Home » Archives by category » Articles (Page 4)

Waxaan qoraalkaan marlabaad akhristayaasha ugu soo bandhigaynaa, sida ay dad geesiyaala u ahaayeen askartii daraawiishta ee Ingiriis ka diiday in ay dhulkooda ku gumaystaan. Waxaana cajiiba in ciidanka Sayidka ay la dagaalamayeen beelaha Soomaalida badidooda iyo waliba dalka Itoobiya. _ingiriiska ayaa xilligaas dunida 60% xoog ku haystay, waliba dalka India ee ay 1000 million oo […]

Continue reading …

“Horta miyuu mudan yahay in wiil Soomaali ahi hooyo foolato?”

Comments Off on “Horta miyuu mudan yahay in wiil Soomaali ahi hooyo foolato?”

“Horta miyuu mudan yahay in wiil Soomaali ahi hooyo foolato?” Inan reer Burcood ah ayaa weedhaa laga hayaa.   Hordhac Waxaan sheekadan ka curiyey doorashadii Soomaaliland [SL], kaddib kolkii habeen habeennada ka mid ah Burco uu mudaaharaad ka dhacay. Gabar magaaladaa joogta oo qoraallo dareen caadifadaysan, calaacal iyo gocoshooyin hore xambaarsan si is-dabo joog ah u […]

Continue reading …

cabdifatax maxamed: Wiil Reer Hargays Ah Oo Baaq Nabadeed U Diraya Shacabka Walaalahaa Ee Puntland Iyo Samaliland( walaahi in ay cashu iga xanuuntay markaan maqlo hadalada saxaafada laysu marinayay

Comments Off on cabdifatax maxamed: Wiil Reer Hargays Ah Oo Baaq Nabadeed U Diraya Shacabka Walaalahaa Ee Puntland Iyo Samaliland( walaahi in ay cashu iga xanuuntay markaan maqlo hadalada saxaafada laysu marinayay

Akhri Qoraalo uu horey ugu soo diray Cabdifataax P/O Aniga oo ah muwadin dagan magaalada Hargaysa waxan baaq u dirayaa puntland iyo soomaliland in ay ka waan toobbaan daadinta dhiiga muslimka oo ay dadnimadu shaqayso gaar ahaan waxan u cadaynayaa umada puntland walaahi in ay cashu iga xanuuntay markaan maqlo hadalada saxaafada laysu marinayay waayo […]

Continue reading …

Cadayn Sida Illaahay Soomaali Ugu Eexday Oo Ay Uga Jaanis Fiicanyihiin Qowmiyadaha Kale In Ay Samaystaan Dawlad (Qoraal Muhiima)

Comments Off on Cadayn Sida Illaahay Soomaali Ugu Eexday Oo Ay Uga Jaanis Fiicanyihiin Qowmiyadaha Kale In Ay Samaystaan Dawlad (Qoraal Muhiima)

Nidaam dawladeedka aduunka ka jira, waxaa la yoraahdaa Qaran (nation) qaran waxaa lagu micneeyaa dad deegaan wada dega oo ku heshiiyay in ay wada dhistaan dawlad. Hadaba in qaran la samaysto waxaa ugu nasiib baddan oo illaahay wax dheeriya siiyay oo ay tahay in ay ku xamdi naqaan, waa umad isku diina, isku luuqada, isku […]

Continue reading …

Ku Shubo Lacag Aan Kuu Hadlee (Qaraal Cadaynaya Musuqmaasuq Badan Oo Dhaqankii Soomaalida Badelay)

Comments Off on Ku Shubo Lacag Aan Kuu Hadlee (Qaraal Cadaynaya Musuqmaasuq Badan Oo Dhaqankii Soomaalida Badelay)

Soomaalida Soomaaliya maanta ku nool aduunka waxay gallaan sanandkasta kaallinta koobaad dhanka musuqmaasuqa. Awal waxaa loo haystay hay’adaha dawladda kaliya in uu musuqmaasuqu harreeyay, laakiin bulshada ayaa kaba darran. Hadaad arragtid oday idaacad ka hadlaya, 90% wuxuu u hadlayaa qolo lacag moobaylkiisa ugu shubtay, qolooyinka saxaafadda ka siidaynaya qudhoodu waxay soo daynayaan inta daqiiqo ee […]

Continue reading …

Siyaasiyiinta Ku Midoobay Kala qaybinta Soomaaliya iyo Xoog Ku Qabsashada Gobalada SSC, Siyaasiyiintee Aakhirka Ku Khasaari Ma Kuwa Ingiriiska, Ma Kuwa Ethiopia, Ma kuwa Beesha Isaaq Mise Horgalayaasha (Qormo Kooban)

