Home » Search results for: “cadaalad”

Raysal wasaarihii Djibouti Dilayte Maxamed Dilayte oo is casilay Dhagayso warbixinta arinkaas

Comments Off on Raysal wasaarihii Djibouti Dilayte Maxamed Dilayte oo is casilay Dhagayso warbixinta arinkaas

Baryahaan ayaa waxaa ka jiray Djibouti khalkhal siyaasaadeed kadib markii Kooxda Ismaaciil Geele ay Doorashadii Baarlamaanka ku shubteen. Waxaa is casilay Raysal wasaarihii dalka waxaana uu mUdane Geele sidii Afrika lagu yiqiin isku shaandhaynayaa Golihii wasiirada si shacabka loo marin habaabiyo Qabiiladda mucaaradda iyo dhibka keeni karana Wasiiro cusub loo siiyo Talow afrika goormay fahmi […]

Continue reading …

Dowladda hoose ee Burco oo soo bandhigtay Cagafcagafyo iyo Gaadiid kele oo ay Soo iibsadeen mudadii yarayd ee ay xukunka hayeen maadaama si saxa ay dadka deegaanku kusoo doorteeen

Comments Off on Dowladda hoose ee Burco oo soo bandhigtay Cagafcagafyo iyo Gaadiid kele oo ay Soo iibsadeen mudadii yarayd ee ay xukunka hayeen maadaama si saxa ay dadka deegaanku kusoo doorteeen

Marka Hoos kadhis kor u dhis cadaalad kusalaysan iyo isreeb reeb saxa oo aan qolo gadaal ka maamulayn, ee au shacabku si saxa ugu tartamayaan dabadeena halkaas uu kusoo baxo hogaan ka tarjumaaya rabitaanka dadka degan aagaas, waxaa markiiba la dhadhaminayaa mirihii hogaankaas qaabka saxdaa ku yimid. Halkaan ka daawo durba miraha ay dhaleen hogaankii […]

Continue reading …

AFEEF: Maqaalkan waxaad wax badan ku arki doontaan Horgale, marka horgale waa shakhsi hogaan laga dhigay oo aan ku iman rabitaanka shacabka uu matalo, ee qolo ay meesha keensatay si qoladda uu kasoo jeedo lowgu karbaasho. Qaybi oo xukun (Divide and rule) Waa qaabka ugu habboon ee loo kala jabiyo cududda awoodda cadawgaage inta iinan […]

Continue reading …

Qodabadda Raysalwasaare uu wato oo ka caraysiisay shacabka reer Jubbaland Akhri Qodabadda.

Comments Off on Qodabadda Raysalwasaare uu wato oo ka caraysiisay shacabka reer Jubbaland Akhri Qodabadda.

Waxaa wax lala yaabo noqotay Dawladdan Raysal wasaare saacid oo gabigeeduba soo xallinla arrimaha Suuqa bakaaraha oo hadanna shaqo kadhigatay faragalinta iyo burburinta Maamul ladoonayo in laga hirgaliyo Jubbooyinka. Halkaan ka akhri Qodabadda uu saacid leeyahay waa in auy hirgallaan. 1- In Shir weynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo lo badalo Shirweyne Dib u heshiisiin […]

Continue reading …

Maxay Soomaaliya la dagi la’dahay, maxaase u sababa in rajadu maalinba maalinta ka danbaysa siixumaato(Akhri warbixin muhimma)

Comments Off on Maxay Soomaaliya la dagi la’dahay, maxaase u sababa in rajadu maalinba maalinta ka danbaysa siixumaato(Akhri warbixin muhimma)

Waxaa aan kusoo koobayaa jawaabta su-aasha kore Cadaalad darraa u sababba burburka Qarankii Soomaaliyeed, illaa dhanka cadaaladda awoodda la isug geeyana rajadu maalinba maalinta kale waa kasii xumaanaysaa. Fahansanaan la’aan muhiimadda cadaaladda oo loo horseedo bulshadda ayaa sababta in aan la iska qaban kuwa cadaalad daradda sameeya. Tusaale. 1991 Markii marxuum Caydiid iyo kooxdiisii ay […]

Continue reading …

Kenya oo xirxiraysa warbaahinta Soomaalidda siiba (waa maxaý sababtu faahfaahin)

Comments Off on Kenya oo xirxiraysa warbaahinta Soomaalidda siiba (waa maxaý sababtu faahfaahin)

Kenya ayaa maalmahan usoo jeensatay in ay Xirxidho Joornaaliistayaasha iyo saxaafadda Afka Soomaaliga kubaxa. Haddaba si kooban baan ugu eegaynaa sababta. Soomaaliddu aad iyo aad bay uga ilbaxsanyihiin shacabka Kenya, Shacabka Soomaalidda waa shacab noloshoodii Xoriyad kusoo koray, Shacabka Soomaalidda waa shacab aan marnaba qaadan Cadaalad darro, waanna shacab aan lahayn kala sarayn iyo is […]

Continue reading …

Dhagayso:Golaha Samatabixinta Puntland oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii ay saacid iyo Faroole Gaareen

Comments Off on Dhagayso:Golaha Samatabixinta Puntland oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii ay saacid iyo Faroole Gaareen

Golaha Samatabixinta ee Puntland ayaa Gaashaanka udaruuray Heshiiskii ay wada gaareen Saacid iyo Faroole, iyagoo sheegay in ay marar badan lahadleen Saacid una sharaxeeen sidda uu Faroole Cadaaladii iyo Sharcigii Puntland. Hada waxaan la yaabanahay sidda uu Saacid ula saftay Garab kamidda Garabyadii Puntland isku hayay. Afhayeenka Golaha Maxamed Axmed Saciid oo Saadaal Media u […]

Continue reading …

Puntlandobserver.com oo lajabsaday serverkii ay datadu ugu jirtay, yaa saas sameeyay???.

Comments Off on Puntlandobserver.com oo lajabsaday serverkii ay datadu ugu jirtay, yaa saas sameeyay???.

Puntlandobserver oo ahayd shabakadii ugu horaysay ee Sooomaalidda usoo bandhigtay noocyo baddan loola xisaabtamo kuwa loo dhiibo masayrka Shacabka Soomaaliyeed, ayaa arrinkaas waxaa ka xumaaday qaar aan doonayn cid soo bandhigta qaababka loola xisaabtami karo kuwa marwalba cadaaladda aan ogalayn iyo xisaabtanka. Waxaana ay sameeyeen in ay Jabsadaan serverkkii Shabakadda PuntöandObseerver.com Hadda ayay shabakaddu kusoo […]

Continue reading …