Home » Archives by category » Important News (Page 213)

Salaad Cali Jeelle: Madaxwaynaha isagaa oran jiray Sharcigaan aniga iyo Raysalwasaarayaashu ku kala baxaynaa hadana Mooshinku waa in Sharciga loo daayo

Comments Off on Salaad Cali Jeelle: Madaxwaynaha isagaa oran jiray Sharcigaan aniga iyo Raysalwasaarayaashu ku kala baxaynaa hadana Mooshinku waa in Sharciga loo daayo

Salaad Cali Jeelle: Madaxwaynaha isagaa oran jiray Sharcigaan aniga iyo Raysalwasaarayaashu ku kala baxaynaa hadana Mooshinku waa in Sharciga loo daayo Hoos ka dhegeyso Dhegeyso Xiligii Salaad Tartanka Doorashadii Madaxwaynaha iyo Islogankiisii

Continue reading …

Faaqidaada Voa iyo Mooshinka oo hadaad dhegeysato ay kuu cadaanayso in Xasan Galbaday (Dhegeyso)

Comments Off on Faaqidaada Voa iyo Mooshinka oo hadaad dhegeysato ay kuu cadaanayso in Xasan Galbaday (Dhegeyso)

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay baarlamanka Soomaaliya oo saddex sano ay u buuxsantay iyo xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka xildhibaannada qaar ay ka gudbiyeen madaxweyne Xasan Sheekh, ayaga oo sidoo kalena diiday baaqii bulshada caalamka ee ahaa in la joojiyo mooshinka. Waxaa soo jeedinaya Cabdi Casiis Xuseen. Faaqidaadda Toddobaadka

Continue reading …

Kutusaale qaado Dalkii Suuriya ee sharafta lahaa xaggee ku danbeeyay (Waligaa Diktaatoor iyo Hogaamiye kooxeed ha taageerin)

Comments Off on Kutusaale qaado Dalkii Suuriya ee sharafta lahaa xaggee ku danbeeyay (Waligaa Diktaatoor iyo Hogaamiye kooxeed ha taageerin)
Continue reading …

Machadka Cilmibaarista iyo Diraasaadka Siyaaasadda ee HAYAAN ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku qabtey dood cilmiyeed ama Forum uu ka soo qaybgalay Madaxweynaha Puntland isla markaana su’aalo toos ah lagu weydiiyey. Forumka ayaa ku saabsanaa oo intiisa badan looga hadlaayey isla xisaabtanka iyo hufnaanta maamulka. Waxaa ka soo qayb […]

Continue reading …

Xildhibaan Goodax: Madaxwaynaha Waxaan tusaynaa awoodda Xildhibaanada haddii xilka laga qaadona Xukuumaddu wali sideedii bay u shaqaynaysaa (Daawo)

Comments Off on Xildhibaan Goodax: Madaxwaynaha Waxaan tusaynaa awoodda Xildhibaanada haddii xilka laga qaadona Xukuumaddu wali sideedii bay u shaqaynaysaa (Daawo)
Continue reading …

Prof Xuseen Warsame:Dastuurka Soomaaliya dadka waxkaqoray waxay ahaayeen anniga Xildhibaan Goodax iyo Xildhibaan Xoosh waana ragga Maanta Dastuurka ugu badiya (dhegeyso)

Comments Off on Prof Xuseen Warsame:Dastuurka Soomaaliya dadka waxkaqoray waxay ahaayeen anniga Xildhibaan Goodax iyo Xildhibaan Xoosh waana ragga Maanta Dastuurka ugu badiya (dhegeyso)

Mooshinka Dastuurigaa ee lagula xisaabtamayo Madaxwayne Xasan Sheekh waxaa hormuud u ah Xildhibaan Goodax iyo Xildhibaan Xoosh. Hadaba Prof Xuseen Warsame oo macalin ka Jaamacad Kanada kutaal isla markaana ka mid ah Aqoonyahanada Soomaalida ayaa mar uu Voa u waramayay u cadeeyay in Xildhibaan Goodax uu aqoon durugsan u leeyahay Dastuurka sidoo kalena Xildhibaan Xoosh […]

Continue reading …

Dr Baadiyow: oo waraysi xiise iyo Xigmad badan bixiyay oo sifiican u sharaxay ruuxa u qalma in uu Soomaaliya Hogaamiyo(Daawo)

Comments Off on Dr Baadiyow: oo waraysi xiise iyo Xigmad badan bixiyay oo sifiican u sharaxay ruuxa u qalma in uu Soomaaliya Hogaamiyo(Daawo)

Dr Baadiyow ayaa wuxuu aad u aad ugu dheeraaday muhiimada ay leedahay in ay Soomaalida iska hubiyaan oo taariikhdiisa soo baaraan ruuxa ay Hogaamiyaha ka dhiganayaan. Dr baadiyow ayaa aad ugu dheeraaday muhiimada in la raaco Dastuurkii lagu heshiiyay Dr Baadiyow ayaa sheegay in Xasan Sheekh aannu lahayn karti uu Soomaali ku hogaamiyo, sidaa aawadeed […]

Continue reading …

Think Globally, Act Locally

Comments Off on Think Globally, Act Locally
Continue reading …

Nicole Foss Interview on Peak Oil, Financial Crisis, Resilience, and More

Comments Off on Nicole Foss Interview on Peak Oil, Financial Crisis, Resilience, and More
Continue reading …

Maxaanad ogayn oo kasocda jubbooyinka Khaasatan Gobalka Gedo (Divide and rule)

Comments Off on Maxaanad ogayn oo kasocda jubbooyinka Khaasatan Gobalka Gedo (Divide and rule)

Haddii aad si hoose ula sheekaysatid beelaha Sade ee kasoo jeedda Gobalka Gedo, oo aad ku ti´raahdo ka warama xaaladda Jubbooyinka, waxay intooda badan markiiba kuu sheegayaan in Xoog lagu haysto Jubbooyinka Beesha Sadena ay ka go’antahay in ay Kismaayo Xoog kula wareegto. Waxaanad arkaysaa in Baryahaan Garabka Axmed Madoobe Jaanis farabadan lasiinayo halka Beesha […]

Continue reading …