Home » Archives by category » Articles (Page 5)

Muqdisho: Magaal-Madax Somaliyeed oo Reer Marti Loogu Yahay

Comments Off on Muqdisho: Magaal-Madax Somaliyeed oo Reer Marti Loogu Yahay

Muqdisho: Magaal-Madax Somaliyeed oo Reer Marti Loogu Yahay Xildhibaan Cabdiraxmaan C/shakur: Dadka Banaadir degan ama komyuunitiga halkaan ku nool, waxaa lagu eedeeyaa dad xoog wax ku doona iney yihiin. Laakiin annagii martida naloo ahaa inaan sharciga wax ku doonno, dadkii kalena xoog wax ku doonaan, runtii waa gool aad dhaliseen……… (Disembar 2017). Xaad: Yaa ka […]

Continue reading …

Weerarkii Guriga Cabdiqaybdiid, Ma Lacag baa la raadinayay Mise Dokuminti Dastuurka La Xiriira??

Comments Off on Weerarkii Guriga Cabdiqaybdiid, Ma Lacag baa la raadinayay Mise Dokuminti Dastuurka La Xiriira??

Dhammaan dadka indheergaradkaa ayaa illaa hadda waxay fahmi la’yihiin ujeedada ka danbaysay in guriga Cabdiqaybdiid ay weeraraan oo baaritaan ku sameeyaan ciidamo isugu jira, kuwa imaaraadku tababaray iyo kuwa Nisa, oo aynan cadayn cidda soo amartay. Hase yeeshee dadka qaar baa waxay durba leeyihiin, waxaa la raadinayay lacag malaayiina oo la sheegay in ay dalal […]

Continue reading …

Maxaa ka hirgallay Qormooyinkii Aan 2015 Ku Daabacnay P/O Ee Maxay Soomaali kaga dayan Karaan Sweden Iyo Cumaan (Nabad Nabad Dhedhexaad)

Comments Off on Maxaa ka hirgallay Qormooyinkii Aan 2015 Ku Daabacnay P/O Ee Maxay Soomaali kaga dayan Karaan Sweden Iyo Cumaan (Nabad Nabad Dhedhexaad)

Waxkasta oo dhanka wanagsan loo dhigo, qolaa dhanka kale ula cararta. Fikirka in Soomaalidu dhexdhexaad ka noqoto siyaasaha aduunka waa fikirka ugu qiimaha badan in aadan cidna colaysan, laakiin waxaad mooddaa in ay hadda soo badanayaan qolooyin aad u colaadinaya Imaaraadka iyo xulufadiisa waana arrin aad iyo aad u qaldan, waayo imaaraadku wuxuuba ahaa dalka […]

Continue reading …

Rag/Dumar Caddaalad Waayaa Sidii Cawsha Kala-yaac Waxaynnu inta badan ka hadallaa burburkii dawladnimada Soomaaliya (1960-1991) iyo calaamadihii xumaa ee ay reebtey: walaalo is-diley, kala-carar midba meel aaday, qaxootinnimo, iyo qawmiyad ahaan dadyowga kale oo hoos inoo eega oo ina quursada, iwm. Haddaba su’aasha is-weyddiinta mudani waxay tahay, maxaa keeney in intaasoo dhibaato ahi innagu dhacdo. […]

Continue reading …

despatches from puntland on the trail on the first large scale expedition launched By sharmarke.samatar@yahoo.com

Comments Off on despatches from puntland on the trail on the first large scale expedition launched By sharmarke.samatar@yahoo.com

despatches from puntland on the trail on the first large scale expedition launched Source: sharmarke.samatar@yahoo.com

Continue reading …

Isbarbardhig Dhaqaalaha ama Suuqa Ganacsiga ee Germany, Ingiriiska, Russia Iyo Somalia (Qoraal kooban)

Comments Off on Isbarbardhig Dhaqaalaha ama Suuqa Ganacsiga ee Germany, Ingiriiska, Russia Iyo Somalia (Qoraal kooban)

Dalka Germany sanadkii 2016 wuxuu iibgeeyay alaab qiimaheedu u dhigmo 1320 billion$, halka uu soo dhoofsaday ama soo iib saday alaab qiimaheedu u dhigmo 1050 billion$ , taasi oo ka dhigan in sanadkii 2016 uu Jarmalku suuqa ganacsiga ka faa-iiday 273 billion$ —halkaan ka eeg warbixintaas Dalka Britain ama Uk, ama Ingiriiiska sanadkii 2016 wuxuu […]

Continue reading …

Colaadi Xal Maaha

Comments Off on Colaadi Xal Maaha

Colaadi Xal Maaha “Arrin kastoo murugsan muftaaxeedaa la heli karaa” [Every problem has a known solution] Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump wuxuu lumiyey fursadda xal-u-raadinta muranka gantaallada u dhexeeya waddankiisa iyo dalka Kuuriyada Waqooyi. Waxaa reebban in xabbad wax lagu xalliyo. Taa beddelkeeda waxaa habboon in miis la wada fadhiisto oo la wada xaajoodo. Arrinta kastoo […]

Continue reading …

Israa’iil iyo Falastiin: Eegmo-siyaasadeed oo Cusub Waxaan is-iraahdaa, tolow, “ma la gaaray wakhtigii laga fekeri lahaa in mar qur ah la aqoonsado dawladaha Falastiin iyo Israel, loona aqoonsado laba dal oo jaar ah, is-agyaal, nabadna ku wada nool!” Dalal badan oo adduunka ah baa Israa’iil iyo Falastiinba la leh xiriir oo waddadaas maray. Waddamadaas waxaa […]

Continue reading …

Haddii Dp-World 400 Oo Million$ Galisay Dekadda Boosaaso 30 Sano Lacagtaas Ma Usoo Noqonaysaa

Comments Off on Haddii Dp-World 400 Oo Million$ Galisay Dekadda Boosaaso 30 Sano Lacagtaas Ma Usoo Noqonaysaa

Shirkadda caalamigaa ee Dp-world ayaa maalgashata dekadaha caalimiga ah ee dunida, waxayna ku maalgashataa lacago aanu caqligaagu galayn, waxaana ka mida dekad london kutaal London Gateway oo ay Dp-world ku maalgashatay 1500 oo million$ ama 1.5 bln, kolaba faahfaahn dheerada kama muuqato internetka mudada ay dp-world lacagta ka baxday uga soo noqonayso. Hadaba su’aasha is […]

Continue reading …

In 2014, Berbera port exported 3.4 out of the 5 million heads of livestock exported from Somalia

Comments Off on In 2014, Berbera port exported 3.4 out of the 5 million heads of livestock exported from Somalia

Thousands of livestock have been arriving in Saudi Arabia in time for the arrival of millions of Muslims from around the world on the annual pilgrimage to the holy city of Mecca. Many of those animals, that will be slaughtered over the next few weeks, would have started their journey from Somalia’s ports. Livestock is […]

Continue reading …