Home » Entries posted by Runbadane libaax (Page 3)
Entries posted by king

Madaxweyne Xassan Sheekh oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado

Comments Off on Madaxweyne Xassan Sheekh oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Talaado ah safar ku tagay magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud isagoo ka socdaalay magalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Wafdiga uu hogaaminayo madaxweyne Xasan ee gaaray Cadaado ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay degamda Cadaado qeybaha kala duwan Shacabka odayal dhaqameed iyo wasiirro ka tirsan dowladda Soomaaliya […]

Continue reading …

DAAWO: Sheekh Umal oo iska fogeeyay inuusan xiriir la lahayn al shabaab

Comments Off on DAAWO: Sheekh Umal oo iska fogeeyay inuusan xiriir la lahayn al shabaab

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa ka hadlay liis dhawaan ka soo baxay dawlada Kenya oo lagu sheegay in looga shakinsan yahay inay xidhiidh la leeyihiin Alshabaab.Ashqaasta liiskan lagu xusay ayaa la xanibay okoonadooda waxaana kamid ah 14 xawaaladood oo ah kuwa ugu waaweyn xawaaladaha Soomaaliyeed. Sheekh Umal wuxuu […]

Continue reading …

Dawladda Fedaraalka ah iyo maamulka Puntalad si wadar usoo saarey war murtiyeed ka kooban qodobbo dhawr oo ay ku hishiiyeen

Comments Off on Dawladda Fedaraalka ah iyo maamulka Puntalad si wadar usoo saarey war murtiyeed ka kooban qodobbo dhawr oo ay ku hishiiyeen

Wafti ka socda Dawladda Fedaraalka oo maalmahaanba magaalada Garawe booqasho ku joogey, kuwaasoo hoggaaminayey Ra’isul-wasaaaraha Soomaaliye Cumar Cabdirshiid ayaa waxaa ay wada-xaajoood ballaaran yeesheen maamulka Puntland, kuwaasoo isku wada raacey Warmurtiyeed ka kooban todabo qodob, kaasoo u qornaa sidatan: 1: Fulinta iyo hirgalinta heshiisyadii hore loo galay. Dowladda Federaalka iyo dowladda Puntland waxa ay isku […]

Continue reading …

(SAWIRO) Jaaliyada Jubbaland ee Finland oo Qado Sharaf u Sameysay Xildhibaan Abdibare Jibriil‏

Comments Off on (SAWIRO) Jaaliyada Jubbaland ee Finland oo Qado Sharaf u Sameysay Xildhibaan Abdibare Jibriil‏

Jaaliyada Jubbaland ee Finland oo Qado Sharaf Si Heer sare Loo Soo Agaasimay u Sameysay Xildhibaan Cabdibare Jibriil iyo Wakiilka Puntland u Fadhiya Finland Mudane Cabdifataax Jaamac Janagale iyo Gudoomiyaha Dalada Midowga Puntland ee Finland Mudane Cabdiqani Ducaalei iyo aqoonyahano reer jubaland iyo Puntland waxaa sidoo kale kasoo qeybgalay Jaaliyada Reer Hiiraan Ugaas Cabdirisaaq Cali […]

Continue reading …

Dawladda Soomaaliya iyo Puntland oo uu shir uga Furmay Garoowe

Comments Off on Dawladda Soomaaliya iyo Puntland oo uu shir uga Furmay Garoowe

Shir wada tashi ah oo u dhexeeya Dawlada Federaalka iyo Puntland ayaa maanta oo Sabi ah ka furmay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas”,Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke,Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar,Guddoomiyaha Baarlamanka Siciid Xassan Shire,Wasiiro iyo Xildhibaano […]

Continue reading …

M/weyne Xasan” Qof walba Dhir ha beero”

Comments Off on M/weyne Xasan” Qof walba Dhir ha beero”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay Todobaadka Dhulbeerista oo Magaalada Muqdisho ka bilowday ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya ay ka sii dhamaaneyso Dhirtii uu Caanka ku ahaa islamarkaana la Nadaam guuriyay. Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb Munaasabadaas oo ka dhacaday Xarunta Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ayaa sheegay […]

Continue reading …

Magaalada Boosaaso ay soo gaareen Qaxootigii ugu badnaa oo Soomaaliyeed, kuwaasoo kasoo carerey Dalka Yamen

Comments Off on Magaalada Boosaaso ay soo gaareen Qaxootigii ugu badnaa oo Soomaaliyeed, kuwaasoo kasoo carerey Dalka Yamen

Waxaa magaalada Dekada ah ee Boosaaso xeebteeda ku soo xiratey Doon aad u weyn oo siddey qoxooti aad u badan oo Soomaaliyeed, kuwaasoo kasoo cararey dagaalada ahliga ah ee weli ka soconaya halkaas. Tirada qaxootigaas ay kor u dhaafeysey 250 qof, kuwaasoo isagu jirey qeybaha kale duwan ee Bulshada sida, Caruur, Dhalinyaro, Haween, Odayaal iwm. […]

Continue reading …

(SAWIRO) Xildhibaan Abdibarre oo la kulmay jaaliyadaha Soomaalida ee dagan Finland‏

Comments Off on (SAWIRO) Xildhibaan Abdibarre oo la kulmay jaaliyadaha Soomaalida ee dagan Finland‏

Kulan aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Dalada midawga Ururada Puntland ayaa waxaa marti u ahaa xildhibaan aad looga yaqaan dalka iyo dibadaba waa Abdibare Jibriil oo booqosho kuyimid dalkan finaland. kulankan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qaybaha bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaan,ururada kala duwan ee soomaaliyeed oo u adeega […]

Continue reading …

Aqriso sida loo qeybsaday xildhibaanada Jubbaland

Comments Off on Aqriso sida loo qeybsaday xildhibaanada Jubbaland

Magaalada Kismaayo waxaa ka socda shirar isdaba joog ah oo ku aadan gudbinta magacyada magacyada xubnihii uga mid noqon lahaa baarlamaanka Jubaland.Beel kasta waxay hada ku mashquulsantahay xulista xubnihii uga mid noqon lahaa baarlamaanka Jubaland.Dhanaan Media waxay soo ogaatay inaysan waxba kajirin wararka sheegaya in Beelo isaga baxeen shirka ayna dhamaan beeluhu diyaar uyihiin inay […]

Continue reading …

Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xaaskii Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole Marxuumad Aamino Abiib oo Maanta ku geeriyootay magaalada Garoowe ee Puntland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray guud ahaan qoyskii,ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Aamino Abiib iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed iyo reer […]

Continue reading …