Home » Search results for: “madaxwayne ay kaga baxday”

Maxaa Ka Jira In Khayre Iyo Shariif Sakiin 192 Xildhibaan Xawilaadda U Dhigeen Min 40 Kun$, Si Ay U Ridaan Jawaari, Balse Farmaajo Diiday, Dabadeedna Ay Hadda Ku Heshiiyeen Isla lacagtaas In Farmaajo Lagu Rido (Warbixino)

Comments Off on Maxaa Ka Jira In Khayre Iyo Shariif Sakiin 192 Xildhibaan Xawilaadda U Dhigeen Min 40 Kun$, Si Ay U Ridaan Jawaari, Balse Farmaajo Diiday, Dabadeedna Ay Hadda Ku Heshiiyeen Isla lacagtaas In Farmaajo Lagu Rido (Warbixino)

21-kii march 2018 waxaa warbixin P/O soo gaarsiiyay Warsame Axmed, warbixintaas oo sheegaysa in ujeedada Mooshinadaan ay daaranyihiin in Farmaajo meesha laga saaro oo aakhirka Khayre Madaxwayne laga dhigo, Shariif sakiina Raysalwasaare, Xidigna laga dhigo Gudoomiye Baarlamaan. Halkaan ka eeg warbixintaas, xiligaas oo dadkoo dhan kasoo horjeedeen Jawaari Shalay Warbaahinta Puntlandes waxay soo qortay warbixin […]

Continue reading …

Dalkasta aduunka waxbuu khatar ku yahay, hase yeeshee dalka Qadar ayaa lagu xantaa in uu ka danbeeyay 1) Afganbigii xukunka looga tuuray Mucaamarul Qadaafi. 2) Isku daygii afganbigii Madaxwaynaha Siiriya Bashaar Al Asad. 3) U iibintii codkii xildhibaanada ee uu madaxwaynaha ku noqday Xasan Shiikh. 4) U iibintii codka xildhibaanada ee uu Madaxwaynaha ku noqday […]

Continue reading …

Salaadiin Iyo Xildhibaano Welwel Ka Muujiyay Hanaanka Doorasho ee Puntland ee soo aadan

Comments Off on Salaadiin Iyo Xildhibaano Welwel Ka Muujiyay Hanaanka Doorasho ee Puntland ee soo aadan

P/O ayaa waxaa si hoose ula soo xiriiray salaadiin iyo xildhibaano aad uga welwelsan hanaanka ay u dhacayso doorashada soo socota ee Puntland. Xildhibaanadan iyo salaadiintan ayaa aaminsan in ay Xukuumadda Madaxwayne Gaas ku guul daraysatay hirgallinta hanaanka asxaabta badan maadaama aan illaa hadda wax tilaabo ah horay loo qaadin oo aan xitaa diiwaangallin lasamayn. […]

Continue reading …

Maslax Daahir Guure: Gudoomiya Qurbo-joogta Reer Puntland Ee Australia oo Hambalyo U-Soo Diraya Madaxwayne Farmaajo

Comments Off on Maslax Daahir Guure: Gudoomiya Qurbo-joogta Reer Puntland Ee Australia oo Hambalyo U-Soo Diraya Madaxwayne Farmaajo

Asalamu Alaykum Anigoo ah Maslax Daahir Guure kuna hadlaya magaca qurbo-joogta reer Puntland ee Australia ahna Gudoomiyaha Qurbo-joogta Reer Puntland ee Australia waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa guushii taariikhiga ahayd ee uu gaaray Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo ku guuleystay doorashadii madaxweynaha soomaaliya taas oo ka dhacday Caasimada dalka ee muqdisho. Waxaan leeyahay […]

Continue reading …

Gudoomiyhii Hore ee Maxkamadda sare Ilka Xanafa halkaan ka eeg Qormooyinkii aan horey uga daabacnay Waxaan in muddo ah ku daabacaynay P/O xikmadaha Ilka Xanaf oo ah nin aad u fahansan shaqooyinka ay kala leeyihiin hay’adaha kala duwan ee Nidaamka dawladeed oo markaas dastuurka lowgu kala xadeeyay shaqooyinkooda. Shaqada Madaxwaynaha ayaa ku eg in uu […]

Continue reading …

Meesha Kaliya ee ii Muuqata ee Soomaali laga badbaadin karro waa iyadoo ay Soomaali meel ay jooggaanba ku dadaalaan sidii ay uga hor tagi lahaayeen in xildhiaanka hanaan musuqmaasuqa lagu soo xullo. Haddii ay marba ku guulaystaan kooxaha dhagar qabayaasha ee ku dadaalaya hadda sidii ay u musuqmaasuqi lahaayeen hanaanka xildhibaanada DFS lagu soo xullayo, […]

Continue reading …

Maqaalkan hoose kilig garee waa muhim —-> Xildhibaanka ay kaga baxdo 100$ kun in uu Xildhibaan Noqdo, Wuxuu ku Mashquulayaa Sidii uu lacagtii Ka Baxday U cadaysan lahaaa(Maqaal Cadaynaya in haddii aan la iska qaban aynan Soomaaliya Rajo la ahayn) Soomaalida waxaa illaahay ugu gargaari jiray waxay iska illaalin jireen waxwalba oo xaaraan oo dhan […]

Continue reading …

Nidaamka ay soomaaliya qaadatay waa nidaam uu sharcigu ka sareeyo shakhsiga, haddiise sharciga la illaaliyo oo lagu shaqeeyo waxaa wanaagsanaanaya habkii loo maamulay masiirkii umadda ka dhexeeyay, waxayna aakhirka umadda Soomaalidu dareemayaan in ay wax wada leeyihii, taasina waxay dhalaysaa in waxaas ay wada leeyihiin ay wada illaashadaan, waxaana sare u kacaya is aaminaada Soomaalida […]

Continue reading …

Sida kaliya ee Soomaaliya Xal lowgu helokaro waa iyadoo uu Soomaaliya ka hirgalo Nidaam Dawladeed oo Dastuurka Qodabada ku qoran aan dhanna looga leexan ee lagu shaqeeyo. Sida kaliya ee umadi khilaafaadkeeda ku xalisaa waa in la dhawraa sharciyadii lagu heshiiyay ee lawada qortay, waana in markastaa ay Golaha Sharci dajintu si aada isugu taxalujiyaan […]

Continue reading …

Sidee lacagta loosiiyaa Xildhibaanadda maadaama ay doorashadu qarsoodi tahay (Akhri falanqaynta)

Comments Off on Sidee lacagta loosiiyaa Xildhibaanadda maadaama ay doorashadu qarsoodi tahay (Akhri falanqaynta)

Waxaa baryahaan danbe shacabkii Soomaaliyeed khaati kataaganyihiin Xildhibaanadii matalilahaa shacabka oo la iibsanayo. Hadaba sidee Xildhibaanadda loo iibsadaa. Warbixino aan si hoose uga helnay Doorashooyinkii ka dhacay Puntland, Ximan iyo Xeeb iyo Tii ugu danbaysay DFS ee Muqdisho ayaa sheegaya in inta badan la isku raacay in uu dhaco saamaynta ugu wayn saq dhexe ama […]

Continue reading …
Page 1 of 212