Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 15)

Madaxwayne Mansabkasta magacaabaya Ma dimoqraadiyad mise Diktaatooriyad (Maqaal xal u ah Nidaam darada Soomaalida)

Comments Off on Madaxwayne Mansabkasta magacaabaya Ma dimoqraadiyad mise Diktaatooriyad (Maqaal xal u ah Nidaam darada Soomaalida)

Dimoqraadiyad micnaheedu waa nidaam Hoos ka dhis kor u dhis, ama Nidaam waxwalba shacabka ka yimaadaan, waana Nidaam isla Xisaabtan iyo wadatashi, waxwalbana shacabkay ka yimaadaan, ruuxa ay Doortaan oo matalan ay Madaxwayne u doortaan, shaqadiisu waa Arbiitare, ama Illaaliye ee ma ahan ninkii isagu waxwalba go’aan ka gaarayay. Caqabadda ugu wayn ee maanta Soomaalida […]

Continue reading …

Ciladda ugu wayn ee Soomaalu meel walba oo ay joogaan haysata waa dhaqan xumadii uu dhaxal siiyay Marxuum Kaligi Taliye Siyaad Barre. Waxaanad arkaysaa sida qaldan ee ay Soomaalidu u fahmeen shaqada Madaxwaynaha. Aduunka Casrigaa Shacabku meel bay iska saareen Madaxwayne in uu wax walba kaligiis go’aan ka gaaro. Madaxwayne shaqadiisu waa Hogaamiye (Charman) , […]

Continue reading …

Barnaamijka Dalmar -Maamul-wanaagga Cabdisamed Cali Xaashi

Comments Off on Barnaamijka Dalmar -Maamul-wanaagga Cabdisamed Cali Xaashi
Continue reading …

Dib u dhagayso Khudbadihii Madaxwayne Gaas ee ay Puntlandobserver horey u daabacday

Comments Off on Dib u dhagayso Khudbadihii Madaxwayne Gaas ee ay Puntlandobserver horey u daabacday

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa inta badan awoodda saarta Khudbahaha iyo hadala xigmadda iyo nuxurka xambaarsan, marka qaybo kamid ah Khudbadihii Madaxwayne Gaas bal dib u daalaco. khudbadihii Madaxwayne Gaas Halkaan kilig garee

Continue reading …

Dib u akhri Maqaal: Maxaad kala socotaa Muhiimadda Xoriyatul qowlka(importance of freedom of speech)

Comments Off on Dib u akhri Maqaal: Maxaad kala socotaa Muhiimadda Xoriyatul qowlka(importance of freedom of speech)

Maqaalkan oo aan 3 sano ka hor ku daabacnay Puntlandobserer iyo waxa hadda socda ee suxufiyiinta la iska xirxirayo maxaa kaaga baxay, halakaan ka eeg xiliga aan maqaalkan daabacnay. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda Xornimo u hadalka iyo Saamaynta ay kuleedahay Ummadda jiritaankeeda iyo horumarkeeda. Hadaad aragtid qof doonaya in uu dadka afka qabto, waa […]

Continue reading …

MO IBRAHIM INDEX OF AFRICAN GOOD GOVERNANCE (Somalia lowest number)

Comments Off on MO IBRAHIM INDEX OF AFRICAN GOOD GOVERNANCE (Somalia lowest number)

IBRAHIM INDEX OF AFRICAN GOOD GOVERNANCE in PDF

Continue reading …

Puntland jihadee usocotaa???????. waa Qormooyin muhim ah oo Puntlandobserver idiinku talagashay (Lasoco)

Comments Off on Puntland jihadee usocotaa???????. waa Qormooyin muhim ah oo Puntlandobserver idiinku talagashay (Lasoco)

Waa muhim in shacabku is waydiiyaan halkee shacabka Puntland u jihaysteen, waa Qormoyin aan doonayno in aan marka hore idiin soo gudbino, markaas kadibna ay shacabku aragtiyadooda ka dhiibtaan, waana Qormooyin marka danbe maqal iyo muuqaal yeelan doona. Shacabku hadaynan dawladda la shaqayn Puntland jihadee aadaysaa??: Shacabku hadaynan dawladooda toosin oo dawladda wixii saxana lagu […]

Continue reading …

Shacabka Soomaalida ayaa hadda ka quustay Siyaasiyiinta Soomaalida, waxaana ay shacabku dhibsadeen Visionka ama arragta fog Siyaasiyiinta Soomaalida ee ay ahayd in dalka iyo dadkaba lagu badbaadiyo oo ah Vision aan shacabka ka iibsamayn. Waxay ahayd in ay dhawraan rabitaanka shacabka ay matalayaan oo ka illaaliyaan Xurgufta iyo Golaaftanka dhexdooda ah ee ay la yimaadaan […]

Continue reading …

Shacabka Soomaalida iyo kuwa Puntlandba horey uguma baraarugsanayn wax layiraahdo Gole siyaasadeed, sidaa aawadeed shabakadda P/O waxay si aad u qotodheer ugu hambalyaynaysaa sida wanaagsan ee uu Aqoonyahan Gablax shacabka ugu sharaxay muhiimadda abuuridda Gole siyaasadeedyo ama 66 Goobood oo laga soo kala doorto 66da xildhibaan ee Puntland, sidaa si le’egna ay Shacabka Soomaalida kale […]

Continue reading …

Halkaan ka eeg qormooyinkii faraha badnaa ee Cabdiraxmaan Gablax uga tala bixiyay sida hanaan dawladeed lagu gaari karro. Aqoonyahn Cabdiraxmaan Sh Maxamed Gablax (Ex Musharax Puntland) ayaa si aad u waadaxa uga tala bixiyay sida saxdaa ee Barnaamijka Xisbiyada badan Puntland looga hirgallinkaro. Cabdiraxmaan Gablax oo lagu xasuusto sidii uu uga soo horjeestay muddo korkorosigii […]

Continue reading …