Home » Archives by category » Articles (Page 28)

Waxaa aan ku nool nahay aduun ay 9 Billion oo qof ku nool yihiin oo maanta ay 9ka billion ee dunida ku nool is arkaan oo internetku isku xiray, waxaana ayaan daro ah in ay dadka Soomaalidaa Caqligoodu aannu wax xal ah keeni karin marka laga reebo in qof ladilo, caqligaas oo ah caqliga ugu […]

Continue reading …

Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 2aad)

Comments Off on Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 2aad)

Joseph-stalin wuxuu ahaa Kaligi Taliyihii ugu cuslaa Madaxdii aduunka Soomaray ee boobay dhamaan awooddii shacabka oo waliba layimid Nidaam si fiican ugu suurtagalay in uu hal ruux boobi karro, awoodda iyo mansabka 140 million oo ruux, oo waliba suu rabo u maamuli karo isga oo kaligiisa. Joseph-stalin wuxuu muddo 30 sano ah xoog ku maamulayay […]

Continue reading …

Marlabaad dib u akhri: Maxaad kala socotaa kacdoonadii dahsoonaa ee caddaalad daradda awgeed ku dhashay, iyo tusaalooyin kacdoonadii Soomaaliya ka dhacay, sida Kacdoonkii SYL, Kacdonkii Siyaad Barre, Kacdoonkii Caydiid, Kacdoonkii Cabdullaahi Yussuf iyo iska caabinta Kacdoonka Cabdullaahi Yussuf ee Maxaakiimta (Alshabaab, Damjidiid, Aalashiikh). Kacdoonka hadda Socda ee Beesha Biyamaal

Comments Off on Marlabaad dib u akhri: Maxaad kala socotaa kacdoonadii dahsoonaa ee caddaalad daradda awgeed ku dhashay, iyo tusaalooyin kacdoonadii Soomaaliya ka dhacay, sida Kacdoonkii SYL, Kacdonkii Siyaad Barre, Kacdoonkii Caydiid, Kacdoonkii Cabdullaahi Yussuf iyo iska caabinta Kacdoonka Cabdullaahi Yussuf ee Maxaakiimta (Alshabaab, Damjidiid, Aalashiikh). Kacdoonka hadda Socda ee Beesha Biyamaal

Marlabaad dib u akhri: Maxaad kala socotaa kacdoonadii dahsoonaa ee caddaalad daradda awgeed ku dhashay, iyo tusaalooyin kacdoonadii Soomaaliya ka dhacay, sida Kacdoonkii SYL, Kacdonkii Siyaad Barre, Kacdoonkii Caydiid, Kacdoonkii Cabdullaahi Yussuf iyo iska caabinta Kacdoonka Cabdullaahi Yussuf ee Maxaakiimta (Alshabaab, Damjidiid, Aalashiikh). Kacdoonka hadda Socda ee Beesha Biyamaal Halkaan ka eeg Qormooyinkii hore ee […]

Continue reading …

Ninkii Qabyaalad xal u arkow waad qaldantahay (Qormo gaaban)

Comments Off on Ninkii Qabyaalad xal u arkow waad qaldantahay (Qormo gaaban)

Horta Qabyaalad ma dhamaataa, bal u fiirso Maanta waa Hawiye iyo Daarood, bari waa daaroodkii ama Hawiyihii oo sii kala jabay, hadalana waa Beeshii oo sii kala jabtay. HADABA NINKII MAANTA QABYAALAD XAL U ARKOW WAAD QALDANTAHAY EE WAQTI BADAN YAANU KAAGA DHUMIN, WAX SOOMAALIWAYN GOOBITAANKEED DHAAMA MA JIRAAN, WAXAANA WANAAGSAN QURUX BADAN MAGAALADA AY […]

Continue reading …

Dagaalkii Gaalkacyo maxaa laga faa-iiday oo aan dhib ahayn (Qormo Gaaban)

Comments Off on Dagaalkii Gaalkacyo maxaa laga faa-iiday oo aan dhib ahayn (Qormo Gaaban)

