Home » Search results for: “ibrahin gablax”

Sweden Oo Biciidkeeda (Elk or Moose) U Qorshaysa In Uunan 300 Kun Dhaafin. Maxay Tahay Sababtu ?, Maxaanse Ka Barran karnaa (By Ibrahin Gablax)

Comments Off on Sweden Oo Biciidkeeda (Elk or Moose) U Qorshaysa In Uunan 300 Kun Dhaafin. Maxay Tahay Sababtu ?, Maxaanse Ka Barran karnaa (By Ibrahin Gablax)

Sanadku markuu ahaa 1995 mar aan bookhday Sweden ayaa reer Sweidish ah oo aan isbaranay waxay iiga sheekeeyeen Biciidka Sweden oo luuqadda Englishka lagu yiraahdo Elk ama Moose. Waxayna iiga sheekeeyeen in tirada biciidka Sweden ay tahay 300 oo kun isku dar, isla markaana marka uu 400 oo kun gaaro ay dawladdu shacabka Sweden u […]

Continue reading …

Taariikhda Lacagta (Haddii Dawladda Federaalka Lacag Soo Daabacdo Sidee Maamul Gobaleedyada Lowgu Qaybinayaa) By Ibrahin Gablax Qaybta 1aad

Comments Off on Taariikhda Lacagta (Haddii Dawladda Federaalka Lacag Soo Daabacdo Sidee Maamul Gobaleedyada Lowgu Qaybinayaa) By Ibrahin Gablax Qaybta 1aad

2006-dii ayaan ku daabacay webkii Mudugonline, maqaal aan ugu magac daray taariikhda lacagta, hadana maanta waxaan is iri waa muhiim in laga hadlo taariikhda lacagta maadaama haddii DFS ay lacag soo daabacdo aynan dadku ka warhayn sida lacagtaas maamul Gobaleedyada lowgu qaybinayo, haddii aad qoraalka wada akhridid waxaad fahmaysaa hanaanka lacagaha loo daabaco, loona maamulo. […]

Continue reading …

Halkaan marka hore ka eeg qaybtii hore ee aan kaga hadlayay Hanaanka siyaasadeed ee Dawladda Finland u qoondayso ama halbeegga xildhibaanka qaranka ay degma kasta ka helayso oo ah 25000 oo dada meeshii ay ku nool yihiin Finland waxaa loo qoondeeyaa hal xildhibaan qaran oo kamida 2-da boqol ee xildhibaanada qaranka.   Hadaba maanta waxaan […]

Continue reading …

Cilmi baris ka kooban 8 qaybood oo kala ah 8) Dhaqaalaha isla xisaabtanka (Accountability)7) Lacagta Bangiyada iyo Tamarta 6) Resource Quutul daruuriga 5) GDP iyo Miisaaniyadda 4) Hoos kadhis kor u dhis 3) Kala Duwanaashaha Dadka 2) Dawlad wanaag Cilmi Baaristaan uu sanad kahor si iskaa wax u qabso ah uu u diyaariyay Ibrahin Sh […]

Continue reading …

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa Bilowday Barnaamijka Dawlad. Barnaamijka Dawlad waxaan ugu talagalnay in aan ku waraysano dadka fara kutiriska ee aqoonyahankaa ee Soomaalidaa ee dunida dacaladeeda jooga. Barnaamijka ayaa ku saabsan sida ay u shaqeeeyaan dawladaha caalamka ka jira, waxaanan dalkasta waraysi kala yeelan doonnaa aqoon yahan dalkaas ku sugan oo aqoon u leh sida ay […]

Continue reading …

Qorshe Hallis Ku Ah Hannaanka Doorashooyinka Iyo Iyadoo la Doonayo In Doorasho La galo Iyadoon Shacabka La Tirakoobin (Video + Fallanqayn)

Comments Off on Qorshe Hallis Ku Ah Hannaanka Doorashooyinka Iyo Iyadoo la Doonayo In Doorasho La galo Iyadoon Shacabka La Tirakoobin (Video + Fallanqayn)

