Home » Archives by category » Important News (Page 138)
Continue reading …

Faa’idooyinka Ganacsiga Caalamigu Leeyahay  “Every man lives by exchanging.” “Ruux kasta wax-is-weydaarsi ayuu ku noolyahay” Adam Smith [1723-1790] “Almost all wars, perhaps all, are trade wars connected with some material interest. They are always disguised as sacred wars, made in the name of God, or civilization or progress. But all of them, or almost all […]

Continue reading …

AXADDII Waa lay addimey Axaddii sidaan Kuu eegayee, Araggeeda taan Ku il-doogsadaay, Ma illawsan tahay Axdigaad martiyo Meeshaad i tidhi, “Waan imanayaa”. Immisaad farriin Ergo soo dirtood Oontiyo biyaha Hurdo aawaday Uga soommanayd. Eed layga keeniyo Midna amar Ilaahay Kuma aad maqnaannine Adigayska baaqdee. Haddaad i tidhaahdo iman maayo, Ma aadeen halkaad ogsoonayd. Indhahaa habeenkii […]

Continue reading …

AXADDII Waa lay addimey Axaddii sidaan Kuu eegayee, Araggeeda taan Ku il-doogsadaay, Ma illawsan tahay Axdigaad martiyo Meeshaad i tidhi, “Waan imanayaa”. Immisaad farriin Ergo soo dirtood Oontiyo biyaha Hurdo aawaday Uga soommanayd. Eed layga keeniyo Midna amar Ilaahay Kuma aad maqnaannine Adigayska baaqdee. Haddaad i tidhaahdo iman maayo, Ma aadeen halkaad ogsoonayd. Indhahaa habeenkii […]

Continue reading …
Continue reading …

Fanaanka da’da yar ee Bashiir jaawi ayaa ka mida fanaanta da’da yar ee farakutiriskaa ee leh shabahaadda Fanaaniintii hore ee Soomaalida sidaa fanaantii hore sida Xasan Diiriye Hadaba daawo qaybo ka mida heesaha fanaanka da’da yar Bashiir Jaawi

Continue reading …

Taariikhda Xad-Badeedk Soomaaliya iyo Kenya Hordhac Waayadan danbe waxaa aad u soo badanaya doodaha la xiriira xad-badeedka Soomaaliya ay la leedahay dalalka dariska la ah. Marar badan waxaa soo if-baxaya in xog badan ay ka maqan tahay siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka arrinkan ku mashquulsan. Warqaddan waxaa ku qoran heerarka uu soo maray xad-badeedka Soomaaliya iyo Kenya […]

Continue reading …

marlabaad akhri maqaal aan ku daabacnay P/O 3 sano ka hor. Maxaad kala socotaa Istaraajiyadda ay Puntland Dekadaheedu yeelan karaan haddii laga faa-iidaysto Goobta illaahay uu ka dhigay deegaanka Puntland ayaa ah Goob aad iyo aad u ah Strategic oo haddii laga faa-iidaysan lahaa laga samaynlahaa malaayiin Doolar bill walba. Inta badan Markaaiibta isticmaala Badda […]

Continue reading …

daawo barnaamijyadii hore ee aan ka daabacnay Sh Idiris Ama Qormadaan kale ee aan P/O ku daabacnay xili hore Nimcooyinka Illaahay Soomaalida ku manaystay, 2000km Wabi, 3300km bad (Qormo gaaban)

Continue reading …

Garaad Saleebaan: Deegaanka Dogoble ee Ay Sacad Yoonis iyo Biciido Ku Dagaalameen Midna Maleh ee Dhulbahantaa Leh

Comments Off on Garaad Saleebaan: Deegaanka Dogoble ee Ay Sacad Yoonis iyo Biciido Ku Dagaalameen Midna Maleh ee Dhulbahantaa Leh

Baryahaan ayaa hadaad arragto deegaan dhulka Soomaalida oo dagaal ka soo cusbaanaday waxaan ka marnayn arrimo shidaal, waxaanan xasuusanaa deegaankii Lughaya oo Ceelkii Shidaal ee 1990 la diyaarshay balse dagaalkii sokeeye dhacay intaan shidaalkaas la iibgayn. Waxaan hadda u jeednaa badda Soomaaliya oo Kenya sheegatay markay ogaatay in uu shidaal ceegaago. Dhanka kalena waxaan ognahay […]

Continue reading …