Hadda ka hor waxaan ku daabacnay Warbaahinta Puntlandobserver in shacabka reer Swdeden ay dalkooda ka illaasheen wax dagaala muddo 800 sideed boqol oo sano gaaraysa, reer Sweden kama qaybqaadan dagaalkii koobaad iyo kii labaad ee aduunka, waxayna shacabka reer Sweden isku balan sadeen in aynan xitaa lakala safan wadamada is dagaala ama xanafi dhexmarto ee […]

Continue reading …

Dr. Gaas oo ‘Puntland Diaspora-dii uu aasaasey’ Ku Cambaareysey ‘Xariga Wariye Dabarani’

Comments Off on Dr. Gaas oo ‘Puntland Diaspora-dii uu aasaasey’ Ku Cambaareysey ‘Xariga Wariye Dabarani’

Dr. Gaas oo ‘Puntland Diaspora-dii uu aasaasey’ Ku Cambaareysey ‘Xariga Wariye Dabarani’ War saxafadeed uu soo saaray ururka xag jirka ah ee loo yaqaan Puntland Diaspora, ee uu asaaskiisa qaybta wayn ka qaatey Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Abdiweli Gaas (halkaan riix:http://www.puntlanddiaspora.org), ayaa waxuu cadeyey in xariga weriye Jaama Yusuf Dabaraani uu yahay mid xad […]

Continue reading …

Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 1aad)

Comments Off on Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 1aad)

Inkastoo ay badan yihiin qodobada sababay burburkii Qarankii Soomaaaliyeed, ayaan hadana baryahaan awoodda saaraynaa in aan iftiiminno laba qodob oo muhiim ah, in la fahmo xajmiga saamaynta ay labadaan qodob ku leeyihiin in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyed iyo Xukun ku unkan Hanaan maamul wanaag. Labadda Qodob ayaa kala ah 1) Madaxda Soomaalida oo […]

Continue reading …

Xasan sheekh oo si fiican Turub ula ciyaaray Gaas, waxaa rumowday maahmaahdii Hawiye Turub Barrey (Akhri)

Comments Off on Xasan sheekh oo si fiican Turub ula ciyaaray Gaas, waxaa rumowday maahmaahdii Hawiye Turub Barrey (Akhri)

Kooxda Xasan Sheekh oo loo badinayo in ay Gacmo shisheeye gacan saar la leeyihiin ayaa warar isa soo tarayaa ay sheegayaan in ay si fiican Turubka ula ciyaareen Madaxwayne Gaas, waxaana dhabaowday maahmaahdii ahayd “HAWIYE TURUB BAREY”. Kooxdan Xasan Sheekh iyo saaxiibadooda Gacmaha Shisheeye ayaad mooddaa in ay Soo akhriyeen Koodhka Gaas IYO WAXA UU […]

Continue reading …

Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Inta ay Soomaali xal kasugayaan Siyaasiyiin aan badnayn oo sixran oo hadda dantooda mooyee aan dan Soomaaliyeed u jeedin Soomaaliya wax xal ah ha ka sugin. Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn oo aan xal loo helin sidoo kale haka sugin in xal […]

Continue reading …

Dib u akhri maqaal 3 sano kahor aan daabacnay oo saxaafadda madaxbanaan haddii la xanibo maxaa xigi

Comments Off on Dib u akhri maqaal 3 sano kahor aan daabacnay oo saxaafadda madaxbanaan haddii la xanibo maxaa xigi

Halkaan ka eeg maqaalka xiligii la daabcay Maqaal: Maxaad kala socotaa Muhiimadda Xoriyatul qowlka(importance of freedom of speech) Maqaalkan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda Xornimo u hadalka iyo Saamaynta ay kuleedahay Ummadda jiritaankeeda iyo horumarkeeda. Hadaad aragtid qof doonaya in uu dadka afka qabto, waa qof doonaya in uu wax isdaba mariyo, waayo haddii uu ruuxu […]

Continue reading …