Home » Archives by category » Important News (Page 201)

Saxaafadda Muqdisho, Xildhibaanada iyo oday Dhaqameedka Muqdisho ayaa aaminsan mar haddii ciidamada Amsimo ee Kenya ay Kismaayo ka baxaan in markaas ciidamada Jubbooyinka xoog looga saari karo. Bal dhegeyso fikirka Oday Xaad oo leh haddii Taangiga Kenya Kismaayo kabaxo in markaas uu xaad Kismaayo xoog kula wareegi karo. Dad badan baa aaminsan in saxaaafadda Muqdisho […]

Continue reading …

Salaadiinta Arab: Madaxwayne Siilaanyo waa Madaxwaynihii koobaad ee qaaradda Africa oo yiri Musharax ma ihi isagoo tartami karay (Daawo)

Comments Off on Salaadiinta Arab: Madaxwayne Siilaanyo waa Madaxwaynihii koobaad ee qaaradda Africa oo yiri Musharax ma ihi isagoo tartami karay (Daawo)

Bil Xaqiiqiyan Siilaanyo in lowgu hambalyeeyo ayuu mudan yahay sida uu u tanaasulay, waayo Qaaradan Madaw waxa wanaagsan waa isaga daydaan. HADDA GAYIGA SOOMAALIDA WAXAA FAAN NOQOTAY MADAXWAYNE KURSIGA AAN ISKU DHAJIN, LAAKIIN SIILAANYO wuxuu kuwii hore oo dhan kaga duwan yahay isagoo isa soo sharixi kara ayuu tanasulay, waana ninkii koobaad ee Soomaaliya Tanaasula.

Continue reading …

Xildhibaan Surcad oo sharci daro ku tilmaamay xariga Jaamac Deperaani (Akhri Qodabada Dastuurkaa ee uu Xildhibaan Surcad Cuskaday)

Comments Off on Xildhibaan Surcad oo sharci daro ku tilmaamay xariga Jaamac Deperaani (Akhri Qodabada Dastuurkaa ee uu Xildhibaan Surcad Cuskaday)

Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar Surcad ayaa ka hadlay waraaqda la sheegay inay kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland Mudane Soocadde oo lagu sheegay in shaqada laga joojiyey Wariye Jaamac Dabaraani oo ah Wariye Madax banaan. Xildhibaan Surcad ayaa sheegay inuusan waraaqda Wasiirka ku arag wax sharciyad ah oo loo cuskaday amarka shaqada looga […]

Continue reading …

Daawo Fanaaniinta DDSI ee Jiggiga wacadaraha ay ka dhigeen Puntland (Heeso midayn Puntland iyo DDSI)

Comments Off on Daawo Fanaaniinta DDSI ee Jiggiga wacadaraha ay ka dhigeen Puntland (Heeso midayn Puntland iyo DDSI)
Continue reading …

Maxaa ka jira in Isbadal lagu samaynayo Aqaasimayaasha Wasaaradaha Puntland (Xog muhim ah)

Comments Off on Maxaa ka jira in Isbadal lagu samaynayo Aqaasimayaasha Wasaaradaha Puntland (Xog muhim ah)

Warar ay warbaahinyta Puntlandobserver si hoose u heshay ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Puntland uu garawsaday in aynan xukumadiisu taayar hore u qaadayn illaa inta la helayo Nidaam wada xisaabtan oo kala madaxbanaan oo ku salaysan in Shaqada wasaaradaha ay Agaasimayaal shacabka Accountble uh ama cidda soo xulaysaa ay tahay Shacabka uu jiraa (Calashaan uu jiraa […]

Continue reading …

Jaamac Deperaani oo ay xukuumadda Gaas Shaqadii ka joojisay

Comments Off on Jaamac Deperaani oo ay xukuumadda Gaas Shaqadii ka joojisay

Xukuumadda Gaas ayaa shaqadii ka joojisay wariye Jaamac Deperaani. Jaamac Deperaani ayaa xooggaa isku daya in uu waydiiyo su’aalo yara adag laakiin aan aad u adkayn siyaasiyiinta Puntland qaarkood. Maalmahaana Puntland waxaa ka socda Musuqmaasuq iyo isdaba marin, waliba lacagihii lasoo daabacday, iyo Xildhibaanadii la laaluushay ee la iibsaday. Marka waxaa ay kooxda Gaas ee […]

Continue reading …

Fadeexad: Wariyaha kaliya ee aan Puntland ka Nacamlayn Jaamac Deperani oo bartiisa Facebuugg ku sheegay in Xukuumada gaas Shaqadii ka joojinayaan

Comments Off on Fadeexad: Wariyaha kaliya ee aan Puntland ka Nacamlayn Jaamac Deperani oo bartiisa Facebuugg ku sheegay in Xukuumada gaas Shaqadii ka joojinayaan

Dhaqan xumadii kaligi Talisnimo ee Siyaad Barre iyo Nacamlayntii ayaa Puntland ku ah Caqabad, waxaana maanta Puntland halkaa dhigay Kooxaha Saxaafadda ee aan ugu yeerno ” Daawo Sawirada Madaxwaynaha”, balse aan hayn wax xigmada oo umadda u dan ah. Iyadoo maalintii daraad ay kooxaha Damjadiid ee muqdisho 35 Website shaqadii ka joojiyeen, ayaa hadana wariyihii […]

Continue reading …

Xasan Sheekh oo nin Macalinkiisii dugsiga marna Abtigii hoose ah u magacaabay Safiirka Ruushka u fadhiya Soomaaliya (Xog hoose)

Comments Off on Xasan Sheekh oo nin Macalinkiisii dugsiga marna Abtigii hoose ah u magacaabay Safiirka Ruushka u fadhiya Soomaaliya (Xog hoose)

Madaxwaynaha ay qabyaaladda iyo kaligi talisnimadu madaxa martay Xasan Sheekh ayaa isagoon cidna la tashan qaab qabyaaladaysan ama eexaysan isaga magacaaabay Safiirka Soomaaliya Ruusha u fadhiya macalinkiisii hore Cabdullaahi Maxamed Warasame (Duqow). Cabdullahi Maxamed Warsame ayaa Abti hoose u ah Xasan Sheekh, dhanka kalena Cabdullaahi ayaa ah nin da ah oo 80 jir ah. Safiirka […]

Continue reading …

Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Inta ay Soomaali xal kasugayaan Siyaasiyiin aan badnayn oo sixran oo hadda dantooda mooyee aan dan Soomaaliyeed u jeedin Soomaaliya wax xal ah ha ka sugin. Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn oo aan xal loo helin sidoo kale haka sugin in xal […]

Continue reading …

Dib u akhri maqaal 3 sano kahor aan daabacnay oo saxaafadda madaxbanaan haddii la xanibo maxaa xigi

Comments Off on Dib u akhri maqaal 3 sano kahor aan daabacnay oo saxaafadda madaxbanaan haddii la xanibo maxaa xigi

Halkaan ka eeg maqaalka xiligii la daabcay Maqaal: Maxaad kala socotaa Muhiimadda Xoriyatul qowlka(importance of freedom of speech) Maqaalkan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda Xornimo u hadalka iyo Saamaynta ay kuleedahay Ummadda jiritaankeeda iyo horumarkeeda. Hadaad aragtid qof doonaya in uu dadka afka qabto, waa qof doonaya in uu wax isdaba mariyo, waayo haddii uu ruuxu […]

Continue reading …