Home » Archives by category » Articles (Page 6)

Suxufi reer Soomaaliland ayaa banaanka soo dhigay siro hoose iyo arrimo isaga shaki wayn ku abuuray. Hadaba aan fallanqayno arrimahaas. 1) Soomaalidu waxaynan ogayn in aduunkan la maamulo oo wadamada horumaray ay maamulaan wadamada soo koraya. laakiin Soomaali badan oo kunool dalalka horumaray ayaa jeclaan lahaa in dalka Soomaaliya uu ka hirgalo nidaam cadaaladeed oo […]

Continue reading …

HOGGAANKA SOOMAALIDA: SIDAAD ISU DOORATAAN AYAAD ISU DOORISAAN, Qalinkii Maxamed Axmed Cilmi

Comments Off on HOGGAANKA SOOMAALIDA: SIDAAD ISU DOORATAAN AYAAD ISU DOORISAAN, Qalinkii Maxamed Axmed Cilmi

HOGGAANKA SOOMAALIDA: SIDAAD ISU DOORATAAN AYAAD ISU DOORISAAN Waxaa la yiraahdaa hoggaamintu waa waxa loogu hadal haynta badan yahay hadana loogu fahanka daran yahay, maxaa yeelay waxay si mug leh xiriir ula leedahay masiirka aadanaha. Siday doontaba ha ahaatee mid ka mida kuwa ugu wanaagsan ee lagu qeexo hoggaaminta ayaa ah inay tahay saamayn ama […]

Continue reading …

Kooxo Qas Wadayaala Ajaanib Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Dagaalka Gaalkacyo Horiya markay Maqlaan Kastamka Tuurdibi Wadada Wadaagsin ama maxjarka xoolaha oo la horumarinayo

Comments Off on Kooxo Qas Wadayaala Ajaanib Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Dagaalka Gaalkacyo Horiya markay Maqlaan Kastamka Tuurdibi Wadada Wadaagsin ama maxjarka xoolaha oo la horumarinayo

Kooxo Qas Wadayaala Ajaanib Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Dagaalka Gaalkacyo Horiya markay Maqlaan Kastamka Tuurdibi Wadada Wadaagsin ama maxjarka xoolaha oo la dhisayo. Iyadoo lawada ogyahay in ay Soomaaliya ka dagi la’dahay siyaasiyiin iyo ajaanib dana gooniya Soomaaliya ka leh, ayay magaalada Gaalkacyo waxay noqotay boog la juqa juqeeyo marka dana gooniya la leeyahay. […]

Continue reading …

Tayeenta Shaqaalaha Dawladda: Xuliddoodu ma saami reer, mise karti iyo aqoon?

Comments Off on Tayeenta Shaqaalaha Dawladda: Xuliddoodu ma saami reer, mise karti iyo aqoon?

Tayeenta Shaqaalaha Dawladda . . . ——>> Fadlan Kilig Garee linkigaan kore si aad maqaalka oo PDF ah usoo degsatid Tayeenta Shaqaalaha Dawladda: Xuliddoodu ma saami reer, mise karti iyo aqoon? Puntland Maxaa u qorshe ah? 40 Malyan oo Doollar oo deeyn ah oo ka timid World Bank (Bankiga Dunida) oo loo qoondeeyey in lagu […]

Continue reading …

waxaa maalmahaan ay shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba isha ku hayeen doorashadii ka dhacday Soomaaliland ee ay sadexda xisbi ku hardamayeen. Hadaba waxaa doorashada ku tartamayay 3 musharax oo kasoo kala jeeda Xisbiga Kulmiye waxaa musharax u ahaa Muusa Biixi oo kasoo jeeda beesha Habar-Awal ee degta Min Harta Sheekh Illaa Barbera, Shiikh. Xisbiga wadani […]

Continue reading …

Nabad iyo Nolol

Comments Off on Nabad iyo Nolol

Nabad iyo Nolol Dhulka awoowayaasheen, Ilaah Jannadii ha ka wada waraabiyee, kama aynnu dhaxlinnin. Eebbe ayaa inoo hibeeyey. Horumarku waa tallaabooyin aadanahu qaado si uu uga faa’iideeysto khayraadka Alle siiyay. Goobtii webiyada ka arradan waxay heli kartaa biyaha dhulka hoostiisa mara iyo midka samada ka soo dhaca (roobka). Dhibaatada deegaanka qofkii ayan ku weynnayn qudhiisa […]

Continue reading …

Mohamed Abshir Musa was a leader of Somali independence movement

Comments Off on Mohamed Abshir Musa was a leader of Somali independence movement

http://bartamaha.com/obituary-mohamed-abshir-musa-was-a-leader-of-somali-independence-movement/

Continue reading …

-Dawladihii Xamar Soomaray illaa 2012-kii maxay uga leexleexanahayaan danta shacabka Soomaaliyeed. A-Sow ma ahayn in ay abaaraan inay nabadgalyada wax ka qabtaan iyagoo la kaashanahaya maamulada dalka ka jira B- Sow ma ahayn In dastuurkii qaranka la qoro, oo dad aqoonyahana oo Soomaaliyeed ay qoraan, oo looga daawoobo oo looga biskoodo baab¨ii iyo bililaqadii dalka […]

Continue reading …

Xalka ugu wanaagsan waa iyadoo deegaanada la calaamadeeyo oo degmooyin maabab wata loo sameeyo. Kaliya waxaa muhiima in hanaanka degmooyinka Gobalada La Sameeyo laguna heshiiyo qaab loo wada dhanyahay, kadibna qariirad calaamaysan loo sameeyo. Markaas wixii ka danbeeya qofkii ceel qodanaya ama barkad qodanaya wuxuu xaashida ogalaashaha kasoo qaadanayaa degmada ay dhacdo xuduudda ceelka ama […]

Continue reading …

Warar P/O si hoose usoo gaaraya ayaa sheegaya in Gudoomiyayaasha Aqalka Sare iyo Aqalka hoose ay ku taliyeen in caasimadda Soomaaliya si ku meel gaara Garoowe lowgu sii wareejiyo. Dhanka kale waxaa socda fikir kale oo isna oranayaa Soomaaliya waxay u baahantahay Dhul cidla ah oo hadda iyo kow loo qorsheeyo in laga dhigo Caasimadda […]

Continue reading …