Comments Off on Siyaasiyiinta Ku Midoobay Kala qaybinta Soomaaliya iyo Xoog Ku Qabsashada Gobalada SSC, Siyaasiyiintee Aakhirka Ku Khasaari Ma Kuwa Ingiriiska, Ma Kuwa Ethiopia, Ma kuwa Beesha Isaaq Mise Horgalayaasha (Qormo Kooban)

Fikirka gooni isutaagga Somaliland, ma ahayn fikir ay wateen koox kooban, ee wuxuu ahaa fikir ay ku midaysnaayeen siyaasiyiin farabadan oo xag jira, Siyaasiyiintaan ayaa koox walba dantooda ka arkeen ee aan dul istaagna mid mid. Siyaasitiinta kasoo jeeda Ingiriiska iyo xulafadiisa, ayaa loo tiriyaa madaxa ugu wayn ee fikirkaan sida hoose u maalgallinayay, waxaana […]

Continue reading …

Cadayn In Xalka Qowmiyadda Soomaalida Yahay Dawlad Gobaleedyo Hoostaga Dawladda Federaalka Soomaaliya

Comments Off on Cadayn In Xalka Qowmiyadda Soomaalida Yahay Dawlad Gobaleedyo Hoostaga Dawladda Federaalka Soomaaliya

Marka hore qofkasta oo Soomaaliya waa in uu har iyo habbeen ugu xamdiyo illaahay nimcada uu sida goonidaa ugu manastay qowmiyadda Soomaalida, nimcadaas oo aan lasiin qowmiyadaha kale ee dunida illaahay nagu wada abuuray, halkaan ka akhri qoraal arrinkaas ka hadlaya. Marka xiga maadaama illaahay dadka Soomaalida dhul qaniya iyo dad isku luuqad iyo midaba […]

Continue reading …

Soo Dhawayntii Ballaarnayd ee Farmaajo Puntland ee Jacaylka Wadatay Waxay Fartiin U Ahayd Dhammaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed (Fallanqayn kooban)

Comments Off on Soo Dhawayntii Ballaarnayd ee Farmaajo Puntland ee Jacaylka Wadatay Waxay Fartiin U Ahayd Dhammaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed (Fallanqayn kooban)

Soo dhawayntii Puntland lagu soo dhaweeyay Madaxwayne Farmaajo, Waxay ahayd soo dhawayn dareen jacayl wadata oo uunan abid hogaamiye Soomaaliyeed bulshada ka hellin. Waxaa sabab u hayd jacaylkaas iyo xubigaas erayadii wanaagsanaa ee xambarsanaa dareenka wadaniyadeed ee Madaxwayne farmaajo uu goobwalba ka lahaa. Waxay fartiin wanaagsan u tahay siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo hadda kala miirmaya, midka […]

Continue reading …

Dhallinta Somaliyeed: Xabsi iyo Dil Joogta ah, Magaalada London, England

Comments Off on Dhallinta Somaliyeed: Xabsi iyo Dil Joogta ah, Magaalada London, England

Dhallinta Somaliyeed: Xabsi iyo Dil Joogta ah, Magaalada London, England 10% dilalka ka dhacay London 2017 waxaa lagu dilay dhallin Somaliyeed. Maxaabiista xabsiga dhallinta ee Feltham, 10% waa Somali. Somalida ku nool London qiyaasti waa 1%. Maxey galabsadeen, maxaa helay dhallinta Somaliyeed, yaa u gargaaraya? Sharmarke.samatar@yahoo.com Sanadki tegay 2017 waxaa lagu dilay magaalada London ilaa […]

Continue reading …

Mashruucii Dekadda Garacad Iyo Galdogob Oo Lagu Burburinayo Siyaasiin Kasoo Jeeda Goldogob OO Loo Adeegsanayo Dhanka Qabyaaladda

Comments Off on Mashruucii Dekadda Garacad Iyo Galdogob Oo Lagu Burburinayo Siyaasiin Kasoo Jeeda Goldogob OO Loo Adeegsanayo Dhanka Qabyaaladda

Mashruuca Goldogob-Garacad, waxaa mudaba socday kooxa diidan in uu mashruucaas dhaqaaqo, waxaana loosoo marijaray burburinta mashruuca dagaalo laga dhex abuurayo Galmudug iyo Puntland, hase yeeshee waxaad mooddaa in qorshihii xasarad ka dhex abuuridda Galmudug iyo Puntland uu hadda gabogabo ku dhawyahay, oo ay shacabkii fahmeen. Reer Galmudug waxay go’aansadeen in ay deegaanadooda dhistaan ee aynan […]

Continue reading …