Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 28)

Soo duceeya in illaahay meelwalba ku dumiyo xildhibaankii musuqmaasuqa masuuliyadda iyo masiirka umadda masaakiintaa ee badaha ku le’anaysa laaluush iyo bayacmushtar ka sameeya umad dhan masiirkood, illaahay meel walba kugu dumi. Illaahow hoolasha ay ku shiraan ku dumi kuwa Soomaalida badaha ku le’anaya masiirkooda laaluushaya oo lacagaha kala siisanaya Aamiin, Aamiin Akhri maqaalka xildhibaan xaaraan […]

Continue reading …

Waa cadahay in illaahay Soomaalida siiyay nimcooyinka illaahay umad siiyo kuwa ugu badan, hadday noqon lahayn dhul iyo dad iyo wax walba. Nimcooyinka illahay ku manaystay Soomaaliya. 1) wabiyada shabeelle iyo Jubba dhererkooda waxay ka badan yihiin 2000 km halkaan ka eeg, waxayna maraan dhul simnan oo waliba carro madow ah, waxaana u dheer roob […]

Continue reading …

Dawladda Turkiga ayaa waxay dhaqaale aad u baaxad wayn ka samaysaa dadka dalkeeda dalxiiska u yimaada dhaqaalahaas oo la gaarsiiyay 5000 oo million oo dollar, halka miisaaniyadda dfs Soomaaliya ay ka tahay 50 million$ sanadkii –> waa marka la odorasayo dakhliga asalkaa ee dfs usoo xarooda oo aan la buunbuunayn ama lagu darayn dakhliga dalalka […]

Continue reading …

Nidaamka ay soomaaliya qaadatay waa nidaam uu sharcigu ka sareeyo shakhsiga, haddiise sharciga la illaaliyo oo lagu shaqeeyo waxaa wanaagsanaanaya habkii loo maamulay masiirkii umadda ka dhexeeyay, waxayna aakhirka umadda Soomaalidu dareemayaan in ay wax wada leeyihii, taasina waxay dhalaysaa in waxaas ay wada leeyihiin ay wada illaashadaan, waxaana sare u kacaya is aaminaada Soomaalida […]

Continue reading …

Aduunkii maanta wuxuu noqday meel qofkasta uu dadkii dunida ugu masaakiinsanaa sidii Hilibkii xaqiisa u canayo. Dadka Soomaalidaa ee masaakiintaa ee xajka u socda ayaa la dhacaa, waxaanan idiin hayaa sida loo dhaco. mapka eeg Mecca Oo xajku ku yaal iyo Berbera waxay isku jiraan masaafo dhan 1300 km maamada kaliya ee xajka lagaynayo ee […]

Continue reading …

  Hufnaanta Shaqo-doonista “Waxba innaba ha yaraatee ha odhannin, kol haddaadan wax wanaagsan odhan karinnin.” “If you can’t say something nice, don’t say anything at all.”   Sideed ku jawaabi lahayd haddii waraysi shaqo aad ku dalbaneeyso lagu weyddiiyo su’aasha ah: ‘Maxaad shaqadaadii hore uga tagtay?’ Badi shaqaddoonku ma sii diyaarsado jawaabta weyddiintaas. Waa weyddiin […]

Continue reading …

Hanaanka ugu wanaagsan ee cadawgaaga lagula dagaalamo, waxaa kow ka ah in aad cududooda kala qaybisid oo cadaawad ka dhex abuurtid. Sidee awoodda iyo cududda cadawgaaga loo kala qaybin karaa. 1) Waxaad taageeraysaa xukuumad walba oo dhanka cadawgaaga ku dhaqmaysa nidaam cadaalad darro iyo musuq maasuq ku xeeran, marka ay xukuumadda cadawgaaga ay garwadeen ka […]

Continue reading …
Continue reading …

Gudiga doorashooyinka Puntland oo ka hadlay qorshaha shaqo ee horyaal ayaa sheegay in ay caqabadda ugu wayn ay hadda ka haysato Degmooyin 20 gaaraya oo la magacaabay intii ay Puntland jirtay. Degmooyinkii Puntland lagu aasaasay baa ahaa illaa 20 Degmo, laakiin intii ay Puntland jirtay waxaa la magacabay illaa 20 degmo oo cusub oo aan […]

Continue reading …

Axmed Kismyaayo ayaa jeediyay khudbad aad u culus oo aan waligeed horey loo jeedin, laakiin waxaan khudbadda Axmed Kismaayo ku cadayn hanaankii shacabka loo diiwaan galin lahaa, maadaama diinwaangallin sax ah ay bud-dhig u tahay dooraasho si cadaalada u dhacda oo aynan qolo afduuban hadhowna la isku dagaalin. Axmed Kismaayo cadeeyay qorshaha shaqo ee hadda […]

Continue reading …