Home » Entries posted by Runbadane libaax (Page 4)
Entries posted by king

Xilliga uu Furmayo Kulanka Baarlamaanka oo la shaaciyay

Comments Off on Xilliga uu Furmayo Kulanka Baarlamaanka oo la shaaciyay

Gudoonka Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu si rasmi ah u furmayo 20ka bishan April kadib markii lasoo gebagebeeyey diyaarinta qorshayaasha Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka. Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay […]

Continue reading …

Dowladda FS oo Lacag Dul dhigtay Madaxda Al-shabaab

Comments Off on Dowladda FS oo Lacag Dul dhigtay Madaxda Al-shabaab

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Lacag dul dhigtay Madaxda Al-shabaab,waxaana ay Shaacisay Dowladda in Qofkii Xog ka keena iyo kii qabta intaba Lacag la siindoono. Halkaan ka Akhriso Magacyada Saraakiisha Al-shabaab ee Lacagaha la dul dhigay Madaxooda. Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyda $200 Kun oo Dollar Mahad Warsame Karataay $ 150 Kun oo […]

Continue reading …

Puntland oo guddi u saartay waxay ugu yeertay xaaladda ka soo korortay G/dhexe iyo RW Sharmarke oo ku wajahan Puntland

Comments Off on Puntland oo guddi u saartay waxay ugu yeertay xaaladda ka soo korortay G/dhexe iyo RW Sharmarke oo ku wajahan Puntland

Golaha Wasiirada ee Puntland ayaa maanta oo khamiis ah isugu yimid shirkoodi caadiga ahaa xarunta Madaxtooyada ee Puntland, waxaana shir guddoominaayey Madaxweynaha Dr. Cabdiweli Cali Gaas. Shirka ayaa looga hadlay qodobo ay kamid yihiin maamulka gobolada dhexe ka dhismaya iyo xayiraada Kenya saarta xawilaadaha Soomalida, shirka kadib oo war mutiyeed laga soo saaray aya u […]

Continue reading …

Ximan Iyo Xeeb Oo Kasoo Horjeesatay Xasan Sheekh

Comments Off on Ximan Iyo Xeeb Oo Kasoo Horjeesatay Xasan Sheekh

Shir ballaaran, ayaa caawa Madaxtooyada Magaalada Cadaado kaga soconaya Madaxda Maamulka Ximan & Xeeb, Odayaasha Dhaqanka iyo wax-garadka deegaanka, waxaana kala qaybgelaya Xildhibaan Maxamed Cali Abtidoon, oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya. Madaxweynaha Maamulka Ximan & Xeeb C/laahi Cali Maxamed (Baarleex) oo ka hadlaayay shirkasi, ayaa wax khalad ah ku sheegay in Madaxweyne Xasan […]

Continue reading …

Dallada Puntland ee Finland oo Helsinki kusoo dhaweysay xildhibaan Abdibarre Yusuf Jibril

Comments Off on Dallada Puntland ee Finland oo Helsinki kusoo dhaweysay xildhibaan Abdibarre Yusuf Jibril

Dallada ururrada Puntland ee Finland oo maanta (7.4.2015) kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Vaanta Airiport xildhibaan kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya MP Abdibarre Jibriil ayaa waxaa wafdiga soo dhaweeyay horkacayay gudoomiyaha dallada ururrada Puntland ee Finland Mudane C/qani Axmed Ducaale iyo madaxa gudiga soo dhaweynta xildhibaanka mudane Hashim Xaaji Axmed Xirsi. Xildhibaanka oo beryahaanba ku […]

Continue reading …

Raila Odinga Hogaamiyaha mucaaridka Kenya oo dowladda Kenya ugu baaqyn in ciidamadooda laga soo saaro Soomaaliya

Comments Off on Raila Odinga Hogaamiyaha mucaaridka Kenya oo dowladda Kenya ugu baaqyn in ciidamadooda laga soo saaro Soomaaliya

Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Kenya ee ODM, Raila Odinga oo ahaa ra’iisul wasaare xilligii ay Kenya ciidamadeeda u diraysay Somalia si ay ula dagaalamaan Al-shabaab sanadkii 2011-kii, ayaa xukuumadda Kenya ugu baaqay inay qaaddo tallaabo ay ciidanka Kenya uga soo saarayso gudaha Somalia. Odinga ayaa sheegay in Mareyanku uu ciidamadiisa kala baxay Somalia sannadkii 1993-kii, markii […]

Continue reading …

Soomaaliya oo ogolaatay in Xulufada Sacuudiga hogaamiyo ay isticmaalaan Hawada iyo Badda

Comments Off on Soomaaliya oo ogolaatay in Xulufada Sacuudiga hogaamiyo ay isticmaalaan Hawada iyo Badda

Dowladda Soomaaliya ayaa u ogolaatay Xulufada uu Sacuudiga hogaamiyo inay isticmaalaan Hawada iyo Badda, si ay uga weeraraan Jabhada Xuutiyiinta ee isku dayaya inay xoog ku qabsadaan dalka Yemen oo dhan. Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadiliye oo wareysi siiyay BBC-da ayaa shaaciyaay in ay siyaasad cad ka qaateen oo ku wajahan xaalada […]

Continue reading …

Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo Tigey oo xilka gobolka laga qaaday

Comments Off on Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo Tigey oo xilka gobolka laga qaaday

Gudoomiye ku xigeenka koobaad Axmed Muuse Nuur-yare oo goor dhaweyd Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu ka badbaaday Qaraxii lala beegsaday oo la doonayay in lagu khaarijiyo. Qaraxyadda oo mataano ahaa ayaa dhawaqooda laga maqlay guud ahaan Magaaladda Gaalkacyo,waxaana mid ka mid ah lala beegsaday Gaari uu saarnaa Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug. Qaraxa labaad […]

Continue reading …

Dhismaha baarlamanka Jubbaland oo si habsami leh uga soconaya Kismaayo

Comments Off on Dhismaha baarlamanka Jubbaland oo si habsami leh uga soconaya Kismaayo

Waxaa mudooyinkii u danbeeyay ka soconayay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose kulamo ay yeelnayeen odoyaasha dhaqanka beelaha dega Jubooyinka, kuwaasoo lagu soo xulayo xubnaha baarlamanka uu yeelan doono maamulka Jubbaland. Gobollada J/hoose, J/dhexe iyo weliba gobolka Gedo oo ah sedexda gobol ee uu ka koobanyahay maamulka Jubbaland ayay odoyaasha dhaqanka ee kasoo jeeda gobolladaasi […]

Continue reading …

Heshiis laba Beel uga Socday Gobolka Karkaar oo Xal Lagu Gaaray

Comments Off on Heshiis laba Beel uga Socday Gobolka Karkaar oo Xal Lagu Gaaray

Shir lagu heshiisiinayo beelaha walaalaha ah ee Cali Saleebaan iyo Ugaar Saleebaan, isla markaana socday muddo afar cisho ah ayaa laga soo saaray go’aamo lagu joojinayo colaado daba-dheeraaday oo labadan beelood ka dhex-jiray. Waxaa shirweynahan dib-u heshiisiinta ah ka qayb-qaadanayay inta badan waxgaradka Puntland, odayaal kala matalayay dhinacyada ay dirirtu ka dhaxeyso iyo guddiga dib […]

Continue reading …