Home » Search results for: “farmaajo daacad”

Madaxwayne Farmaajo Anigu ISa Soo Sharixi Maayo Markaan Afarta Sano Dhamaysto ee Hadda Igala Shaqeeya Sidii Aan U Helilahayn Dawlad Wanaagsan (Fallanqayn)

Comments Off on Madaxwayne Farmaajo Anigu ISa Soo Sharixi Maayo Markaan Afarta Sano Dhamaysto ee Hadda Igala Shaqeeya Sidii Aan U Helilahayn Dawlad Wanaagsan (Fallanqayn)

Halkaan ka eeg qoraalo aan horay ugu daabacnay P/O in Farmaajo daacad yahay Waxaa la isku raacay Madaxwayne Farmaajo in uu yahay nin daacada, hase yeeshee maanta wuxuu ku dhiiriday wax aynan waligeed aduunka nin xukun qabsaday uunan ku dhiiran. Wuxuu yiri markaan afar sano dhamaysto, kursigaan doonistiisa isku soo sharixi maayo, taasi waa idinku […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Qancay Tirakoobkii Beenta Ahaa Ee Caynte, Waxay Ahayd In uu Yiraahdo Dadka Diinwaangeliya

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Qancay Tirakoobkii Beenta Ahaa Ee Caynte, Waxay Ahayd In uu Yiraahdo Dadka Diinwaangeliya

Madaxwayne Farmaajo ayaa ku qancay qorshe beenaadkii shacabka lagu marrin habaabinayay ee tirakoob beenaadkii Caynte. Oday Farmaajo ooasan aan ka qayb qaadan mucaaradaddii xukuumaddii xilligii Xasan Sh ayaa markii la doortay wuxuu noo sheegayay arayo aad u wanaagsan Laakiin maanta arrinkii ugu muhiimsanaaa aan ka hadal balse taageeray fikirkii qaldanaa ee Caynte, Waxay ahayd in […]

Continue reading …

Waxaa uu qofwalba ogyahay in ay 100% qalad tahay in muwaadin Soomaaliyeed lagu wareejiyo dalkale, waa xaaraan waana in laga dhiidhiyo. Laakiin buunbuuninta arrinka Qalbi dhagax laqdabo iyo dawlad mucaaradnimaa ka buuxda, waayo qolooyinkaan buunbuuninaya arrinkaas waxay ka dhiidhin lahaayeen dalkaan gacantii soomaaliyeed ka baxay. Awalba qolooyinkii lahaa ar Farmaajo iigeeya xooggaa caadifadaa ku hoos […]

Continue reading …

Cali Khaliif Saaxiibki Faysal Cali Waraabe: Reer Soomaalilandi-yow Waxaa Isku Xirmay Kismaayo, Farmaajo, Kililka, Puntland

Comments Off on Cali Khaliif Saaxiibki Faysal Cali Waraabe: Reer Soomaalilandi-yow Waxaa Isku Xirmay Kismaayo, Farmaajo, Kililka, Puntland

Faysal Cali Waraabe oo 27 Sano ka shaqaynay burbirinta Qaran Soomaaliyeed iyo buunbuuninta qabyaaladda ayaa maanta ku doodaya in aynan jirrin maalin ay uga xuntahay. Faysal Cali Waraabe oo aan ogayn luuqadda uu ku hadlayo ayaa afkiisa isku duqaynaya, mar wuxuu leeyahay 27 sano ayaan ka shaqaynayay  burburinta midnimada Soomaaliyeed iyo Qaran-Soomaaliyeed. Marna wuxuu leeyahahy […]

Continue reading …

Khudbaddii Madaxwayne Farmaajo ee Qaahira iyo Erayo aad usoo Jiitay Shacabka Soomaalidaa ee Qaran la’aantu Ku Dhacday Mudada 30-ka Sano

Comments Off on Khudbaddii Madaxwayne Farmaajo ee Qaahira iyo Erayo aad usoo Jiitay Shacabka Soomaalidaa ee Qaran la’aantu Ku Dhacday Mudada 30-ka Sano

Inkastoo aqoonta dawladeed iyo fahansananaanta nidaamka dawladeed ee aduunka ka jira aynan wali fahansanayn gabi siyaasiyiinta Soomaalida, ayaa hadana Madaxwayne Farmaajo waxaa ka muuqata daacadnimo farabadan iyo erayo ay aad usoo dhaweeyeen Soomaalidu runtiina ka tarjumaya baahida ay Soomaalidu u qabto hogaan isagii oranaya erayadii ka buuxay qalbiga shacabka Soomaalida. Erayadaas waxaa ka mida siyaasiyiinta […]

Continue reading …

Axmed madoobe ayaa lagu xantaa in uunan daacad ka ahayn in Gobalka Jubbada Dhexe laga xoreeyo Alshabaab- Siyaasiyiinta kasoo jeeda Jubada dhexe una badan beesha Cawlyahan ayaa ku dhaliilay Maaxwayne Axmed Madoobe in uunan daacad ka ahayn in la xoreeyo Gobalka Jubada Dhexe. Dastuurka Jubaland ayaa qoraya in Caasimadda Jubbaland ay tahay Bu’aale Halka Kismaayana […]

Continue reading …

Dahir Calasow Oo Dagaal Dheer Oo U Ku Qaaday Farmaajo, Maantana Maama Malyuun (Bum Bum****) Ku Weeraray Farmaajo (Faallo Gaaban Iyo Kaftan)

Comments Off on Dahir Calasow Oo Dagaal Dheer Oo U Ku Qaaday Farmaajo, Maantana Maama Malyuun (Bum Bum****) Ku Weeraray Farmaajo (Faallo Gaaban Iyo Kaftan)

Waxaa Soomaali isku raacday in uu Farmaajo yahay nin qalbi wanaagsan oo daacada hase yeeshee marba hadaad noqoto Madaxwayne Soomaaliyeed, waa in aad u diyaargarawdo dacaayado farabadan oo run iyo beenba wadata, dacaayaddaas oo ku dul saarnaaan doonta inta aad hayso shaabadda madaxnimo ee Soomaaliya, hase yeeshee maalinta shaabadaas kaa wareegto wixii ka danbeeya cidna […]

Continue reading …

Khudbadda Madaxwayne Farmaajo waxay ka tarjumaysaa qalbi wanaaggiisa iyo sida ay qaranimo daacad uga tahay. Fadlalan halala shaqeeyo Farmaajo.

Continue reading …

Khudbadaha Madaxda waxaa laga eeggaa in ay ku dhexjiraan hadal qorshe cad leh, waxaa laga eeggaa hadalka Madaxwaynaha in uu leeyahay wax la taaban karo, sida qorshe dawladeed qodobaysan oo cad. Haddii ay dawladda niyad ka tahay horumarka dalka waa in uu jiraa hadaf cad oo qodobaysan oo qorshaysan oo xiliyaysan oo lasoo qorsheeyay. Sida […]

Continue reading …

Xildhibaan si daacada saxaafadda uga sheegay heerka ay marayso arragtida siyaasiytiinta Soomaaliyeed. Xildhibaankan ayaa la talinaya Raysalwasaaraha Ethiopia oo uga sheekaynaya siyaasadda iyo qabiilada Soomaalida. Xildhibaankan ayaan ogayn in uu Raysalwasaaraha Ethiopia ama ninkasta oo jooga xafiiska Raysalwasaaraha Ethiopia uu 1000 jeer ka badiyo shaxda qabiilada Soomaalida Soomaalida caadigaa iyo siyaasiyoontoodaba. Wuxuunan xildhibaankan ogayn in […]

Continue reading …
Page 2 of 41234