Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 27)

Dalalka Caalamka ayaa muhiimad dheeraada siiya hanaanka ay u xulanayaan ruuxa ay ku aaminayaan masiirka qarankooda oo ah waxa ugu muhiimsan mustaqbalka qaran habka loo jihayn lahaa. Hadaba anigaygan qoraya qormadaan baa wallaahay waxaan usoo joogay nin Musharax Madaxwayne ahaa oo nin Qurbaha jooga uu u qorayo siyaasaddii uu shacabka usoo bandhigi lahaa Musharaxaas Madaxwayne […]

Continue reading …

Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo.

Comments Off on Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo.

Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo. Warbaahinta Puntlandobserver waxay codsi u diraysaa Soomaalida doonaysa in Sharcigu shakhsiga ka sareeyo. Si Soomaali loo mideeyo, waxaa Soomaalida midaynkara nidaam dawladeed oo cadaalad ku dhisan. Si nidaam dawladeed ee cadaalad ku dhisan loo hello, waa in la illaashaa wixii Soomaalida ka dhaxeeyay ee la […]

Continue reading …

Meesha Kaliya ee ii Muuqata ee Soomaali laga badbaadin karro waa iyadoo ay Soomaali meel ay jooggaanba ku dadaalaan sidii ay uga hor tagi lahaayeen in xildhiaanka hanaan musuqmaasuqa lagu soo xullo. Haddii ay marba ku guulaystaan kooxaha dhagar qabayaasha ee ku dadaalaya hadda sidii ay u musuqmaasuqi lahaayeen hanaanka xildhibaanada DFS lagu soo xullayo, […]

Continue reading …

Hoos waxaad ka dhegeysataa waraysi Radio Daljir uu ka duubbay Madaxwaynaha Puntland xilligii uu Musharaxa ahaa. Waxaanan qormooyin gaagaaban ka diyaarin doonnaa sababa ay u fulli waayaan ballanqaadyadii madaxwaynaha. Jawaabta si aad usii ogaatid akhri maqaalkan Kuwa Isimada iyo Xildhibaanada iyo Musharaxiinta Laaluushka codka iyo masiirka shacabka masaakiintaa kala iibsanaya sida ay diintu amaanada iyo […]

Continue reading …

Akhri qormadii aan laba sano ka hor ka qornay Barre Hiiraale: Dhagayso: Barre Hiiraale waraysi siiyay Voa, nabadna diiday (warbixin kooban mala joogaa xiligii dhalin yaradu iskala xisaabtami lahayd odayaasha dagaal oogayaashaa oo dhalinyarda mustaqbalka kadila oo ku kalifa dhalinyarada in ay tahriibaan) Dhulka Soomaalida waa dhulka aduunka ugu qanisan, laakiin waxaa soomaaliya halkaas dhigay […]

Continue reading …

Waa Barnaamij Gole Soomaali Leedahay ka baxa kii ugu qiima badnaa, waxaana sida ugu wanaagsan looga doodayay sidii Soomaalidu u helilahaayeen hanaan siyaasadeed oo isla xisaabtan maamul wanaag iyo hufnaan ku astaysan Warbaahinta P/O ayaa si gaara ugu hambalyaynaysa wariyaha iyo tv.ga SBC iyo waliba aqoonyahanno dooda is waydaarsanaya. Waxyaalihii goobta lagu soo qaaday ayaa […]

Continue reading …

Umadkasta wixii ay doonaan baa illaahay ku abaal mariyaa, ciladda Soomaalida haysata waxay iska qaban waayeen madaxdooda, waana qaladka ugu wayn oo waxaynan aqoon sida loola xisaabtamo madaxda ay doortaan. Akhri maqaalada aan Puntlandobserver muddo dheer ku baahinaynay Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo […]

Continue reading …

Waxaan warbaahinta P/O muddo 4 sano ah ku faafinayay muhiimadda Cadaaladda halkaan ka eeg mid ka mida maqaaladaan baahinayay 4 sano ka hor —> See Soomaaliya Loo horumarinkaraa, waxaa lagu horumarinkaraa Cadaalad, Cadaalad, Cadaalad(Warbixin Muhiima oo kooban fadlan ka faa-iidayso oo akhri). Waxaana maanta si aada iisoo jiitay Maqaal kooban oo uu bartiisa facebuugga ku […]

Continue reading …

In Iceland, I’m standing now in front of the door of the house of the current president of Iceland. No police, no army, no wall or gates, and I don’t see any security cameras at all!! (And look how relatively simple it looks!!), and I remind you, that I’m a bearded Muslim wondering around the […]

Continue reading …

Qabyaaladda iyo doorka ay ku leedahay mustaqbal xumada Qowmiyadda Soomaalida (Qormo gaaban) Qowmiyadda Soomaalida oo ah mid ka mid ah 80-ka Qaowmiyadood ee Ethiopia ku nool Halkaan ka akhri qowmiyadaha Ethiopia, ama Qowmiyadda Soomaalida waa mid ka mid ah 70-ka Qowmiyadood ee Kenya akhri Qowmiyadaha Kenya, dhanka kalena dhul ahaan dhulka ay Qowmiyadda Soomaalida degtaa […]

Continue reading …