Home » Archives by category » Important News (Page 157)

THE BILLBOARD 4M2.5M (SOMALI) BANDHIG BUUGEEDKA CAALAMIGA AH EE GAROWE 2016: 28th, July — 30th, July 2016 EAST AFRICA UNIVERSITY QABASHADA BANDHIGGA WAXAA BAH-WADAAG KU AH: SHIRKADDA SCANSOM & MACHADKA SIDRA. WAXAY KAASHANAYAAN URURKA GABDHAHA QALINLEYDA PUNTLAND & MACHADKA DHAQANKA EE COLUMBUS, OHIO . WAA MUNAASABAD SANNADLE AH OO LAGU HORMARINAYO DHIGAALKA IYO AKHRISKA. KA […]

Continue reading …

Umadkasta wixii ay doonaan baa illaahay ku abaal mariyaa, ciladda Soomaalida haysata waxay iska qaban waayeen madaxdooda, waana qaladka ugu wayn oo waxaynan aqoon sida loola xisaabtamo madaxda ay doortaan. Akhri maqaalada aan Puntlandobserver muddo dheer ku baahinaynay Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo […]

Continue reading …

Yusuf Garaad ayaa Boggiisa ku faafiyay qormo aad u xikmad badan oo ka tarjumaysa xaaladda siyaasadeed ee Soomaalida Gaar ahaan xaaladda siyaasiyiinta magaalada Muqdisho, hadaba akhri qormadaas. Cabdi Muxumed Amiin oo ahaa mufakir, hal abuur, bulsho kiciye, jilaa iyo jabhad ayaa hadda ka hor gabay dheer oo uu tiriyay waxaa ka mid ahaa qeyb uu […]

Continue reading …

Dhegeyso Dood lagu cadeeyay in Habkii Loo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka DFS Uunan Sharciga Waafaqsanayn

Comments Off on Dhegeyso Dood lagu cadeeyay in Habkii Loo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka DFS Uunan Sharciga Waafaqsanayn

Barnaamijka MAANHADAL ee Radio Daljir ayaa todobaadkan waxaa lagu soo qaadanaynaa Cidda leh xulida xubnaha baarlamaanka & Aqalka sare ee dawladda Soomaaliya, waxaana soo jeedinaya Jamaal Faarax Aadan Hoos ka dhegeyso

Continue reading …

Michael Keating oo La waraystay (Exclusive Interview with SRSG Michael Keating)

Comments Off on Michael Keating oo La waraystay (Exclusive Interview with SRSG Michael Keating)
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Waxaan warbaahinta P/O muddo 4 sano ah ku faafinayay muhiimadda Cadaaladda halkaan ka eeg mid ka mida maqaaladaan baahinayay 4 sano ka hor —> See Soomaaliya Loo horumarinkaraa, waxaa lagu horumarinkaraa Cadaalad, Cadaalad, Cadaalad(Warbixin Muhiima oo kooban fadlan ka faa-iidayso oo akhri). Waxaana maanta si aada iisoo jiitay Maqaal kooban oo uu bartiisa facebuugga ku […]

Continue reading …

In Iceland, I’m standing now in front of the door of the house of the current president of Iceland. No police, no army, no wall or gates, and I don’t see any security cameras at all!! (And look how relatively simple it looks!!), and I remind you, that I’m a bearded Muslim wondering around the […]

Continue reading …