Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 4)

Murtida Maanta [Thought of the Day] In aad dagaal u sarajoogsato ayaa ka wanaagsan. Haddaadse cararto, adigoo daalay oo ba’ay uun baad dhiman. Odhaah Viking It is better to stand and fight. If you run, you’ll only die tired. Viking Saying   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 05.04.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Farxaddu maaha wax diyaarsan oo sameeysan. Falalkaaga ayay ka yimaaddaan. Dalai Lama Happiness is not something ready made. It comes from your own actions.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 04.04.2018  

Continue reading …

Dhurwaa iyo Libaax Dhurwaa cararaya oo cagaha wax ka dayaya baa libaax ku soo baxay. Kolkaa libaaxii ayaa yidhi: “War maxaad la cararaysaa?” Waraabihii ayaa u jawaabay: “Rag baan arkay geel xabbadeeynaya oo reerihii lahaa ka dhacaya.” “Maxaa adiga dabjoog la dhacayo kaa galay, ma geel baad tahay?” – ayuu aarkii weyddiiyey. “Bal adigu orodoo […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Munaafaqyadu, dhabtii, waxay ku sugnaan doonaan dalowga naarta ugu hooseeysa; loomana heli doono wax u soo gurmada. Qur’aanka Kariimka 4:145 Suuradda al-Nisaa   اِنَّ الۡمُنٰفِقِيۡنَ فِى الدَّرۡكِ الۡاَسۡفَلِ مِنَ النَّارِ​ ۚ وَلَنۡ تَجِدَ لَهُمۡ نَصِيۡرًا ۙ‏   The Hypocrites will be in the lowest depths of the Fire: no […]

Continue reading …

Cawil iyo Cawaale

Comments Off on Cawil iyo Cawaale

Cawil iyo Cawaale Laba nin oo xukuumadda xil weyn ka haya, iyagoo gawaadhidoodii Land Cruiser-yada ahaa kala wata ayay bartamaha magaalada iskaga horyimaadeen. Waddadu waa barbarka midig qabso (keep on the right hand side), hayeeshee shukaanta baabuurta (car steering) ay kaxeeynayaan waxay ku yaallaan barbarka midig. Waddadii ay ku joogeen ayay labada dhinaca ka kala […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Raggu ba’iisa buu ka helaa in uu ka hadlo, baraarahiisase ma buunbuuniyo. Fyodor Dostoevsky Man only likes to count his troubles, but he does not count his joys.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 02.04.2018

Continue reading …

Dhabcaal Dhukane

Comments Off on Dhabcaal Dhukane

Dhabcaal Dhukane Waxaa jiri jirey waa waayada ka mid ah nin laba boqol oo halaad lahaa. Xaas iyo carruur midna ma lahayn. Ma lahayn gacal iyo sokeeye. Inta badan cidna isma ayan arki jirinnin. Wuu ka fogaan jirey reerkii dagalka la soo dega. Looma soo martiyi jirin. Hadh iyo habeen xoolahaas ayuu la joogaa. Waa […]

Continue reading …

Warbixin:Venezuela oo Shacabkoodu Qaataan Mushaar Bishii 6 dollar, Tartan China iyo Maraykan, Miisaanka Hilibka ee reer Venezuela oo 64% Hoos U Dhacay Gaajo Awgeed

Comments Off on Warbixin:Venezuela oo Shacabkoodu Qaataan Mushaar Bishii 6 dollar, Tartan China iyo Maraykan, Miisaanka Hilibka ee reer Venezuela oo 64% Hoos U Dhacay Gaajo Awgeed

Dalka Venezuela oo ah dalka haysta kaydka shidaal ee dunida ugu badan, ayaa waxaa soo food saaray dhaqaalo xumo xajmi wayn, waxayna shacabka reer Venezuela dadkoodu shaqeeya 50% u xaadirayeen 3 dii sano ee lasoo dhaafay mushaar u dhexeeya 36$ illaa 6$, taasi oo ay ugu wacnayd lacagta Venezuela oo uu qiimaheedu aad hoos ugu […]

Continue reading …

Gabaygii Wacyigallinta Midnimada Soomaaliya ee Nageeye Bartiisa Facebook Soo dhigay oo Ay 400 Oo Ruux Oo Reer Waqooyi Komenti Falcelis ka dhiibeen Oo Ay 95% Midnimada Soomaaliya Taageereen

Comments Off on Gabaygii Wacyigallinta Midnimada Soomaaliya ee Nageeye Bartiisa Facebook Soo dhigay oo Ay 400 Oo Ruux Oo Reer Waqooyi Komenti Falcelis ka dhiibeen Oo Ay 95% Midnimada Soomaaliya Taageereen

2013-kii ayaan qoraalo aan ku daabacnay P/O ku sheegnay hogaamiye kooxeed hadaad maqasho waa shacanka rabitaankooda afhayeenkiisii, calshaan Hogaamiye kooxeed wuxuu ku hadlaa waxa ay shacabkaas rabaan. Maanta haddii ay Soomaali 90% midnimada Soomaalida wada garteen oo illaahay qalbadooda isku faray waa arrin illaahay lowgu mahadnaqo. Waxaana daliil u ah 400 ee ruux ee u […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Kolka caqligu fashilmo, shayddaanka ayaa saacida. Fyodor Dostoevsky   When reason fails, the devil helps.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 30.03.2018  

Continue reading …