Home » Archives by category » Important News (Page 211)

China Poly Technology to Produce 40 Billion Gallon Gas in Ethiopia’s Ogaden

Comments Off on China Poly Technology to Produce 40 Billion Gallon Gas in Ethiopia’s Ogaden

China Poly Technology, Chinese natural gas oil exploring company engaged in Ethiopia with USD five billion is plans to produce 40 billion gallon gas three years later, according to Ethiopian News Agency. This was indicated when Ethiopian President Mulatu Teshome held a discussion yesterday, September 9, 2015, with vice President of China Poly Technology Company […]

Continue reading …

Cilmi baris ka kooban 8 qaybood oo kala ah 8) Dhaqaalaha isla xisaabtanka (Accountability)7) Lacagta Bangiyada iyo Tamarta 6) Resource Quutul daruuriga 5) GDP iyo Miisaaniyadda 4) Hoos kadhis kor u dhis 3) Kala Duwanaashaha Dadka 2) Dawlad wanaag Cilmi Baaristaan uu sanad kahor si iskaa wax u qabso ah uu u diyaariyay Ibrahin Sh […]

Continue reading …

Heesta Ubaxa ardayda Puntland ay u qaadeen Prof Gaas iyo Heesihii Siyaadbarre loo qaadijiray oo isku mid noqday (Daawo)

Comments Off on Heesta Ubaxa ardayda Puntland ay u qaadeen Prof Gaas iyo Heesihii Siyaadbarre loo qaadijiray oo isku mid noqday (Daawo)

Bil Xaqiiqiyan Prof Gaas rag badan oo aan ka mid ahaa oo aad ugu farxay maalintii la doortay maanta waxaa nagu wada dhacay niyad jab. Waxaan ka filaynay in uu noo horseedi doonno Nidaam iyo Kala danbayn laakiin hadda waxaa cad in uu lasoo baxay Sifiiyinka ay leeyihiin kaligii talayaashu. Kaligii taliyayaashu waxay aad u […]

Continue reading …

Dib u Daawo sharaftii ay reer Puntland Qaxootigaii Yemen u qaabilleen ( dhowr Video)

Comments Off on Dib u Daawo sharaftii ay reer Puntland Qaxootigaii Yemen u qaabilleen ( dhowr Video)

Qaxootigii Yemen ee Boosaaso yimid oo min120$ lasiiyay lana amaba bixiyay Boosaaso oo si wanaagsan lowgu soo dhaweeyay Qaxooti 3000 gaaray

Continue reading …

Germany oo ay Qaxootigu aad ugu qolqolyaan iyo Shacabka Jarmalka oo noqday shacabka dunida ugu sharafta iyo Gobanimada badan (Maqaal kooban)

Comments Off on Germany oo ay Qaxootigu aad ugu qolqolyaan iyo Shacabka Jarmalka oo noqday shacabka dunida ugu sharafta iyo Gobanimada badan (Maqaal kooban)

Shacabka iyo Dadka Jarmalka ayaa sanadkaan qaaday Gobinimadii iyo Sharaftii Dawladaha aduunka kadib markii ay muujiyeen Dulqaad iyo Geesinimo ay si Gobonimo ah ugu qaabilleen Boqolaal kun oo Qoxootiya oo aad ugu dacdaroobay dalalka Guntaa. Shacabkii Suuriyaanka ayaa aad ugu dayacmay dalalka Muslimka sheegta iyo kuwa ay walaalaha yihiin ee Carabta “Shame on Them”, halka […]

Continue reading …

Soomaaliya waa dalka dunida ugu qanisan

Comments Off on Soomaaliya waa dalka dunida ugu qanisan

Soomaaliya ayaa waxay ku taallaa goob aad Istaraaji u ah, waayo matalan qofka dhul ku leh Suuqa Bakaaraha, iyo Qof dhul ku leh meel magaalada darafkeeda ah dhulkoodu ma isku qiimuu noqonayaa, sidaa awgeed goobta ay Soomaaliya ku taal waa goob aad Istaraajiyad u ah oo ay maraan maraakiibta iyo Diyaaradaha aduunka isaga goosha. Waxaa […]

Continue reading …

Soomaaliya oo heshiis la gashay Shirkadda Spectrum si shidaal uga sahamiso inta u dhaxaysa Xeebta Garacad iyo Raaskambooni (Dhegeyso)

Comments Off on Soomaaliya oo heshiis la gashay Shirkadda Spectrum si shidaal uga sahamiso inta u dhaxaysa Xeebta Garacad iyo Raaskambooni (Dhegeyso)

Dowladda Somalia ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis kula saxeexatay shirkad lagu magacaabo Spectrum oo sahamin shidaal ka sameynayso badda Soomaaliya. Wasiirka batroolka iyo macdanta ee dowladda Somalia, Maxamed Mukhtar ayaa sheegay in shirkaddan ay sahamin ka sameyn doonto dhulkii ay dowladdii hore ee Somalia heshiiska ku siisay shirkadda shidaalka ee Shell. Heshiiskan waxaa ka qeybgalay […]

Continue reading …

Muungaab iyo Xasan Shiikh walaalki oo dhacay guri uu leeyahay Darawalkii Marxuum Siyaad Barre (Daawo)

Comments Off on Muungaab iyo Xasan Shiikh walaalki oo dhacay guri uu leeyahay Darawalkii Marxuum Siyaad Barre (Daawo)

Dhibane Xaashi Bulxan waxa uu ahaan jiray wadihii gaariga gaarka ah Madaxweynihii hore ee Somalia Gen. Maxamed Siyaad Barre. Xaashi Bulxan ayaa iminka qaati ka taagan Cali Sheekh Maxamuud oo la dhashay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uuna Bulxan sheegay in guri uu leeyahay uu ka boobay Cali Sheekh. Cali Sheekh Maxamuud oo watay Ciidamo […]

Continue reading …

ION Geophysical bags 2D seismic contract for Somalia Puntland offshore margin

Comments Off on ION Geophysical bags 2D seismic contract for Somalia Puntland offshore margin

HOUSTON, — Puntland Petroleum Minerals Agency (PPMA) has awarded ION Geophysical Corporation a contract to acquire 8,000 km of seismic data covering the entire Somalia Puntland offshore margin. The regional 2D multi-client survey, known as PuntlandSPAN, is being conducted to support a future license round initiative and to assist the E&P industry in gaining a […]

Continue reading …

Axmed Cali Daahir: Xeer Illaaliyaha Qaranka oo sheegay in Madaxda Soomaalidu aanay sharciga u hogaansamin (dhegeyso)

Comments Off on Axmed Cali Daahir: Xeer Illaaliyaha Qaranka oo sheegay in Madaxda Soomaalidu aanay sharciga u hogaansamin (dhegeyso)

Axmed Cali Daahir: Xeer Illaaliyaha Qaranka oo sheegay in Madaxda Soomaalidu aanay sharciga u hogaansamin (dhegeyso)

Continue reading …