Home » Archives by category » Articles (Page 26)

Bosaso Airport (Gegida Bosaso): Maxey kala mid noqon doontaa kuwa Xamar, Hargeysa iyo Kismayo? Silic, Bahdil iyo Ehaano mise …. Cusmaan Cumar – cusmaancumar@gmail.com Gegida Cigaal – Hargeysa Waxaan ka soo dhoofay gegida Cigaal ee Hargeysa. Dayaaraddu waa Ethiopian Airlines oo ku socota Addis. Mid yar oo qaadda ilaa 50 qof. Waxaannu nahay ilaa iyo […]

Continue reading …

Markaad eegtid shaxda Degmooyinkii 1969 ayaa waxay isku gayn ka koobanyihiin 49 Degmo oo kala ah. A-Gobolka Hargeysa 5 degmo B -Gobolka Burco 8 Degmo C- Gobolka Majeerteeniya 8 Degmo D- Gobolka Ex Mudug 7 Degmo E- Gobolka Hiiraan: 2 Degmo F-Gobolka Ex-Banaadir: 9 Degmo G- Gobolka Jubada Sare: 6 Degmo H- Gobolka Jubada Hoose […]

Continue reading …

Hadaad si fiican ugu fiirsatid hab dhismeedka ay Degmooyinka u qoondaysay xukuumaddii Siyaad Barre waxaa meesha ka baxaya wax xitaa cadaalad u dhow. Si hadaba calaa aqali wax cadaalad u dhow loo helo waxaa wanaagsan haddii hanaanka degmooyinka wax lagu qaybsanayo in lagu qaybsado Hab dhismeedkii Hanaankii Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969) oo wax badan […]

Continue reading …

Mogadishu: Relocation of Somalia’s Capital City – The Broken Heart of Somalia. The decline, decay and devastation in Mogadishu together with the fear, brutality and loss suffered by the urban population of the city is a wound that has been festering for over two decades. By Cusmaan Cumar:cusmaancumar@gmail.com Mogadishu (Xamar) used to be a mosaic […]

Continue reading …

Waxaa baryahan gayiga Soomaalida looga doodaa hiigsiga 2016 iyo in hanaanka doorashada lagu galo habka degmooyinka ama 4.5. Hadaba waxaa jira siyaasiyiin fara badan oo ku dooda in xukuumaddii Siyaad Barre ay Beesha Daarood Degmooyin farabadan oo ayna xaq u lahayn u magacaabay. Hadaba bal halkaan ka eeg shaxda Degmooyinka oo Map ah https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/4/47/Somali_land_2007_05_18.png Hadaad […]

Continue reading …

SOMALI ELECTION 2016: CONCEPT NOTE: HYBRID ELECTION PROCESS. By Dahir Jibreel, Ph.D. February 14, 2015 Source :http://www.wardheernews.com/somalia-election-2016-concept-note-hybrid-election-process/ Somalia emerged from a political transition in September of 2012 to become a fully recognized sovereign country again. At last, the hope of the Somali people and the International Community was raised the fact that the nation is […]

Continue reading …

Shariif Sakiin ayaa noqday Hogaamiyhii ugu cadaaladda xumaa hogaamiyayaasha Soomaaliya soomaray marka la eego sida uu wax ugu qaybshay beelaha Soomaalida ah ee degan sadexda Gobol ee KoonfurGaleed. Xubnaha Xildhibaanada ayaa iskudar ahaaa 145. Sidatan ayay Shariif iyo Kooxdiisu u qaybsheen Daarood 4 Hawiye 20 Dir 14 Mirifle 67 Digil 34 Shanaan .5 6 Iskudar […]

Continue reading …

SHIRKII 5aad ee QurboJoogta Reer Kismaayooodka ee Minneapolis Iyo Soo Dhawayntii Yasin M. Yusuf (Karani).

Comments Off on SHIRKII 5aad ee QurboJoogta Reer Kismaayooodka ee Minneapolis Iyo Soo Dhawayntii Yasin M. Yusuf (Karani).

SHIRKII 5aad ee QurboJoogta Reer Kismaayooodka ee Minneapolis Iyo Soo Dhawayntii Yasin M. Yusuf (Karani). Shirkaan sanadlaha ah, oo ay isku yimaadaan REER KISMAAYOODKA hore, ayaa waxaa sidoo kale lagu maamusey booqashada iyo soo dhawaynta Yasin Mohamoud Yusuf (Karani). Yaasiin oo ka mida ah hogaamiyaasha Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sweden. Yaasiin Karani oo macalim ka […]

Continue reading …

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. 2) Qaabka ugu habboon ee xildhibaanada 2016 iyo Madaxwaynaha iyo Raysalwasaraha loosoo xuli karo 3) Ujeedada laga leeyahay in ay madaxwynaha doortaan 10 kun 4) Aflaam 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. Cid walba oo cadaalad darro iyo sad […]

Continue reading …

Prof Joseph-stalin-ka Puntland oo maalmahaan magacaabay Agaasimayaal iyo Gudoomiye

Comments Off on Prof Joseph-stalin-ka Puntland oo maalmahaan magacaabay Agaasimayaal iyo Gudoomiye

Waxaan maalmahaan ku faafinaynay warbaahinta Puntlandobserver in Soomaalidii meel walba ay jooggaan deegaanadooda lagu maamulu nidaamkii aduunka ugu diktaatoorsanaa ee uu Siyaad Barre kasoo maanguuriyay Diktaatoorkii Russia Joseph-stalin, si aad arrinkaas si fiican ugu fahanto akhri maqaalkan Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan […]

Continue reading …