Home » Entries posted by Runbadane libaax (Page 5)
Entries posted by king

Nabadoon iyo Xaaskiisa oo lagu Toogtay Baydhabo

Comments Off on Nabadoon iyo Xaaskiisa oo lagu Toogtay Baydhabo

Koox Hubeeysan ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ku toogtay Nabadoon caan ah iyo Xaaskiisa,waxaana la sheegay in Rag hubeeysan oo loo maleeynayo Al-shabaab ay dilka geeysteen. Alle ha u naxariistee Nabadoonka lagu dilay Baydhabo ayaa lagu Magacaabi jiray Cali Cabdi iidoow,kaas oo kamid ahaa Nabadoonada Gobolka Baay gaar ahaan Baydhabo ugu Caansanaa. Sidoo […]

Continue reading …

Xaalado adag oo soo food saaray Soomaalida ku nool dalka Yemen

Comments Off on Xaalado adag oo soo food saaray Soomaalida ku nool dalka Yemen

Cusmaan Axmed Maxamed, Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Mgaalada Sanca ee Dalka Yemen ayaa sheegay isagoo u waramayay Warbaahinta in Xaalad adag ay soo wajahday Soomaalida ku dhaqan Dalkaasi. Qusulka ayaa tilmamay in mar hadii meel uu Dagaal ka jiro uu wal wal iyo Culeys soo food saarayo Dadka ku dhqan meeshaasi, isagoo xusay in haatan […]

Continue reading …

Dallada ururrada Puntland ee Finland oo ka tacsiyeyneysa geeridii Yusuf Bari Bari iyo dhamaan dadkii ku shahiiday weerarkii Hotel Maka Al Mukarama

Comments Off on Dallada ururrada Puntland ee Finland oo ka tacsiyeyneysa geeridii Yusuf Bari Bari iyo dhamaan dadkii ku shahiiday weerarkii Hotel Maka Al Mukarama

Inna Lilaahi wa inna ilayhi raajicuun. Eebow Jannatul – Fardawsa ka waraabi. Weerar argagixiso ah oo ay kooxaha nabad diidka Soomaaliya (al shabab) ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama ee kuyaala magaalada Muqdisho maalintii jimcaha oo ay bishu ku beegneyd (27.03.2015) ayaa dadkii ku dhintay weerarkas wuxuushnimada waxaa kamid ahaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Geneva […]

Continue reading …

Shirkii Golaha Wasiirrada PL oo looga hadlay udiyaargarawga shirweynaha arrimaha federaalka

Comments Off on Shirkii Golaha Wasiirrada PL oo looga hadlay udiyaargarawga shirweynaha arrimaha federaalka

Golaha Wasiirrada ee Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Garowe ku yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa. Qodobada todobaadkan Goluhu ka doodey waxaa kamid ah: xaaladda ammaanka iyo u-diyaar garowga shirweynaha arrimaha federaalka.

Continue reading …

Daawo: Dood ku saabsan doorka haweenka soomaaliyeed ku leeyihiin hogaanka dalka

Comments Off on Daawo: Dood ku saabsan doorka haweenka soomaaliyeed ku leeyihiin hogaanka dalka

Barnaamijka Fagaaraha oo qabta doodo cilmiyeed ku saabsan arrimaha bulshada iyo siyaasada ayaa barnaamijkii udanbeeyay waxaa lagu falanqeeyay doorka hogaanka haweenka soomaaliyeed iyo sifooyinka laga rabo hogaanka dalka Soomaaliya oo ah mid mudo dheer bur bur iyo kala qeybsanaan kujiray. Doodaan xiisaha badan ayaa waxaa ka qeyb galay haween aqoonyahanno ah oo si hufan ufalaneeyay […]

Continue reading …

Suldaankii Beelaha Hartiga Jubooyinka Oo Saakay Ku Geeriyooday Magaalada Kismaayo

Comments Off on Suldaankii Beelaha Hartiga Jubooyinka Oo Saakay Ku Geeriyooday Magaalada Kismaayo

EEBE ha u raxmadee waxaa saaka ku geeriyooday magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose Suldaankii Beelaha Harti ee Jubooyinka Suldaan Muuse Nuur Jaamac. Suldaan Muuse oo kamid ahaa Salaadiinta aadka looga yaqaan gobolada Jubooyinka ayaa kasoo jeeday degmada Kismaayo, wuxuuna indhowaalaba ka qayb galayey yagleelidii dhismihii maamul goboleedka Jubaland, isagoo hadana kamid ahaa ergooyinka u fadhiyey […]

Continue reading …

Somalia interferes with Sweden-Saudi Arabia row

Comments Off on Somalia interferes with Sweden-Saudi Arabia row

Somalia’s federal government has interfered with the on-going diplomatic row between the Swedish government and the Kingdom of Saudi Arabia. The row between the two countries emerged after Swedish Foreign Minister Margot Wallstrom criticized the record of human rights in the Kingdom. A statement from the Somalia’s foreign ministry released on Tuesday evening, stated that […]

Continue reading …

Maxamed Cali Nuur Ameriko: ” Ma jiro wax war aan ka hayno darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduudkeena”

Comments Off on Maxamed Cali Nuur Ameriko: ” Ma jiro wax war aan ka hayno darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduudkeena”

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur Americo ayaa sheegay in aysan jirin wax war-gelin ah oo ay dowladda Kenya u soo sheegtay Soomaaliya kaasi oo ku aadan in ay darbi wayn ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Ameriko oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Kenya uu xiriir wanaagsan kala […]

Continue reading …

Dhuusamareeb: Xasan Sheekh iyo odayaasha gobolada dhexe oo wali isku afgaran la dhismaha maamulka G/dhexe

Comments Off on Dhuusamareeb: Xasan Sheekh iyo odayaasha gobolada dhexe oo wali isku afgaran la dhismaha maamulka G/dhexe

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maalinkii labaad safar ku jooga degmada Dhuusamareeb si uu wax uga bedelo go’aanka ugaasyada iyo odayaasha dhaqanka goboladda Mudug iyo Galgaduud ku gaareen in shirka maamul sameynta goboladda dhexe ka furmo magaalada Dhuusamareeb ayaa wajahay hungo iyo fashil kadib markii diidmo xoog ah laga horkeenay. Madaxweynaha ayaa u sheegay odoyaasha iney […]

Continue reading …

500 Neef Ari ah oo ku nafwaayey roobabkii ka da’ay degmada Isku-Shuban

Comments Off on 500 Neef Ari ah oo ku nafwaayey roobabkii ka da’ay degmada Isku-Shuban

Duqa Degmadda Isku-Shuban Cabdirisaaq Muuse Cartan ayaa Saxaafadda u sheegay in roobabkan oo ah kuwa aan kala joogsi laheyn ay saameyn ku yeesheen guud ahaan degaanka, isaga oo sheegay in ku dhawaad 48 saac ay si xoog leh u da’ayeen. Magaaladda Isku-shuban ee Gobolka Karkaar ayaa lasoo sheegay in ku dhawaad 500 ari ku nafwaayeen […]

Continue reading …