Home » Search results for: “Gole deegaan siyaasadeed”

constituency oo micnaheedu yahay sida soo socota. Tirada Xildhbaanada ee dal ayaa waxaa loo qaybinayaa tirada dadka ee dalka waa marka dalka oo dhan laga hadlayo, markaas ayaa waxaad helaysaa Gobol kasta ama magaalo kasta ama meelkasta oo dad ku nool yahay inta xildhibaan ee kasoo bixi karta. Tusaale sawirka kore waa map constituency Gobol […]

Continue reading …

Halkaan marka hore ka eeg qaybtii hore ee aan kaga hadlayay Hanaanka siyaasadeed ee Dawladda Finland u qoondayso ama halbeegga xildhibaanka qaranka ay degma kasta ka helayso oo ah 25000 oo dada meeshii ay ku nool yihiin Finland waxaa loo qoondeeyaa hal xildhibaan qaran oo kamida 2-da boqol ee xildhibaanada qaranka.   Hadaba maanta waxaan […]

Continue reading …

Waligaya kuma baahino warbaahinta Puntlandobserver war aan xaqiiq ahayn. Sideedaba waxaa loo baahanyahay in waxwalba runta laga sheego, runtana lagu dhaqmo oo la iska daayo hiyikaca iyo khiyaaliga. Aduunka oo dhan xildhibaan waxaa lagu soo doortaa hanaanka constituency ama Gole Deegaan Siyaasadeed Akhri qormadaan si aad u fahanto constituency ama Gole Deegaan Siyaasadeed Hadaba laga […]

Continue reading …

Dalkasta aduunka waxbuu khatar ku yahay, hase yeeshee dalka Qadar ayaa lagu xantaa in uu ka danbeeyay 1) Afganbigii xukunka looga tuuray Mucaamarul Qadaafi. 2) Isku daygii afganbigii Madaxwaynaha Siiriya Bashaar Al Asad. 3) U iibintii codkii xildhibaanada ee uu madaxwaynaha ku noqday Xasan Shiikh. 4) U iibintii codka xildhibaanada ee uu Madaxwaynaha ku noqday […]

Continue reading …

Himilooyinkii Madaxwayne Gaas 2014, maxaa ka hirgallay (Qormo Gaaban)

Comments Off on Himilooyinkii Madaxwayne Gaas 2014, maxaa ka hirgallay (Qormo Gaaban)

Waxaan muddo 5 sano ah P/O ku baahinaynay muhiimadda taabagallinta hanaan sharcigu shakhsiga ka sareeyo. Dunida aan ku noolnahay dawladdu waxay ku shaqaysaa shuruuc ama sharciyo qeexan oo ay Golaha Sharci Dajintu si cadaalada uu eegaan markii ay wasaaradda cadaaladu usoo gudbisay, isla markaana uu Garsoorkuna si fiican u eegay, tusaale sharciga gaadiidka dadwaynaha, yaa […]

Continue reading …

Tuhun Laga Muujiyay Isimada Puntland In la Laaluusho oo Xildhibaano Doorasho Lagu Galo La Samaysto (Qormo muhiima)

Comments Off on Tuhun Laga Muujiyay Isimada Puntland In la Laaluusho oo Xildhibaano Doorasho Lagu Galo La Samaysto (Qormo muhiima)

Waxaa isa soo taraya waxgarad ay ka buuxdo damqasho Puntland in ay lasoo xiriirayaan warbaahinta P/O. Wax garadka ayaa shaki iyo walwal ka muujiyay shir ay isimada Puntland uga arrinsanayaan in isbedel lagu sameeyo 66-dii xildgibaan. Waxayna waxgaradku shaki ka muujinayaan in uu arrinku daaranyahay siyaasiyiin uu damac kaga jirro Puntland oo raba xildhibaano cusub […]

Continue reading …

Iyadoo ay Soomaali oo dhammi ka warhayso in Soomaaliya qaranimadeedii iyo mid nimadeedii laga hor istaagay Muqdisho iyo Hargaysa, oo qolana tiri Caasimaddii inagaa leh, qolana tiri Soomaaliya waa ka go’aynaa. Haddii xaal saas yahay oo illaa maanta aan qaran Soomaalliyeed iyo in si saxa wax loo qaybsado la rabbin, sow markaas maahan inta qaran […]

Continue reading …

Marlabaad Akhri Maqaal 2015:Waxaad arkaysaa madaxwayne oranaya waxaan idiin dhisayaa ceelal,Haddii la hirgallin lahaa Nidaam wanaagsan oo horumarineed oo shacabka dhaqaalahooda lagu midayn lahaa xatooyada iyo musuq maasuqa laga illaalin lahaa markaas ayay shacabku dhisan lahaayeen Ceelal

Comments Off on Marlabaad Akhri Maqaal 2015:Waxaad arkaysaa madaxwayne oranaya waxaan idiin dhisayaa ceelal,Haddii la hirgallin lahaa Nidaam wanaagsan oo horumarineed oo shacabka dhaqaalahooda lagu midayn lahaa xatooyada iyo musuq maasuqa laga illaalin lahaa markaas ayay shacabku dhisan lahaayeen Ceelal

Madaxwayne Mansabkasta magacaabaya Ma dimoqraadiyad mise Diktaatooriyad (Maqaal xal u ah Nidaam darada Soomaalida) Maqaalkan ayaan bulsahda marlabaad usoo bandhigaynaa kadib markaan dhagaysanay hadaladii Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya, waxaana aan uga digaynaa madaxwayne farmaajo in uu ka leexdo wadooyinkii ay horey ugu guul daraysteen madaxdii ka horaysay. Mar uu Farmaajo la hadlayay shacabka ayuu ballanqaadyo […]

Continue reading …

-Kadib markii aduunku ka yaabay Soomaalidaan dhowrka million ee illaahay waxaan oo nimco ah siiyay ayaa la qorsheeyay in la boobo. -Waxaa la qorsheeyay in wabiyada Soomaaliya la Boobo, oo biyo xireenkii Faanoole fari kama qadna waa tii dhanka Ethiopia laga dhistay. -Badda waynanka badana waa tan la boobo. -Soomaalidina waxaa lagu boobaa siyaasi dayuusa […]

Continue reading …

Isku duubnida Soomaalida Canada ayaa sabab u ahayd in AxmedXuseen uu noqdo Xildhibaan Qaran ee Canada, ogow maraykanka in aad noqatid xildhibaan qaran ama wakiil Gole Deegaan Siyaasadeed (constituency) waxaad u baahantahay helitaanka codka 600 oo kun oo qof cecelis akhri qormooyinkaan Waa markii labaad ee ay Soomaali faraxdo maanta kadib markii ay saakay Xildhibaanda […]

Continue reading …
Page 1 of 3123