Home » Archives by category » Important News (Page 212)

Dr Baadiyow oo si fiican u sharaxay Qaabka ay Soomaaliya dib cagaheeda isugu taagi karto (Dhegeyso)

Comments Off on Dr Baadiyow oo si fiican u sharaxay Qaabka ay Soomaaliya dib cagaheeda isugu taagi karto (Dhegeyso)
Continue reading …

Laba Xigmadood oo laga jeediyay shirarkii Gaalkayo ka socday oo aan is iri waa ay haboontahay in laga Faa-iidaysto

Comments Off on Laba Xigmadood oo laga jeediyay shirarkii Gaalkayo ka socday oo aan is iri waa ay haboontahay in laga Faa-iidaysto

Waxaan xooggaa si fiican u dhegeystay shirar Farabadan oo ka socday Gaalkacyo maalmahaan oo uu ka qaybqaadanayay Madaxwaynaha Puntland Dr C/wli Moh’d Ali Gaas. Inkastoo shirarkaas ay dad aad u farabadan afkaarro aad u qiima badan ay kusooo bandhigeen, ayna habboontahay in dhammaantood lawada xuso kuwooda murtida xambaarsan, hadana anniga si gooniya laba fikradood oo […]

Continue reading …

Finland:Akademiya goboleedka af Soomaaliga (AGA) oo Macalimiinta Afsoomaaliga ka dhiga Finland Seminaar u ugu qabatay Helsink (Sawirro)

Comments Off on Finland:Akademiya goboleedka af Soomaaliga (AGA) oo Macalimiinta Afsoomaaliga ka dhiga Finland Seminaar u ugu qabatay Helsink (Sawirro)

Seminaarka Macallimiinta Finlad. Waxa magaalda Helsinki ka dhacay seminaarka horemarinta afka Somaaliga waxaana seminaarkan soo jeediyey Dr Cabdirashid M.Ismaaciil oo ka yimid wadanka Jabuuti kana tirsan Akademiya goboleedka af Soomaaliga (AGA), barena ka ah jaamacadaha wadanka Jabuuti iyo Italia ka dhiga luqadaha faransiiska jaamacada Torina italia , jabuutina luqada Somaliga.Seminaarka waxa ka qeybgalay barayaasha ka […]

Continue reading …

Salaan kadib Madaxwayne Gaas wuxuu ku billaabay Khudbad aad u cuslayd: Maxaa innoo qabsoomay 17 sano kadib Guud ahaan Soomaali Gaar ahaan reer Puntland. Hadaan dib u jalleecno sooyaalka taariikhda Soomaalida, bulshada Soomaalida waxay ahayd bulsho reer Guuraa oo aan xuduud kala lahayn kuna dhisan hab qofwalba oo isku dabarayo, calashaan malahayn nidaam Bulshadeed. Umaddii […]

Continue reading …

Somalia: Arab Ambassadors Meet Somali President Over Political Crisis

Comments Off on Somalia: Arab Ambassadors Meet Somali President Over Political Crisis

Somali President Hassan Sheikh Mohamud has meet Arab ambassadors in his country today in Mogadishu Presidential Palace. The meeting focused on the looming political crisis over vote of no confidence against the president in the parliament, security and economic progress in the country. Arab envoys reiterated that the country has no room for political setback […]

Continue reading …

SWI: Global Sustainability Challenge

Comments Off on SWI: Global Sustainability Challenge
Continue reading …

Suaalo Madaxwe Gaas la waydiiyay Qaybtii 2aad (Full Video)

Comments Off on Suaalo Madaxwe Gaas la waydiiyay Qaybtii 2aad (Full Video)
Continue reading …

Xildhibaan Goodax: Madaxwaynuhu lacagtaan badan ee shalay Mudug iyo Galguduud lagu soo gaday intuu ka keenay, waa Hantidii Dawladda waana waxa aan ku eedaynay(Dhegeyso)

Comments Off on Xildhibaan Goodax: Madaxwaynuhu lacagtaan badan ee shalay Mudug iyo Galguduud lagu soo gaday intuu ka keenay, waa Hantidii Dawladda waana waxa aan ku eedaynay(Dhegeyso)

Xildhibaan Goodax: Madaxwaynuhu lacagtaan badan ee shalay Mudug iyo Galguduud lagu soo gaday intuu ka keenay, waa Hantidii Dawladda waana waxa aan ku eedaynay. Xildhibaan Goodax ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu shalay Macain ka ahaa Jaamacadda Simad, waxna aannu haysan. Waxaa is waydiin mudan xaggee waxaan oo lacaga oo waxaas oo Xildhibaana lagu iibinayo […]

Continue reading …

Mooshinka maka badbaadin doonaan dalalka Khaliijka iyo Beesha Caalamku Xasan Sheekh (Maqaal Kooban)

Comments Off on Mooshinka maka badbaadin doonaan dalalka Khaliijka iyo Beesha Caalamku Xasan Sheekh (Maqaal Kooban)

Waxaynan Soomaalidu ogayn in dalalka ay xoogga ku haystaan kaligi taliyaashu aynan ogalaan doonin in dal ay darisyihiin Shacabkoodu dhistaan nidaam ay Madaxdooda kula xisaabtamaan sida hadda Soomaaliya ka socota. Maalmahaan waxaan ishu ku haynay diyaarad ay lasocdaan Madaxda Khaliijka oo markaas Shandada lacaga u keena Xasan Sheekh si uu arrinka Mooshinka u furdaamiyo. Waxaa […]

Continue reading …

AAllaa Weyn, ninkii Aaminaa awood leh (Heesta P/O Idiin soo xushay maanta)

Comments Off on AAllaa Weyn, ninkii Aaminaa awood leh (Heesta P/O Idiin soo xushay maanta)
Continue reading …