Home » Search results for: “constituency”

Dhegeyso Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Shuruudaha Xisbi Lagu Furan karro, Balse Aan Ka Hadlin Diinwaangallin Shacab Iyo Tirakoob Iyo Constituency Balse Beesha Caalamka Kharash Ka Dalbaday

Comments Off on Dhegeyso Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Shuruudaha Xisbi Lagu Furan karro, Balse Aan Ka Hadlin Diinwaangallin Shacab Iyo Tirakoob Iyo Constituency Balse Beesha Caalamka Kharash Ka Dalbaday

halkaan ka eeg qormooyin ku saabsan constituency oo ah halka wax laga billaabo inta aan xisbiyo lagu dhawaaqin Gudiga ayaan ka hadal in shacabka la tirakoobo, iyo shacabka in kaadh aqoonsi loo sameeyo shacabka ayaan lasoo hadal qaadin. Gudiga ayaa sheegay in 2019 aan hanaanka xisbi doorashada lagu gali doonin. -aduunka oo dhan doorasho xisbi […]

Continue reading …

constituency oo micnaheedu yahay sida soo socota. Tirada Xildhbaanada ee dal ayaa waxaa loo qaybinayaa tirada dadka ee dalka waa marka dalka oo dhan laga hadlayo, markaas ayaa waxaad helaysaa Gobol kasta ama magaalo kasta ama meelkasta oo dad ku nool yahay inta xildhibaan ee kasoo bixi karta. Tusaale sawirka kore waa map constituency Gobol […]

Continue reading …

Qorshe Hallis Ku Ah Hannaanka Doorashooyinka Iyo Iyadoo la Doonayo In Doorasho La galo Iyadoon Shacabka La Tirakoobin (Video + Fallanqayn)

Comments Off on Qorshe Hallis Ku Ah Hannaanka Doorashooyinka Iyo Iyadoo la Doonayo In Doorasho La galo Iyadoon Shacabka La Tirakoobin (Video + Fallanqayn)

Runtii waa arrinka koobbaad ee aan marwalba P/O kusoo bandhigi jirnay hannaanka ugu wanaagsan ee ugu cadaaladsan in doorasho lagu galo. Halkaan ka eeg qaar kamida qoraalo iyo codad aan arrinkaas horay marar badan uga haddalnay Wuxuuna ka billowgdaa hanaanka tartanka asxaabta badan 1) in shacabka la tirakoobo, si loo hello deegaan doorasho (constituency) marka […]

Continue reading …

Mashruucii Dekadda Garacad Iyo Galdogob Oo Lagu Burburinayo Siyaasiin Kasoo Jeeda Goldogob OO Loo Adeegsanayo Dhanka Qabyaaladda

Comments Off on Mashruucii Dekadda Garacad Iyo Galdogob Oo Lagu Burburinayo Siyaasiin Kasoo Jeeda Goldogob OO Loo Adeegsanayo Dhanka Qabyaaladda

Mashruuca Goldogob-Garacad, waxaa mudaba socday kooxa diidan in uu mashruucaas dhaqaaqo, waxaana loosoo marijaray burburinta mashruuca dagaalo laga dhex abuurayo Galmudug iyo Puntland, hase yeeshee waxaad mooddaa in qorshihii xasarad ka dhex abuuridda Galmudug iyo Puntland uu hadda gabogabo ku dhawyahay, oo ay shacabkii fahmeen. Reer Galmudug waxay go’aansadeen in ay deegaanadooda dhistaan ee aynan […]

Continue reading …

Dalkasta aduunka waxbuu khatar ku yahay, hase yeeshee dalka Qadar ayaa lagu xantaa in uu ka danbeeyay 1) Afganbigii xukunka looga tuuray Mucaamarul Qadaafi. 2) Isku daygii afganbigii Madaxwaynaha Siiriya Bashaar Al Asad. 3) U iibintii codkii xildhibaanada ee uu madaxwaynaha ku noqday Xasan Shiikh. 4) U iibintii codka xildhibaanada ee uu Madaxwaynaha ku noqday […]

Continue reading …

Himilooyinkii Madaxwayne Gaas 2014, maxaa ka hirgallay (Qormo Gaaban)

Comments Off on Himilooyinkii Madaxwayne Gaas 2014, maxaa ka hirgallay (Qormo Gaaban)

Waxaan muddo 5 sano ah P/O ku baahinaynay muhiimadda taabagallinta hanaan sharcigu shakhsiga ka sareeyo. Dunida aan ku noolnahay dawladdu waxay ku shaqaysaa shuruuc ama sharciyo qeexan oo ay Golaha Sharci Dajintu si cadaalada uu eegaan markii ay wasaaradda cadaaladu usoo gudbisay, isla markaana uu Garsoorkuna si fiican u eegay, tusaale sharciga gaadiidka dadwaynaha, yaa […]

Continue reading …

Halkaan marka hore ka eeg qaybtii hore ee aan kaga hadlayay Hanaanka siyaasadeed ee Dawladda Finland u qoondayso ama halbeegga xildhibaanka qaranka ay degma kasta ka helayso oo ah 25000 oo dada meeshii ay ku nool yihiin Finland waxaa loo qoondeeyaa hal xildhibaan qaran oo kamida 2-da boqol ee xildhibaanada qaranka.   Hadaba maanta waxaan […]

Continue reading …

Tuhun Laga Muujiyay Isimada Puntland In la Laaluusho oo Xildhibaano Doorasho Lagu Galo La Samaysto (Qormo muhiima)

Comments Off on Tuhun Laga Muujiyay Isimada Puntland In la Laaluusho oo Xildhibaano Doorasho Lagu Galo La Samaysto (Qormo muhiima)

Waxaa isa soo taraya waxgarad ay ka buuxdo damqasho Puntland in ay lasoo xiriirayaan warbaahinta P/O. Wax garadka ayaa shaki iyo walwal ka muujiyay shir ay isimada Puntland uga arrinsanayaan in isbedel lagu sameeyo 66-dii xildgibaan. Waxayna waxgaradku shaki ka muujinayaan in uu arrinku daaranyahay siyaasiyiin uu damac kaga jirro Puntland oo raba xildhibaano cusub […]

Continue reading …

Beesha Tanade Iyo 66-ka Xildhibaan ee Puntland (Qormo Gaaban)

Comments Off on Beesha Tanade Iyo 66-ka Xildhibaan ee Puntland (Qormo Gaaban)

Aduunka aynu ku noolnahay Xildhibaan waa wakiil matala bulsho deegaan ku nool, waxaana marka hore la xisaabiyaa imisa ruux ayuu wakiil ka noqonayaa xildhibaan kasta, tusaale 66-da xildhibaan ee Puntland si loo helo inta qof ee uu xildhibaan kasta ee Puntland uu wakiil ka yahay waa in marka hore la tirakoobo shacabka Puntland ku nool […]

Continue reading …

Doorashadii Ingiriiska Iyo Xisbigiii Cunsuriga ee Ukib oo Aan Halkursi Helin

Comments Off on Doorashadii Ingiriiska Iyo Xisbigiii Cunsuriga ee Ukib oo Aan Halkursi Helin

United Kingdom general election, 2017 ← 2015 8 June 2017 Next → ← outgoing members All 650 seats in the House of Commons 326[n 1] seats needed for a majority Opinion polls Declared 99.23% as of 07:37 BST First party Second party Third party Leader Theresa May Jeremy Corbyn Nicola Sturgeon Party Conservative Labour SNP Leader since 11 July 2016 […]

Continue reading …
Page 1 of 3123