Home » Search results for: “nimcooyinka”

Cadayn In Xalka Qowmiyadda Soomaalida Yahay Dawlad Gobaleedyo Hoostaga Dawladda Federaalka Soomaaliya

Comments Off on Cadayn In Xalka Qowmiyadda Soomaalida Yahay Dawlad Gobaleedyo Hoostaga Dawladda Federaalka Soomaaliya

Marka hore qofkasta oo Soomaaliya waa in uu har iyo habbeen ugu xamdiyo illaahay nimcada uu sida goonidaa ugu manastay qowmiyadda Soomaalida, nimcadaas oo aan lasiin qowmiyadaha kale ee dunida illaahay nagu wada abuuray, halkaan ka akhri qoraal arrinkaas ka hadlaya. Marka xiga maadaama illaahay dadka Soomaalida dhul qaniya iyo dad isku luuqad iyo midaba […]

Continue reading …

Gabdhaha Soomaalida Oo ka Dhiidhiyay Qaran Burburkii Ku Dhacay Qowmiyadda Soomaalida (Bulshada Soomaalida Oo Maanta Soo Jeeda Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Gabdhaha Soomaalida Oo ka Dhiidhiyay Qaran Burburkii Ku Dhacay Qowmiyadda Soomaalida (Bulshada Soomaalida Oo Maanta Soo Jeeda Fallanqayn Kooban)

Bulshadii Soomaaliyeed maanta hal tareen bay saaran yihiin, isku si bay wax u wada arkaan rag iyo dumar. Maanta Soomaalinimada ayaa qofwalba qabiilka kala wayn. Gabdhaha Soomaalida oo ka hadlaya nimcooyinka illaahay Soomaali ku manaystay Daawo sida ay gabdhahaan uga qiiroonayaan qaran burburka qawmiyadda Soomaalida.

Continue reading …

Khudbaddii Muuse Biixi Maxaa Soomaaliwayn Xal Uh (Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Khudbaddii Muuse Biixi Maxaa Soomaaliwayn Xal Uh (Fallanqayn Kooban)

Muuse Biixi Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland ayaa khudbad kooban ka jeediyay xafladdii lagu caleema saarayay. Muuse Biixi ayaa runtii khudbaddiisu ay ahayd mid qiimabadan leh marka laga eegayo ruuxa Somalilanderka ah ee aaminsan fikirka gooni goosadka iyo caadifadda beesha ee hoose, laakiin waxaan rabaa in aan in yar ka fallanqeeyo anoo ka eegaya dhanka Soomaaliwayn. […]

Continue reading …

Raysalwasaare Khayre: Madaxwaynaha Uganda ayaa Igu Yiri hadaad isku dhaqan tihiin, isku diin, isku luuqad oo Dhul Qaniya Illaahay Idin Siiyay Hadaad is dishaan Illaahay Naarti Ha Idinku Fogeeyo

Comments Off on Raysalwasaare Khayre: Madaxwaynaha Uganda ayaa Igu Yiri hadaad isku dhaqan tihiin, isku diin, isku luuqad oo Dhul Qaniya Illaahay Idin Siiyay Hadaad is dishaan Illaahay Naarti Ha Idinku Fogeeyo

Qorooyin isla arrinka uu raysalwasaaruhu ka hadlay ku saabsan oo aan horay ugu daabacnay p/O halkan ka akhri

Continue reading …

Waxaan talo koobban usoo jeedinayaa Madaxwayne Farmaajo si aan u wada guulaysanno oo faraxaddii aan wada faraxnay aynan nooga khasaarrin. Fadlan Madaxwayne Farmaajo u saar Guddi, xulashada Raysalwasaaraha oo Soomaalida tus in aad taladii xulashada Raysalwasaaraha ka qaybgallisay, si markaas haddii xulashadii lagu khasaaro ay markaas eedeedana Soomaali oo dhan wax uga yeelato. Gudigaas waliba […]

Continue reading …

10 Magaalo Oo China Ku Yaal Ayaa Magaalo Kasta Waxaa Ku Nool Celcelsi Dad Ka Badan Soomaalida oo Dhan,Soomaali Illaahay Wuxuu Siiyay 3300km Bad, 2000km Wabi Dhul Aad U Ballaaran (Qormo Gaaban)

Comments Off on 10 Magaalo Oo China Ku Yaal Ayaa Magaalo Kasta Waxaa Ku Nool Celcelsi Dad Ka Badan Soomaalida oo Dhan,Soomaali Illaahay Wuxuu Siiyay 3300km Bad, 2000km Wabi Dhul Aad U Ballaaran (Qormo Gaaban)

Illaahay ayaa Soomaali uga eexday bini aadamka kale ee illaahay caalamka ku abuuray markii Illaahay Soomaali siiyay Dhul aad u ballaaran bad iyo Bari, 3300 km bad ah, 2000km Wabi, markii illaaahy Soomaali ka dhigay hal qowmiyad oo wadaaga diin, arragti, luuqad, jinsi, waxwalba oo bini aadam wadaagi karo, ogow kenya iyo Ethiopia oo Soomaali […]

Continue reading …

Soomaalida oo hal qowmiyad ah oo illaahay ku abuuray dhulka aduunka ugu qanisan uguna Istiraajiyadsan illaahay siiyay 3300 km oo bada iyagoo dad aad u yar ah uu illaahay dhulka intaa le’eg siiyay— Halkaan ka eeg 10 magaalo oo China Ku yaal oo magaalo kasta ay ku nool yihiin dad la tiro ah dhamaan qawmiyadda […]

Continue reading …

Soomaalida ayaan wali fahmin erayga Dawlad. Waxaana wanaagsan in ay Soomaalidu horta marlabaad si fiican isku waydiiyaan waa maxay Dawlad?. Hadaba Dawlad wax kale ma ahan ee waa wax la isku darsaday oo umad meel degan ay ku heshiiyeen in ay wax wada wadaagaan, waxayna ka dhigan tahay sida iyadoo 20 qof ay min 1000 […]

Continue reading …

Aduunka maanta waxyaalaha ugu muhiimsan waxaa ka mid ah Biyaha Dhulka Hoostiisa ceegaaga, waayo biyaha nadiiftaa ee la cabo waa kuwa dhulka hoostiisa ku jira. Waxaana lagu ogaadaa aaladda Satalite-ka casrigaa, waxaana jira aalado si fudud lowgu ogaan karo meelaaha ay fadhiyaan waraha waawayn ee dhulka hoostiisa, Africa meelaha ay fadhiyaan biyaha ugu ballaaran waa […]

Continue reading …

Qabyaaladda iyo doorka ay ku leedahay mustaqbal xumada Qowmiyadda Soomaalida (Qormo gaaban) Qowmiyadda Soomaalida oo ah mid ka mid ah 80-ka Qaowmiyadood ee Ethiopia ku nool Halkaan ka akhri qowmiyadaha Ethiopia, ama Qowmiyadda Soomaalida waa mid ka mid ah 70-ka Qowmiyadood ee Kenya akhri Qowmiyadaha Kenya, dhanka kalena dhul ahaan dhulka ay Qowmiyadda Soomaalida degtaa […]

Continue reading …
Page 2 of 3123