Home » Search results for: “maxamed daahir afrax”

Dr Maxamed Daahir Afrax oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka

Comments Off on Dr Maxamed Daahir Afrax oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka

Golaha wasiiradda Dawladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta qalinka ku duugay in loo magacaabao Prof. Maxamed Daahir Afrax Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka Soomaaliya. Booskaan ayaa waxaa bishii hore iska casishay Marwo Caasha Geele iyadoo ka cudur daaratay in ay wayday cid hawshaas baaxadda wayn si daacad ah ula wadda. Prof Maxamed Daahir Afrax waa […]

Continue reading …

Dr Maxamed Daahir Afrax Dadaaladii uu u galay kobcinta luuqadda Soomaaliga (waraysiyo iyo Qormooyin)

Comments Off on Dr Maxamed Daahir Afrax Dadaaladii uu u galay kobcinta luuqadda Soomaaliga (waraysiyo iyo Qormooyin)

Maqaalkan kooban ayaan ku soo koobaynaa qayb yar oo ka mid ah dadaaladii uu Dr Maxamed Daahir Afrax uu gallay sidii luuqadda Soomaaliga loo kobcin lahaa. Dadaalada lagu kobcinayo afka Soomaaliga ee uu Dr Afrax waday illaa iyo intii uu caqliyaystay ayaan maqaal lagu soo koobi karin, balse waxaan soo bandhigaynaa qaybo yar yar warbixino […]

Continue reading …

Maxamed Daahir Afrax waraysi: Xaruntii Akadeemiyad-Gobaleedka Afka Soomaaliga oo Muqdisha loo wareejiyay, iyo xuska Maalinta Afka Soomaaliga

Comments Off on Maxamed Daahir Afrax waraysi: Xaruntii Akadeemiyad-Gobaleedka Afka Soomaaliga oo Muqdisha loo wareejiyay, iyo xuska Maalinta Afka Soomaaliga

Gudoomiyaha Akadeemiyadda Afsoomaaliga Maxamed Daahir Afrax BBC uga waramay maalinta Xuska Afka Soomaaliga oo maanta oo kale loo asteeyay, iyo waliba in Xaruntii Akadeemiyadda Afka Soomaaliga loosoo wareejiyay Muqdisha oo awal si ku meel gaara jabuuti uga farnayd. Qoraa Dr Maxamed Daahir Afrax oo in muddo ahba ku hawlannaa kobcinta iyo daryeelidda Afka Soomaaliga. Hadaba […]

Continue reading …

Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran, By Cumur Cabdi Barre

Comments Off on Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran, By Cumur Cabdi Barre

Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran Xirmadii 4aad ee qoraalka maandayow, waxan kaga hadlay: dhaawicii wada gaaray keli iyo wadar; qof, qaran iyo hantidoodiiba. Waxaan kaloo qormadii 4aad, si kooban ugu xusay, in haddii aynan garwaaqsan, in maandayow aynnu ku sugannahay, isla markaasna aynan la iman, karti iyo xeel dheeri aynnu ku dhiran-dhirinno maandayowga […]

Continue reading …

Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed

Comments Off on Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed

Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed   Kulan-aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) kuna abaal-marineysey Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho maanta oo ahayd 30kii bisha Disember 2016. Halkudhegga kulanku wuxuu ahaa Sida AfSoomaaliga iyo Hal-abuurkiisu Horseed ugu Noqon karaan Nabad-raadinta iyo xuma-diidka. Munaasabaddii kulankaasi oo si qurux badan […]

Continue reading …

Kylan-cilmiyeed Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu ku Qabatay Jaamacadda PSU Shir-cilmiyeed muhiim ah oo ku saabsan dhaqanka Soomaalida iyo hal-abuurkiisa ayaa labadii beri ee u dambeeyey wuxuu ka socdey magaalada Garoowe. Kulan-cilmiyeedlkaas oo ay qabatay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo kaashanaysa Jaamacadda PSU waxaa lagu qabtay xarunta Jaamacaddaasi ku leedahay magaalada Garoowe, waxaana saldhig u ahayd muxaadarad ballaaran oo hal-ku-dheggeedu […]

Continue reading …

Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Tababbar Siisay Arday Jaamacadeed Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa magaalada Boosaaso waxay ku qabatay tababbar ku saabsan Farsamaynta Qoraal-curiska Toolmoon. Tababbarkaas oo lagu qabtay Jaamacadda Muqdisho qaybteeda Boosaaso loona qabtay dhallinyaro hibo hal-abuurnimo leh una badan ardayda jaamacaddaas waxaa hoggaaminayey Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo booqasho gaaban ku tagey Boosaaso. Tababbarka […]

Continue reading …

Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Bahda Waxbarashada Boosaaso ku Boorriday Daryeelka AfSoomaaliga Muxaadarad weyn oo hal-ku-dheggeedu ahaa ‘ Hiilka Afka Hooyo iyo Hurimarinta Aqoonta’ ayna qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Jaamacadda Muqdisho qaybteeda Boosaaso ayaa lagu qabtay isla jaamacaddaas, 11kii Oktoobar 2016. Muxaadaraddaas oo uu soo jeediyey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Maxamed Daahir Afrax waxaa ka […]

Continue reading …

Tababbar ku saabsan turxaan-bixinta iyo tayeynta Afka Soomaaliga loo Adeegsado Warbaahinta, ayna soo Qaban-qaabisay Akadeemiyo-goboleedka Af-Soomaaliga oo Kaashanaya Ururuka Haweenka Gobolka Banaadir, ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabaddii Furitaanka Tababbarkaan, ayaa Waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka kala socday Dawladda federaalka, maamulka gobolka Banaadir iyo masuuliyiinta Akadeemiyo-goboleedka Af-Soomaaliga, in […]

Continue reading …

Akadeemiye-Gobleedka AfSoomaaliga oo Garoowe ku qabatay aqoon-wadaag muhiim ah 28kii July 2016ka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxay qabatay aqoon-wadaag ku saabsan baahida loo qabo daryeelka AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed. Aqoon-wadaaggaas oo qayb ka ahaa Bandhig-buugeedka Caalamiga ah ee Garoowe 2016 wuxuu ka dhacay hoolka weyn ee Jaamacadda Bariga Afrika, Garoowe. Munaasabaddan oo ay ka soo qaybgaleen […]

Continue reading …
Page 1 of 212