Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 30)

“Rag, ‘Walaal!’ Wuxuu ku Dhaamo Waayay” [Sheekooyinka Wiil-Waal]

Comments Off on “Rag, ‘Walaal!’ Wuxuu ku Dhaamo Waayay” [Sheekooyinka Wiil-Waal]

  “Rag, ‘Walaal!’ Wuxuu ku Dhaamo Waayay” [Sheekooyinka Wiil-Waal]   Garaad Faarax Garaad Xirsi Garaad Hantun “Wiil-Waal” ayaa maalin maalmaha ka mid ah shir qabtay. Dhammaan dadkii deegaanka ka dhowaa ayaa shirkii ka soo qaybgalay.   Wuxuu Wiil-Waal dadkii ku yidhi: “Maanta waxaan doonayaa in aan idiin sheego hadal murti iyo mahadho leh oo magguuraan […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Jiritaankaagu ma dhammeeystirna ilaa aad qof uun abaal tartid, kaasoo aadan waligaa marnaba ka dhawrin in uu kaa abaalmariyo.   John Bunyan   You have not lived until you have done something for someone who can never repay you.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 26.04.2016

Continue reading …

Nin iyo Shimbir [Sheekaxariirada Soomaalida]

Comments Off on Nin iyo Shimbir [Sheekaxariirada Soomaalida]

  Nin iyo Shimbir [Sheekaxariirada Soomaalida] Maalin maalmaha ka mid ah nin  baa shimbir gacanta ku soo dhigey. Wuxuu doonayay in uu fiidadkii ku casheeyo. Shimbirtii baa dabadeed ninkii la hadashay oo tidhi: “Waxaan filayaa in aad qorsheeysatay in aad caawa casho iga dhigato. Hayeeshee, waxaa kuu dhaami lahayd, ayay ila tahay, saddex arrimood oo […]

Continue reading …

Su-aallo Madaxwaynehee ku habboon Soomaaliya?. Su’aalahan ayaa qofkasta la waydiinkaraa ama ruux caadiya ama Musharax Madaxwayne. Sidee bay Soomaalidu u helikaraan Madaxwaynaha ku habboon. Soomaaliya hogaamiyahee u doori lahayd, Hogaamiye Aamina?, Hogaamiye aqoonyahana, Hogaamiye codkar ah, Hogaamiye khibradleh oo horey madax usoo ahaa, Hogaamiye sharciga kaliya ku dhaqma, Hogaamiye kaligi taliye ah?. Sidee Soomaalidu uga […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Halka kuddayasho lagu guulaysanayo, waxaa habboon in asalnimo lagu fashilmo.   Herman Melville   It is better to fail in originality than to succeed in imitation.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 25.04.2016

Continue reading …

Beeni Raad ma Leh [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on Beeni Raad ma Leh [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

  Beeni Raad ma Leh [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Waxaa la yidhi, Nin baa beri arkay xoon shinni ah oo geed dheer dushiisa malab ku guraysa. Wuxuu go’aan ku gaadhay in uu malabkaas gurto. Qori dab ah, caws iyo masaar buu Ninkii soo qaatay oo geedkii malabku ku jirey la koray, si uu u soo gurto. ”War, […]

Continue reading …

  Maxay Khaa’innimadu Bi’isaa?   “Waxaan haba yaraatee doorbidi lahaa in aan ku xurmad iyo haybad beelo halka aan qish iyo laqdabo ku guuleysan lahaa.” [I would prefer even to fail with honour than win by cheating.] Sophocles   Waxaa burbura ganacsiga – khaa’innimo darteed; Waxaa la lunsadaa hantida – khaa’innimo darteed; Waxaa xumaada xiriirka ganacsi – khaa’innimo […]

Continue reading …

QurboJoogta Oo Dareentey: Fool Xumada Nidhaamka FEDERAALKA Waxaa xalay ka dhacay xaflad lagu soo dhawaynayey Barasaabka Gobolka Jubbada Hoose, kaasoo ah nin uu magacaabey Madaxwaynaha Maamulka Ku Meelgaarka ah ee Jubbaland: Ahmed Mohamed Islaam ‘Madoobe’. Sida caadada ah, xafladaha soo dhawaynta ayaa ah mid aad looga soo qaybgalo. Waxaase dhacday, sida ka muuqatey sawirada la […]

Continue reading …

YAAH: Waa Afkee? Ma Afkii Hooyo Baa Mise Waa Af Qalaad. Ma Aan Garan!

Comments Off on YAAH: Waa Afkee? Ma Afkii Hooyo Baa Mise Waa Af Qalaad. Ma Aan Garan!

YAAH: Waa Afkee? Ma Afkii Hooyo Baa Mise Waa Af Qalaad. Ma Aan Garan!   Habeen iyo dharaar Hadalladaan dhisnaa, Afkeenna hooyo oo Horumaraan ku hamminnaa. Hoggaaminnaa Had iyo jeer habnaa Oo waan hagaajinnaa. Ma hagrannee Waan u hawlgallaa. Loox-ereyga: Xasan Shiikh Muumin Luuqda: Hibo Maxamed ”Hibo-Nuura”   Waa kan sida maanta ay u hadlaan […]

Continue reading …

Duddun iyo Aboor [Sheekaxariirrada Soomaalida]

Comments Off on Duddun iyo Aboor [Sheekaxariirrada Soomaalida]

  Duddun iyo Aboor [Sheekaxariirrada Soomaalida] Oday baa carruur duddun hadhsanaysa u yimid. Wuxuu ku yidhi: “Maandhooyinow, hal waa yaab, halna waa yaabka yaabkiisa, hal kalena waa amakaag iyo ashqaraar. Aboor baa duddun dhisey – waa yaab. Misna habeenkii buu dhisaa – waa yaabka yaabkiisa. Ka sii daranoo candhuufo ayuu ku dhisaa – waa amakaag […]

Continue reading …