Home » Search results for: “cadaalad”

Madaxwaynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Iyo Qoyskiisa Oo Lakashifay Siday Dalkii Uga Dhigteen Shirkad Ay Leeyihiin iyo Cadaalad Darada

Comments Off on Madaxwaynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Iyo Qoyskiisa Oo Lakashifay Siday Dalkii Uga Dhigteen Shirkad Ay Leeyihiin iyo Cadaalad Darada

Wariye Soomaaliya ayaa dokuminti ka diyaariyay iimmaan darada ay hal qoys dalkii Jabuuti oo dhan ku qaateen. Waa nidaamyada dalalka Soo koroya lagu maamusho, inta hal qoys xukunka lagu taageero, dadka dalka u dhashay wixii la rabo lagu sameeyo waana sababta ay Soomaaliya dawlad uga dhalan wayday waayo shacabka Soomaalidu dhiigoodaan ogalayn cadaalad daro iyo […]

Continue reading …

Wariyaha Ugu Qiimaha Badan Muqdisho Wariye Xasan Cade Oo Fallanqaynaya Cadaaladda Iyo Ilka Xanaf Iyo Wasiirka Cadaaladda Oo Sharaxay (Daawo)

Comments Off on Wariyaha Ugu Qiimaha Badan Muqdisho Wariye Xasan Cade Oo Fallanqaynaya Cadaaladda Iyo Ilka Xanaf Iyo Wasiirka Cadaaladda Oo Sharaxay (Daawo)

Halkaan ka eeg Xigmadihii wanaagsanaa iyo talooyinkii garsoorka ee Ilka Xanaf ee aan mudada ku daabacaynay P/O Wariye Xasan Cade waa wariyaha ugu qiimaha badan wariyayaasha ka hawlgala Muqdisho, waana wariye daacad ka ah shaqadiisa, oo shaqada wariye ee uu masuulka ka yahay marna eexasho lagama dareema waa wariye illaa xad isku daya in uu […]

Continue reading …

Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo La Ogaaday In Aynan Dal Maalgashan Illaa ay Xukuumadda, Cadaaladda Iyo Nabadgalyada Gacanta Ku Dhigaan (Akhri)

Comments Off on Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo La Ogaaday In Aynan Dal Maalgashan Illaa ay Xukuumadda, Cadaaladda Iyo Nabadgalyada Gacanta Ku Dhigaan (Akhri)

Warbixin uu si hoose Puntlandobserver usoo gaarsiiyay nin wadaniya ayaa waxaa uu ka walwalsanyahay dabeecado ay dalalka Ingiriiska iyo maraykanku caan kaga ahaayeen hannaanka ay ula dhaqmaan dalalka soo koraya. Ninkaan wadanigaa balse aan magaciisa doonayn in la sheego ayaa ka walwalsan in ay hadda Ingiriiska iyo Maraykanka Soomaaliya la doonayaan habkoodii hore ee ay […]

Continue reading …

Raysalwasaare Khayre oo Khudbad Taariikhiya Jeediyay: Nala Xisaabtama, Taladiina Waa Qaadanaynaa, cadaalad Baan wax ku Qaybinaynaynaa, Xilligii Albaabka La Idinka Xiran jiray Waa dhamaaday (Good points)

Comments Off on Raysalwasaare Khayre oo Khudbad Taariikhiya Jeediyay: Nala Xisaabtama, Taladiina Waa Qaadanaynaa, cadaalad Baan wax ku Qaybinaynaynaa, Xilligii Albaabka La Idinka Xiran jiray Waa dhamaaday (Good points)
Continue reading …

Soomaaliya Ma Qabyaalad Baa Burburisay Mise Cadaalad Daro?

Continue reading …

P/O ayaan markasta ku daabacnaa muhiimadda cadaaladadda iyo waliba sida ay Soomaalidu dhiig ahaan ugu shaqeeyaan cadaaladda. -Waxaan madaxda soomaalida ku goobaabinaa cadaaladda ka dhigta waxqabadkiina intaad ku meermeeraysaan kaabayaal dhaqaale, dadka Soomaalidaa waxaa deeqa cadaalad, hadaad 1000 million siiso oo uu cadaalad daro kaa dareemo wuu kula xisaabtamayaa, oo qanci maayo laakiin adigoon hal […]

Continue reading …

Hadaad u fiirsato dhamaan dalalka soo koraya, waxaad mooddaa in aan loo ogalayn nidaam dawladeed oo cadaalad iyo sharci ku shaqeeya oo markaas sharcigu shakhsiga ka sareeyo. Waxaadse arkaysaa in aan loo diidanayn nidaam dawladeed oo hal ruux gacanta ugu jira, isla markaasna uu qofkaas hoostagaa oo amarka ka qaataa beesha caalamka. Waxaad kaloo mooddaa […]

Continue reading …

Aduunka waxaa ugu wanaagsan Cadaaladda iyo Runta. Maraykanka iyo doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Nidaamka doorashada ee Maraykanka ayaa ku salaysan hab la yiraahdo electoral college oo micnaheedu ka dhigan yahay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare (representation in the Senate-upper chamber- and House of Representatives lower chamber) oo ka kooban 538 Xildhibaan kuwaas […]

Continue reading …

Dubai Iyo Boosaaso oo laba saac loo kala socdo ayay Jubba-airways shacabka ka qaadaysaa 800$, hoos ka eeg masawirka aan maanta kasoo qaadnay webka Jubba-airways. Waxaana is waydiin mudan maxay madaxda Puntland arrinkaas uga aamuseen, waxaana jira shaki sheegaya in uu jiro laaluush u dhexeeya Madaxda iyo Jubba-airways. Hoos ka akhri qormooyin hore oo arrinkaas […]

Continue reading …

Cadaalad daradii xukuumaddii Siyaad-bare waxaa Soomaali uga faa-iidaytay dhamaan intii isnabaysay hadday ahaan lahaayeen siyaasiin Soomaaliya oo ka faa-iidaysta marka dhibaato timaado iyagoo markaas si ay danahooda u gaaraan shacabkii marin habaabinaya iyagoo markaas isaga dhigaya kuwo badbaadinaya, iyo gacmo shisheeye oo ciil xun u qabay Soomaali, si dadbanna u taageeri jiray cdaalad darada, si […]

Continue reading …