Runtii waa arrinka koobbaad ee aan marwalba P/O kusoo bandhigi jirnay hannaanka ugu wanaagsan ee ugu cadaaladsan in doorasho lagu galo. Halkaan ka eeg qaar kamida qoraalo iyo codad aan arrinkaas horay marar badan uga haddalnay Wuxuuna ka billowgdaa hanaanka tartanka asxaabta badan 1) in shacabka la tirakoobo, si loo hello deegaan doorasho (constituency) marka […]

Continue reading …

Muxaadarooyin Ku Saabsan Sida Illaahay U Abuurray( Dhulka, Malaa-igta,Jinn-ka, Bini-aadamka(Adam), Janada, Naarta, Naxariista,Caalamka(Universe)) (Kala Soco Puntlandobserver)

Comments Off on Muxaadarooyin Ku Saabsan Sida Illaahay U Abuurray( Dhulka, Malaa-igta,Jinn-ka, Bini-aadamka(Adam), Janada, Naarta, Naxariista,Caalamka(Universe)) (Kala Soco Puntlandobserver)

Bismillah. Insha allah dhammaan walaalaha ku xirran P/O waxaan idinla socodsiinaynaa in aan waayada soo socda, aannu aad idiinku soo gudbin doonno, qisooyin, muxaadarooyin iyo muxaadarooyin diiniya oo ku saabsan quraanka iyo axaadiithtu aayadaha ay kaga sheekeeyeen abuuridda illaahay koomka iyo wixii kunool, malaa-igta, Jinn-ka (billowgii iyo dhammaadka). Inta aan illaahay bini aadam abuurrin koomka […]

Continue reading …

Isbarbardhig Dhaqaalaha ama Suuqa Ganacsiga ee Germany, Ingiriiska, Russia Iyo Somalia (Qoraal kooban)

Comments Off on Isbarbardhig Dhaqaalaha ama Suuqa Ganacsiga ee Germany, Ingiriiska, Russia Iyo Somalia (Qoraal kooban)

Dalka Germany sanadkii 2016 wuxuu iibgeeyay alaab qiimaheedu u dhigmo 1320 billion$, halka uu soo dhoofsaday ama soo iib saday alaab qiimaheedu u dhigmo 1050 billion$ , taasi oo ka dhigan in sanadkii 2016 uu Jarmalku suuqa ganacsiga ka faa-iiday 273 billion$ —halkaan ka eeg warbixintaas Dalka Britain ama Uk, ama Ingiriiiska sanadkii 2016 wuxuu […]

Continue reading …

Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Waxaan Ku Eegaynaa Shirkadda Diyaaradda Qatar Airways Oo Dakhligeeda Sanadle Kabadanyahay 150 Jeer Waxa Soomaali Oo Dhan Dibadda U Iibgeeyaan sanadkii )

Comments Off on Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Waxaan Ku Eegaynaa Shirkadda Diyaaradda Qatar Airways Oo Dakhligeeda Sanadle Kabadanyahay 150 Jeer Waxa Soomaali Oo Dhan Dibadda U Iibgeeyaan sanadkii )

Waa barnaamij aan ugu talagalnay in ay bulshada Soomaaliyeed indhahooda ku eegaan sida caalamku u kala macaashayo, iyo xigmad la’aanta bulsahda Soomaalida oo caqligoodu uu noqday kaliya in ay isku mashquulaan dhexdooda oo is xasdaan oo is dulmiyaan. Marka fadlan indhihaaga ka leexi walaalkaaga Soomaaligaa oo aduunkii maanta wuu isku furmay ee indhahaaga ku eeg […]

Continue reading …

Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Waxaan Ku Eegaynaa Ethiopia)

Comments Off on Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Waxaan Ku Eegaynaa Ethiopia)

Waa barnaamij aan ugu talagalnay in ay Soomaalidu aduunka kale eegaan iyo sida aduunku u kala ganacsanayo intii Soomaali isku mashquul sanayd, marka fadlan indhahaaga ku eeg caalamka kale haku eegin walaalkaa Soomaaliya. Ethiopia oo qudheedu kamida wadamada dunida ka haray ee uu fakhrigu dillooday ayaa sanadka dhan waxay dibadda u iibgaysaa aduun dhan $5.44B, […]

Continue reading …
Page 1 of 7123Next ›Last »