Home » Archives by category » Important News (Page 158)
Continue reading …

Geela aduunka ku nool ayaa lagu qiyaasaa 14 illaa 24 million. Inkastoo aan cilmi baaris rasmiya wali la samayn hadana waxaa la isku raacay in Geela aduunka 50% uu Soomaaliya ku nool yahay waliba haddii DDSI iyo NFD lagu daro oo si daacada loo tira kooba waxay u badantahay in Geela aduunka laga dhaqdo uu […]

Continue reading …

In 2011 for example, with almost 4 million exported, Somalia was the world’s leading exporter of sheep and goats. Second was Sudan, with over a million less in numbers exported.

Comments Off on In 2011 for example, with almost 4 million exported, Somalia was the world’s leading exporter of sheep and goats. Second was Sudan, with over a million less in numbers exported.

Where Somalia is king of the world; sheep and goats are working miracles in war-torn country. A world leader in export of sheep and goats, the tonnes of bones discarded in the nation are becoming material for a burgeoning soap industry. THE Food and Agricultural Organisation (FAO) have released a report that says that in […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas iyo dadaalkiisii Kaabayaasha dhaqaalaha Wadooyinkii ay Xukuumadiisu Hirgallisay 2-dii Sano ee uu Xafiiska Joogay

Comments Off on Madaxwayne Gaas iyo dadaalkiisii Kaabayaasha dhaqaalaha Wadooyinkii ay Xukuumadiisu Hirgallisay 2-dii Sano ee uu Xafiiska Joogay

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu xasuusan doonnaa dadaaladiisii xad dhaafka ahaa ee la xiriiray sidii isbadal la taaban karo lowgu samayn lahaa kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland. Madaxwayne Gaas ayaa aaminsan haddii aan kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka aan la dhisin in aannu jiri karin wax horumar ah haba yaraatee. Hadaba bal hoos […]

Continue reading …

Beesha Yibraha ee Puntland ayaa noqotay beeshii ugu horaysay ee sida xalaashaa u soo dooratay xildhibaankii u matali lahaa baarlamaanka DFS, waxayna beeshu yibruhu usoo bandhigeen Soomaalida inteeda kale sida xalaashaa ee ay isugu raaceen xildhibaankii beesha. Waa in lagu bogaadiyo beesha yibraha sida mucjisadaa ee ay usoo bandhigeen hanaankii ay xildhibaanka beesha si wada […]

Continue reading …
Continue reading …

Qabyaaladda iyo doorka ay ku leedahay mustaqbal xumada Qowmiyadda Soomaalida (Qormo gaaban) Qowmiyadda Soomaalida oo ah mid ka mid ah 80-ka Qaowmiyadood ee Ethiopia ku nool Halkaan ka akhri qowmiyadaha Ethiopia, ama Qowmiyadda Soomaalida waa mid ka mid ah 70-ka Qowmiyadood ee Kenya akhri Qowmiyadaha Kenya, dhanka kalena dhul ahaan dhulka ay Qowmiyadda Soomaalida degtaa […]

Continue reading …

Ugu horeen dagaalka waxa uu ahaa mid aad u xooggan islamarkaana la isku adeegsaday hub culus, waxaana Al-shabaab ay halkaasi ku waayeen saraakiil culus. Ugu horreen Al-shabaab waxay weerarkoodaasi ku furteen ama ku billaabeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, waxaana gaarigaasi uu ahaa nuuca loo yaqaano SURF. Gaariga ayaa markii uu qarxay waxaa xigtay […]

Continue reading …

Waxaa lagu laayay shacab maata ah Tuulada Jaamac Dubad ee ka tirsan degmada Gaashaamo ee ismaamulka dawlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ee loosoo gaabsho ddsi. Hadaba warbaahinta coldoon ayaa waraysatay gabadh hooyadeed iyo walaasheed ay ka mid ahaayeen 21 qof oo tuuladaas lagu xasuuqay. Gabadha hooyadeed iyo walaasheed la dilay oo markaas ku sugnayd magaalada […]

Continue reading …

Faaqidaada Todobaadkaoo looga doodayo Sharciyada Asxaabta badan ee Baarlamaanku Ansixiyay Waxaa ka qaybgalaya barnaamijka Maxmuud Nuur Axmed Tarsan oo ka socda xisbiga cadaaladda Bulshada Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Fawsiyo Yusuf Xaaji aadam Xisbiga ndgudoomiyaha xisbiga ndp jeesow Gudoomiyaha gudiga aminiga ee baarlimaanka iyo Gudoomiyaha Gudigii xeerkaan la ansixiyay Xeerka asxaabta badan oo ka kooban […]

Continue reading …