Home » Search results for: “dr baydhabo”

Tacsi:Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo Oo Tacsi U Diraya Ehelada Xildhibaan Cabdulqaadir faarax Bootaan

Comments Off on Tacsi:Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo Oo Tacsi U Diraya Ehelada Xildhibaan Cabdulqaadir faarax Bootaan

Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun. Waxaa warbaahinta P/O tacsi tiiraanyo leh soo gaarsiiyay wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo). Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) ayaa tacsi u diraya ehelada Xildhibaan Cabdulqaadir faarax Bootaan oo maanta u geeriyooday bam ay gaarigiisa ugu xireen dadqaladtu isogoo salaadda makhrib u socda. Dr […]

Continue reading …

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo oo muddo dheer ku lahaa xarumo caafimaad dalka Sweden, ayaa baryahaan wuxuu waday dadaal kaligi duulnimo ah oo ku wjahan sidii uu uga furi lahaa Soomaaliya xarumo caaafimaad oo lamida kuwa uu ku leeyahay dalka Swdeden. Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo oo kamid ahaa […]

Continue reading …

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo oo Shacabka Puntland ugu Baaqay In ay Midniada ka shaqeeyaan

Comments Off on Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo oo Shacabka Puntland ugu Baaqay In ay Midniada ka shaqeeyaan

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) oo waraysi kooban siiyay Shabakadda Puntlandobserver ayaa hadal kooban oo goobaabo ah usoo jeediyay shacabka iyo Dawladda Puntland. Dr Baydhabo ayaa ku nuuxnuuxsaday in Shacabka Puntland looga baahanyahay in ay Gacmaha isqabsadaan oo dalka horumarintiisa ka wada shaqeeyaan. Dawladi waa shacab ee ma ahan […]

Continue reading …

Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun. Waxaa warbaahinta P/O tacsi tiiraanyo leh soo gaarsiiyay wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo). Dr Baydhabo ayaa tacsi u diraya Madaxwaynaha Puntland iyo ehelada alle ha u naxariisto Madaxwaynaha adeerkii Cabdullaahi Cali Gaas. Cabdullaahi Cali Gaas ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Nairoobi.

Continue reading …

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandaneviank Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) iyo Qurbajoogta Puntland oo taageeray Mowqifka Madaxwayne Gaas Dr Baydhabo ayaa iclaaminya shir deg dega oo Qurbajoogto ay ku muujinayso talo iyo taageero lala garab istaago mowqifka Madaxwaynaha

Continue reading …

Wakiilka u Fadhiya Puntland Scandenevianka Dr Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) iyo Qurbajoogta oo tacsi u diraya qoyska Xaliimo Xuseen Caato

Comments Off on Wakiilka u Fadhiya Puntland Scandenevianka Dr Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) iyo Qurbajoogta oo tacsi u diraya qoyska Xaliimo Xuseen Caato

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Dhamaan jaaliyada Puntland ee Finland iyo Wakiilka u Fadhiya Puntland Scandenevianka Dr .Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) ,Ayaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Xaliima Xuseen Caato oo 20.12.2015 ku geeriyooday Magaalada Stockholm ee Swedan . Jaaliyada Puntland ee Finland iyo Wakiilka u Fadhiya Puntland Scandenevianka […]

Continue reading …

Dr Yaasiin Faarax Cartan Mooshinkii Jubbaland waxaa ka danbeeyay Shariif Sakiin iyo rag Baydhabo kasoo jeeda (Dhegeyso)

Comments Off on Dr Yaasiin Faarax Cartan Mooshinkii Jubbaland waxaa ka danbeeyay Shariif Sakiin iyo rag Baydhabo kasoo jeeda (Dhegeyso)

Dr Yaasiin Faarax Cartan Mooshinkii Jubbaland waxaa ka danbeeyay Shariif Sakiin iyo rag Baydhabo kasoo jeeda (Dhegeyso)

Continue reading …

Cabdrixmaan Xuseen Caddo oo sheegay in ay habboontahay in 8-dii Gobol ee 1969 dawladdii rayidka wax lagu qaybsado (dhegeyso)

Comments Off on Cabdrixmaan Xuseen Caddo oo sheegay in ay habboontahay in 8-dii Gobol ee 1969 dawladdii rayidka wax lagu qaybsado (dhegeyso)

Cabdrixmaan Xuseen Caddo oo kamid ah ururada Rayidka oo maanta ka qayb galayay Faaqidaada todobaadka ee Voa ayaa sheegay haddii ay Soomaalidu doonayso in ay si cadaalad u dhow inta laga gaarayo one man one vote wax lowgu qaybsho hanaankii 8 Gobol ee dawladdii Rayidka ee Soomaalidu ku midaysnayd oo heshiiska ku ahayd, waayo xiligii […]

Continue reading …

Qaraabadii Iyo Saaxiibadii Prof Maxamed Jaamac Intooda Qurbaha Oo Tacsi Diraya

Comments Off on Qaraabadii Iyo Saaxiibadii Prof Maxamed Jaamac Intooda Qurbaha Oo Tacsi Diraya

Dr Baydhabo Wakiilka dalalka scandinavianka u fadhiya Puntland ayaa nasoo gaarsiiyay magacyada qaraabada iyo asxaabtii Prof Maxamed Jaamac Salaad. Ehelada ayaa tacsi u diriya dhammaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabada Prof Maxamed Jaamac. Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun. Illaahay naxariisti janno haka waraabsho Prof Maxamed jaamac , wuxuu ahaa nin dadkoo dhan jecelyihiin, waxaana […]

Continue reading …

Tacsi: Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan Oo Goor Dhowayd Stockholm Ku Geeriyooday

Comments Off on Tacsi: Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan Oo Goor Dhowayd Stockholm Ku Geeriyooday

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun. Wakiilka Dowladda Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo iyo Bahda warbaahinta Puntlandobserver, waxay tacsi u dirayaan qaraabada Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan oo goor dhoweyd magaalada Stockholm ku geeriyooday. Dhowaanahan Fiqigu wuxuu ku xanuunsanaa dalka Sweden. Illaahay jannatul Fardowso ha ka waraabiyo Fiqi Bashiir Cabdille Cismaan su’aalaha qabrigana illaahay ha u fududeeyo. […]

Continue reading …
Page 1 of 3123