Home » Archives by category » Important News (Page 169)

Hooyooyinkii Soomaaliyeed oo Kacay Markii Caruurtoodii Badda Ku Idlaatay (Daawo)

Comments Off on Hooyooyinkii Soomaaliyeed oo Kacay Markii Caruurtoodii Badda Ku Idlaatay (Daawo)
Continue reading …

Waxay maanta bulshadii Soomaaliyeed khadyaan ka taaganyihiin Siyaasi Soomaaliya, waxaanad arkaysaa makhaayad kasta oo ay laba Soomaaliya shaah ku cabayaan marka Siyaasi Soomaaliya magaciisa lasoo qaado ayaad arkaysaa ruuxii Soomaaliga ahaa oo shacuurtiisii durba isbadashay caro awgeed. Maxaa lagu nacay Siyaasiga Soomaaligaa. Siyaasiyiintii Soomaalida ayaa waxay yeesheen damaca dhurwaaga, waayo dhurwaaga waxaa lagu yaqaan wuxuunan […]

Continue reading …

Haddii aan soo koobo halgankii loo soo maray ilaalinta afka soomaaliga, waa arin aad iyo aad u adkayd oo dhib badan laga soo maray. Qodobkaan (af soomaaliga) wuxuu ka mid yahay afartii qodob ee ugu muhiimsaneed oo ay ku shaqaynayey Ururkii SYL ee xoraynta Soomaaliya. Waxay kala ahaayeen iyadoo la soo koobay: Qodobka 1. In […]

Continue reading …

Maxaa ka Jira in DFS(DamJadiid) Ay Hub Ka Iibsanayso Russia

Comments Off on Maxaa ka Jira in DFS(DamJadiid) Ay Hub Ka Iibsanayso Russia

Bil xaqiiqiyan Soomaaliya Hub uma baahna oo hubka aduunka ugu badan baa yaal, hubka Soomaaliya yaal hadda cid aan Soomaali ahayn laguma gumaado, isla markaana xabad kasta oo la geeyo Soomaaliya waxay ku dhacdaa ruux Soomaaliya, waxay khal khal galisaa nabad galyada iyo mustaqbalka Soomaaliya. Soomaaliya uma baahna Hub ee waxay u baahantahay dib u […]

Continue reading …

In deegaanada Beelaha Dhubahante xoog lagu qabsado eedeeda waxaa leh. 1) Daadka deegaanka Laascaanoood kasoo jeeda. 2) Cali Khaliif oo si dadban ula shaqaynayay kooxaha beesha caalamka ee raba in Soomaaliya laka jaro, oo doorka cali khaliif wuxuu ahaa in lakala fogeeyo wadajirka hartiga. 3) xukuuuadda Puntland. 4) Beesha Caalamka oo maamulka Soomaalilnd ku taageerta […]

Continue reading …

Gobalada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa loo qoondeeyay 6 kursi, halka Maamul Gobaleedyada kale sida Puntland Galmudug Somaliland loo qoondeeyay min 8 Kursi. Hadaba 6-da Kursi ee Gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa lagu kala darey Puntland iyo Somalilnd, waana sababtaas sababta dhanka Puntland Sool, Sanaag iyo Cayn looga qoondeeyay 3 Kursi iyadoo […]

Continue reading …

Hardanka Wabiga Niil –> Barnaamij Culus oo Cilmi Badan Dhex jiifo (Daawo)

Comments Off on Hardanka Wabiga Niil –> Barnaamij Culus oo Cilmi Badan Dhex jiifo (Daawo)
Continue reading …

Akhriso magacyada qayb ka mida dadkii ku dhintay doonidii Masar kasoo baxday ee Italy u socotay ee ay saarnaayeen muhaajiriin 400 gaaraysa oo 230 ka mida ay Soomaali ahaayeen. Dadka ka badbaaday ayaa gaaraya 40 ay 13 ka mida Soomaali ahaayeen Illaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay, waxaa ka masuul ah in ay Soomaali […]

Continue reading …

Haddii ay dekadda Muqdisho kasoo xarooto dhaqaale gaaraya 5 Million$ oo ah waliba inta shacabka loo sheegay oo aynan ku jirin inta shacabka laga qariyay, iyadoo isla warbixinta lagu cadeeyay in uu Xasan Culusow qudhiisu sheegay in ay Bishii 10 million$ soo xarooto. Dhanka kalena dekadaha Boosaaso iyo Berbera ayaa iyagana waxaa usoo xaroota lacago […]

Continue reading …

Wasiir ku xegeen wasaaradda arrimaha Gudaha Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoobdeero oo Voa ay ka waraysatay eedaymaha ay xildhibaanada Konfur-Galbeed Puntland usoo jeediyaeen ayaa aad u faahfaahiyay in aynan waxba ka jirin eedaynta ay xildhibaanda koonfur galbeed puntland usoo jeediyeen. Puntland waxay soo dhawaynaysay dadka reer Koonfureedkaa wixii ka danbeeyay 1991. Garoowe waxaa looga dhisay Kaamam […]

Continue reading …