Home » Entries posted by Runbadane libaax (Page 6)
Entries posted by king

Kenya oo todobaadkan bilaabeyso dhismaha darbi weyn ay ka dhiseyso xadka ay Somalia la wadaagto

Comments Off on Kenya oo todobaadkan bilaabeyso dhismaha darbi weyn ay ka dhiseyso xadka ay Somalia la wadaagto

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in todobaadkaan ay bilaabeyso dhismaha darbi weyn oo ay ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto dalka Soomaaliya, kaasi oo qeyb ka ah ka hortaga weerarada Alshabaab ka geystaan dalkaasi. Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Kenya Joesph Nkaissery ayaa hadalkaan shaaciyay, isagoo cadeeyay in todobaadkaan gudahiisa dhismahaasi uu ka bilaaban doono xuduuda […]

Continue reading …

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay qabsashada Jasiiradda Kudhaa

Comments Off on Midowga Afrika oo soo dhaweeyay qabsashada Jasiiradda Kudhaa

Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb. Maman Sidikou ayaa u hambalyeeyay ciidammada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM guusha ay ka gaareen howlgalkii saakay dib looga xoreeyay Jasiiradda Kudhaa isagoo ku tilmaamay tillaabo lagu adkeynayo Ammaanka shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Jubada Hoose. “Magaalada Kudhaa waa goob istiraatiiji […]

Continue reading …

Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. jawaari oo ku wajahan Galgaduud

Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. jawaari oo ku wajahan Galgaduud

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa Saacadaha soo aadan Booqasho ku tagi doona Magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud. Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Dhuusomareeb C/llaahi Macalin Axmed ayaa Warbaahinta u sheegay in Ujeedka Socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka uu yahay sidii uu u Kor meeri lahaa qaabka uu u soconayo Shirka Dib u heshiisiinta ee […]

Continue reading …

Wasiirka Arrimaha Gudaha DF Soomaaliya oo Saakay gaaray magaalada Kismaayo

Comments Off on Wasiirka Arrimaha Gudaha DF Soomaaliya oo Saakay gaaray magaalada Kismaayo

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Max’med Xuseen Odawaa iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Saakay booqasho ku tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya in Socdaalka Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ay Raaci doonaan Xubno ka tirsan Wasiirada Xukumadda iyo Xildhibaano. Ujeedka Socdaalka Wafdiga Wasiirka ayaa […]

Continue reading …

Nicholas Kay “Ma aqbali doono in madaxda dalka waqti ku darsadaan”

Comments Off on Nicholas Kay “Ma aqbali doono in madaxda dalka waqti ku darsadaan”

Ergayga Gaarkaa ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Nikolase Kay oo lahadlay Idaacada VOA Laanteeda Afka Soomaaliga ayaa sheegay in aysan Beesha caalamka Aqbali doonin in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sameystaan Mudo Kororsi waqtiga u harsan Marka uu ka dhamaado. Kay ayaa sheegay in Mudada u harsan Dowladda Federaalka looga […]

Continue reading …

Vilnius: Lataliyaha guud ee dallada ururrada Puntland ee Finland oo ka qeybgalay kulan diirrada lagu saarayay dhibaaatada tahriibta

Comments Off on Vilnius: Lataliyaha guud ee dallada ururrada Puntland ee Finland oo ka qeybgalay kulan diirrada lagu saarayay dhibaaatada tahriibta

Lataliyaha Guud ee Dalada Ururada Jaaliyadaha Puntland ee Finland, ahna Wakiilka Dawlada Puntland ee Finland C/fatax Jaamac Jannagale oo ka qeyb galay Kulan Caalami ah oo ka dhacay magaalada Vilnius ee wadanka Lithuania oo lagu falanqeenayay qidada iyo qaabka loogahortagi karo dhibaatooyinka dhimashada iyo qasaarooyinka farah badan leh ee ku dhaca dhalinyarda Africa ee usoo […]

Continue reading …