu farmaajo Raysalwasaaraha ka dhigay waa ninkii dambiilaha ahaa ee un monitoring ay ku eedeeyeen in […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Oo Talooyin Culus Kasoo Jeediyay Sidii Dawladda Horey Lowgu Dhaqaajinlahaa (Dhegeyso)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Oo Talooyin Culus Kasoo Jeediyay Sidii Dawladda Horey Lowgu Dhaqaajinlahaa (Dhegeyso)

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa Voa uga warbixiyay gudigii anshaxa ee uu Gudoomiyaha u ahaa xiligii ay doorashadu socotay 1) Prof Cabdi ayaa soo jeediyay in loo baahanyahay illaa 30 million oo ay Soomaali iska uruuriyaan si ciidan qaran loo dhiso. 2) In qurbajoogtu ay nooc walba leeyihiin qaar daacada oo qadiyad iyo adaab leh, […]

Continue reading …

Kadib doorashadii ay Soomaali oo dhan sugaysay 2017, runtii waxay u dhacday si cadaalada, iyadoo ay Dublamaasiyiintii Ethiopia si aan gabasho lahayn ay isugu dayeen in ay doorashada afduubaan, dhanka kalena waxaan wada ognahay in dhammaan musharaxiintii tartamay ay iibsadeen codadkii ay helleen, hadana doorashadu si cadaalada ay u dhacday waxaana ku guulaystay Madaxwayne Farmaajo. […]

Continue reading …

Hambalyo, Bogaadin, Talooyin, iyo Dardaaran Ku Wajahan Madaxweynaha iyo Xildhibaanada JFS Ugu horayn waxaan hambalyo u dirayaa mudane Maxamad Cabdulaahi Farmaajo oo ku guulaystay tartankii kursiga Madaxweynenimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Ilaahay waxaan kaaga baryaynaa inaad adiga iyo dawladda ad soo dhisidoonto ad si daacad iyo hagar la’aan ah uugu adeegtaan Ummadda Soomaliyeed. Aamiin. Sido […]

Continue reading …

Halkaan ka daalaco qormooyinkii hore ee Qoraaga caankaa Saxardiid Kilwe Waayadan dambe mareegaha somalida, baraha xiriirka bulshada iyo fadhi ku dirirada daweynuhu ku falanqeeyaan siyaasadaba waxa kusoo badanayay dhaliilo loo jeedinayo madaxweynaha Puntland Dr. C/weli M. A. (Gas), Kaasoo lagu eedaynayo gudoon jilicsan. Hadaba anoon gudagalin faahfaahinta eedaymahaas, isla markaana garsoore ka noqon ka gungaarida […]

Continue reading …
Page 4 of 41234