Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 5)

Qormadii Sadexaad: Cadayn In Ay Adagtahay Gooni-isutaagga Somaliland, Aqoonsiga Somaliland In Uu Mira Dhalo

Comments Off on Qormadii Sadexaad: Cadayn In Ay Adagtahay Gooni-isutaagga Somaliland, Aqoonsiga Somaliland In Uu Mira Dhalo

Soomaalidu waxay tiraahdaa walaalkaa u hiilli haddii laga gardaranyahay iyo haddii uu gardarayahay labadaba, oo dabcan Soomaali waa ay u hiillin lahayd haddii reer Sh Isxaaq qolooyin ka gardaran dulmin lahaayeen, laakiin hadda maadaama ay siyaasiyiinta reer sh Isxaaq, ee wata fikirka gooni isutaagga waa in loo hiiliyo, oo runta loo sheego, in uunan fikirkaas […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Suurtaggal weeye in qofku qiyaastii afartan casho cunto la’aan noolaan karo, biyo la’aan ilaa iyo saddex casho, hawo la’aan ilaa iyo siddeed daqiiqadood, hayeeshee ilbiriqsi qudha weeye intuu rajo la’aan noolaan karo. Summadlaawe Man can live about forty days without food, about three days without water, about eight minutes […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Doqonku wixii casarkii lagu caayo ayuu cishihii kugu caayaa. Maahmaah Soomaaliyeed Never argue with a fool, people may not know the difference. English Saying   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 28.03.2018  

Continue reading …

Xilagube iyo Xareeda

Comments Off on Xilagube iyo Xareeda

Xilagube iyo Xareeda Say iyo ooridii iyo carruutii ay dhaleen ayaa tuulo yar ku wada noolaa. Halkaa ayay dhowr neef oo xoolo ah, makhaayad iyo dukaan yar ku haysteen. “Gacaliye, Gugii baa soo dhowe, dayrka aqalka inaga moos daadka roobka yaanu aqallada, xoolaha iyo carruurta la tegine.” – ayay Xareeda odaygeedii ka codsatay. Xilligii daruuruhu […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Nin samraa sed weyn hela. Maahmaah Soomaaliyeed A patient man will eat ripe fruit. African Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 27.03.2018

Continue reading …

Wax Badan Wax Kugu Filan baa ka Wanaagsan Tabcashada hantidu waxay u baahan tahay hawlkarnimo, aqoon, nasiib, iyo sidoo kale in si wacan loo fekero. Tusaale: lacag ama waxaas ma sameeyn kartid haddii aad is-tidhaahdid, naftaada ayaad meel kaga dhacday. Dad badan oo dunida maanta hantiilayaal caan ah ayaa noloshoodu ka billaabay saboolnimo. Waxay aamminsanaayeen […]

Continue reading …

Sengood Aad U Tabaraystay

Comments Off on Sengood Aad U Tabaraystay

Sengood Aad U Tabaraystay … Tafaraaruqa kuwii innagu ridey, toodi suubsade’e Taws aan baxayn iyo bugtay, nagu tallaaleene Tubtii innaga leexshiyo jidkii, innagu toosnaaye. Tashigiiba sida loo gafaan, wali tebaayaaye Tawfiiq ma noqon wiilashii, taajka loo xiraye Tacaddi aan yarayn baa ka dhacay, tay ku kacayeene. Ninkii tiro yar maalkiisa waa, laga takooraaye Maraykaanku nagu […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Qofka aan waxa taagan garannin timaaddana ma garto. Maahmaah Soomaaliyeed One who does not understand what is going on at the moment will not understand what is going to happen. Somali Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 26.03.2018

Continue reading …

Dhalyannimo Dhab Ah

Comments Off on Dhalyannimo Dhab Ah

Dhalyannimo Dhab Ah Lammaane Ilma Abti isu ah oo is-qabay muddo 21 sannadood ah ayaa wax carruur ah isu dhali waayay. Cadaadis fara badan ayaa xagga ehelka iyo saaxiibbada kaga yimid. “Maxay u wada joogaan haddii ayan waxba isu dhalaynnin?” – canaantaa ayaa had iyo jeer dhegahooda ku soo dhacda. Dabadeed labadii isku mehersanaa midkood […]

Continue reading …

Akhri Talo Soojeedintii Aan P/O Xasan Sh Ugu Qornay Markii Uu Xukunka Hayay Hal Sano 2013, Maantana Loo Diiday Fiisihii Maraykanka (qoraal muhiima)

Comments Off on Akhri Talo Soojeedintii Aan P/O Xasan Sh Ugu Qornay Markii Uu Xukunka Hayay Hal Sano 2013, Maantana Loo Diiday Fiisihii Maraykanka (qoraal muhiima)

Xasan Sh Maxamuud ayaa loo diiday fiisihii Maraykan isagoo casumaad ka hellay shir ay qabanqaabinayee World Affairs Cauncil oo lagu qaban lahaa 27/3 dalka maraykanka, warbixintaas halkaan ka eeg Hadaba Xasan Sh Maalintii la dooranayay ayaan live uga soo tabinaynay P/O, waxaananu aad ugu faraxnay doorashada Xasan Sh. Muddo sanad ah, waan ka gaabsanaynay in […]

Continue reading …