Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 25)

Gudoomiyhii Hore ee Maxkamadda sare Ilka Xanafa halkaan ka eeg Qormooyinkii aan horey uga daabacnay Waxaan in muddo ah ku daabacaynay P/O xikmadaha Ilka Xanaf oo ah nin aad u fahansan shaqooyinka ay kala leeyihiin hay’adaha kala duwan ee Nidaamka dawladeed oo markaas dastuurka lowgu kala xadeeyay shaqooyinkooda. Shaqada Madaxwaynaha ayaa ku eg in uu […]

Continue reading …

Gaadiidlayda baabuurta xamuulkaa ee isaga goosha Garoowe Gaalkacyo ayaa waxay ka cabanayaan isbaarooyin aan sharci ahayn oo loo dhigto inta u dhaxaysa Garoowe Gaalkacyo oo ay waliba ugu darantahay Degmada Xarfo. Sharciyan caalamka aan ku noolahay waxaa jira laba canshuurood. Canshuurta shayga ama alaabta oo kaliya la ogal yahay in hal meel lagu canshuuro, laakiin […]

Continue reading …

P/o ayaan waxaan si kooban idinkula qaybsan doonaa barnaamijka waxsoosaarka dalalka Soo koraya si Soomaaliduna u tiigsadaan hami waxsoosaar. Hase yeeshee si Soomaali iyana u tiigsato jawi wax soosaar waxay soomaali u baahantahay nidaam dawladeed oo cadaalad ku aslaysan, waayo nidaamkaas wanaagsan ayaa wuxuu saldhig u noqonlahaa in bulshada Soomaaliyeed dalkeeda wada illaashadaan maadaama ay […]

Continue reading …

Aduunka waxaa ugu wanaagsan Cadaaladda iyo Runta. Maraykanka iyo doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Nidaamka doorashada ee Maraykanka ayaa ku salaysan hab la yiraahdo electoral college oo micnaheedu ka dhigan yahay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare (representation in the Senate-upper chamber- and House of Representatives lower chamber) oo ka kooban 538 Xildhibaan kuwaas […]

Continue reading …

Dalka iyo Waxbarashada

Comments Off on Dalka iyo Waxbarashada

Dalka iyo Waxbarashada 1. Barashada aqoon iyo caqliguu, Eebbe nagu beerey 2. Waa buro sidaa ruuxii midkood, baal ka soo galaye 3. Waa sidii bahal-u-roor ninkaan, buugga loo qorine 4. Buuraha inuu jiiri karuu, badowgu moodaaye 5. Allow yaa inuu baadi yahay, ba’aha gaarsiiya! 6. Barashaa cilmigu leeyahoon, bawsad lagu gaadhin 7. Ee baaxaddii mool […]

Continue reading …

Dabacaseer iyo Farxiya Iskoor: Maxay Dadkoodi u Dayaceen? Ayamahaan waxaan ka gaabsaday qoraalada, anigoo sidiinoo kale ku mashquulay caruurta iyo korintooda. Si kastaba ha ahaatee, waxaa qoraalkaan aan ugu talo galay aan xasuusiyo Ehelada Sheikh Dabacaseer iyo ardayadiisa Farxiya Iskoor inay masuuliyad ka saaran tahay in ay ogaadaan xaalada ay ku sugan yihiin. DABACASEER oo aan u badinaayo […]

Continue reading …

Si aad u fahanto arrimaha Galmudug iyo Puntland isku hayaan akhri warbixintaan Axmed Aadan Dheere oo magaalada Gaalkacyo caan ka ah Nolashiisana ku soo noolaa Gaalkacyo iyo Jariiban isla markaana xiliyadii dawladdii dhexe degmooyinka Gaalkacyo soo maamuli jiray ayaa Radio Daljir su’aalo ka waydiiyeen waxa sababay dagaalada Gaalkacyo ee soo noqnoday. Axmed Aadan dheere ayaa […]

Continue reading …

Faa’idooyinka Ganacsiga Caalamigu Leeyahay  “Every man lives by exchanging.” “Ruux kasta wax-is-weydaarsi ayuu ku noolyahay” Adam Smith [1723-1790] “Almost all wars, perhaps all, are trade wars connected with some material interest. They are always disguised as sacred wars, made in the name of God, or civilization or progress. But all of them, or almost all […]

Continue reading …

https://youtu.be/r43dv8k8M1k Dalalka horumaray ee reer Galbeedka ayaa isticmaala falasafadda “division of labor”oo loola jeedo in howl-kasta ama shaqo kasta qaybbo fara baddan loo qayb qaybsho oo qof-kasta qayb-yar loo daayo. Micnaha ka danbeeyana ayaa ah in qofka markii noloshiisa hal hawl ama shaqo oo yar lagu qaybsho oo uu muddo shaqadaas habbeen iyo maallinba ka […]

Continue reading …

Soomaalida ayaan wali fahmin erayga Dawlad. Waxaana wanaagsan in ay Soomaalidu horta marlabaad si fiican isku waydiiyaan waa maxay Dawlad?. Hadaba Dawlad wax kale ma ahan ee waa wax la isku darsaday oo umad meel degan ay ku heshiiyeen in ay wax wada wadaagaan, waxayna ka dhigan tahay sida iyadoo 20 qof ay min 1000 […]

Continue reading …