Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 31)

Garashada Sirgaxan

Comments Off on Garashada Sirgaxan

Cabdishakuur Cali Nuur   Garashada Sirgaxan Nin ayaa culimmo ka maqlay maalinta qiyaame cid kasta Eebbe in uu garsoori doono. Xayawaanka kol ay ku tahay, sida rida geesaha leh oo geesaheeda midda aan geesaha lahayn ama seenyoon ku disha. Waxaa la oranayaa: ”Intii lagugu dhuftay ama laguu geeystey markaad adduunka joogtay, ka aargooso ciddii kuu […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Kuwa rumeeyow! Haddii qof caasi oo faasiq ah uu macluumaad idiinla yimaaddo, ka baaraandega, idinkoo ka baqaya xogla’aan darteed in aad dad waxyeello ku gaadhsiisaan, dabadeed noqotaan kuwa falkooda ka qoomammeeya. Qur’aanka Kariimka 49:6 Suuradda al-Xujuraad   O you who have believed, if there comes to you a disobedient […]

Continue reading …

  Miyaa Magaca Loo Ekaadaa? Xadiis shariif ah oo Subbanaha (CSW) laga wariyey, ayaa dadka faraya in aan carruurta magacyada xun-xun ama dhibaatada ka tarjuma loo bixinnin. Xadiisku wuxuu tusaale u soo qaatay magacyada sida, Xarbi, iwm. Magacyada Soomaalida waxaa la mid ah, Colaad, Qaxar, Waraabe, iwm. Wuxuu Xadiisku leeyahay qofku magaca loo bixiyo ayuu […]

Continue reading …

Halkaan ka akhro qormooyinka erayga cadaalad ay ku jiraan ee lagu baahiyay warbaahinta Puntlandobserver Dadka arragtidoodu gaabantahay baa waxay aaminsanyihiin in Soomaaliya ay Qabyaaladi burburisay. Koomka Illaaheen subxaanu qaadir baa iska leh, illaaheen Subxaannu qaadir Soomaali wuxu siiyay nimcooyin aan la siin umadaha kale Halkaan ka eeg, hase yeeshee halkii ay Soomaali daqiiqad kasta illaaheen […]

Continue reading …

SALMON

Comments Off on SALMON

Cabdishakuur Cali Nuur   SALMON   Maansadan magaceeda waxaa la yiraahdaa Salmon. Nin aan saaxiibnahay ayaa iga sheekeeyey arrin uu ka akhriyey wargeysyada Ingiriiska. Arrintu waxay ahayd kalluumeeysato Boqortooyada Midowdey [BM], gaar ahaan Reer Scotland, intay Norway tageen ayay dhowr haloo kalluunka Salmon oo qaaliga ah ka soo qaateen oo ku tarmiyeen deegaankooda. Dabadeed Norway […]

Continue reading …

Shire Jaamac Axmed   Garaad Aadan iyo Garaad Faarax ‘Wiil-Waal’ [Sheekooyinka ‘Wiil-Waal’] Reerka Geri Koombe la yidhaahdo, ayaa beri ku caasiyey caaqilkoodii, Garaad Aadan. Geri Koombe waxay, intoodii badnayd, ku tashadeen in ay Garaadka ka horyimaaddaan. Waxay ilaa heer damceen in ay dilaan. Garaad Aadan iyo Garaad Faaraxna saaxiibbo ayay ahaayeen. Dabadeed, Garaadkii Geri ayaa talo […]

Continue reading …

Guul Fikirkii in Xildhibaanka ay Soo Xulaan 50 Ergo ah Oo aan P/O Ku Baahinaynay 4 Sono oo La Isku Raacay

Comments Off on Guul Fikirkii in Xildhibaanka ay Soo Xulaan 50 Ergo ah Oo aan P/O Ku Baahinaynay 4 Sono oo La Isku Raacay

Warbaahinta P/O ayaan ku baahinaynay muddo 4 sano ah sida ay muhiim u tahay in Xildhibaanka ay soo xulaan oo tartansiiyaan ugu yaraan ergo 50 gaaraysa oo laga soo xulayo beesha baarkeeda iyo waxgaradkeeda. Calshaan in xildhibaanada tartamaya ay doorasho kusoo baasaan oo ay 50 ergo ah doortaan xildhibaanka ugu wanaagsan marka dhan kasta laga […]

Continue reading …

Horta Hadal Muxuu Yahay?

Comments Off on Horta Hadal Muxuu Yahay?

Cabdishakuur Cali Nuur   Horta Hadal Muxuu Yahay? Ilaahay haw naxariistee, awoowgey Cismaan Cabdi Qodax ayaan waa hadal ka dhaxlay. Wuxuu yidhi: ”Hadal waa haa iyo maya oo midba halkeeda la dhigo.” Dabadeed, maansadan la magacbaxday, “Horta Hadal Muxuu Yahay?” ayaa curatay.   Horta hadal muxuu yahay? Waa halkii awoowe Hadal waa haa iyo maya […]

Continue reading …

HIIL LA’AAN

Comments Off on HIIL LA’AAN

Max’d Xaaji Nuur   HIIL LA’AAN Wax kastoo harraad iyo, Hawl iyo dhibaato leh, Haddaan la hollinaynoo, Ninna guul haweeyneyn, Hodannimiyo gaajiyo, Awood laysku haysto, Loo wada halgamo iyo, Ilaah hawl ma uumeen.   Dadka aan hawada iyo Heegada sarreeto Intaa kala hadlaayoo Halista uga digaayow, Hilibkii illowdoo Isku hooyannimadii Iigu hiilinweydee, Markii aniga lay […]

Continue reading …

Prof Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waa nin Jaamacadda aduunka ugu saraysa Prof Ka soo noqday, waana nin laga filayay in uu Puntland Isbadal Ka hirgallin doono, halka aan matalan Xasan Culusow laga filan karin in uu Soomaaliya Isbadel ka hirgalin karo. Laakiin dad badan baa iswaydiinaya sababta uu Gaas isla yeel yeelayo ee aannu u […]

Continue reading …