Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 2)

Ganacsatada Muqdish iyo Ninkii Dagaal Xiisa U Qabay ama Taageera Fikirka Alshabaab Fadlan Daawo Sida Ay Dagaalada Isis U Galeen Magaalada Mosul/Iraq

Comments Off on Ganacsatada Muqdish iyo Ninkii Dagaal Xiisa U Qabay ama Taageera Fikirka Alshabaab Fadlan Daawo Sida Ay Dagaalada Isis U Galeen Magaalada Mosul/Iraq

Magaalada Muqdisho waxaa ku nool ganacsato taajirno iyo qaniimad ka sameeyay intii ay Soomaali dawlad-la’aanta ku jirtay. Ganacsatadaas iyo kuwa kaloo badan ayaa taageera ururka Al-shabaab si aynan Soomaalida dawlad uga hanaqaadin iyana ay usii taajirraan. Waxaynan marna talada ku darsan in haddii ay alshabaab Muqdisho qabsato, aakhirka uu Muqdisho ka dhici doono dagaal, kaas […]

Continue reading …

Shakhsiga Puntlandobserver U Dooratay 2017-2018 Waa Farmaajo -Sababta aan U Dooranay (Fallanqayn)

Comments Off on Shakhsiga Puntlandobserver U Dooratay 2017-2018 Waa Farmaajo -Sababta aan U Dooranay (Fallanqayn)

Warbaahinta Puntlandobserver waxaan awoodda ugu ballaaran saarnaa kobcinta maamulwanaagga. Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Waa Shakhsigii ugu horeeyay ee Madaxwayne Soomaaliya ka noqda oo sanadkii koobbaad ka codsaday Soomaalida in uunan doorashada soo socota isku soo taagayn xukunka ee hadda lagala shaqeeyo sidii aan maamul taabaqaaday ku dhisan lahayn, ugana sii wada shaqayn lahayn maamul taabaqaada […]

Continue reading …

Heesaha Nabadda, Heesta Nabadaa Naas la nuugaleh

Comments Off on Heesaha Nabadda, Heesta Nabadaa Naas la nuugaleh
Continue reading …

Kaalinta Ganacsiga

Comments Off on Kaalinta Ganacsiga

Kaalinta Ganacsiga Suuq kastoo ganacsi xor ah ee dunida ka jira dawladuhu faraggelin ayay ku leeyihiin. Kaalin mug leh ayay xukuummaduhu iyo maammulladu ka ciyaaraan. Ganacsigu waa laf-dhabarka dhaqaalaha. Waxay shaqo u abuuraan bulshada. Dhaqaale ma shaqeeyn karo ganacsi la’aan. Haddii kale waxa uu noqonayaa mid dib-u-dhacsan (primitive economy). Xaqiiqadu waxaa weeye dhaqaale kasta heerka […]

Continue reading …

Taliyaha Xoogga Dfs Gorod iyo Shacabka Soomaaliyeed oo Kawada Shaqaynaya Nabadaynta Galmudug iyo Puntland Oo Furray Wadooyinkii Gaalkacyo (Video)

Comments Off on Taliyaha Xoogga Dfs Gorod iyo Shacabka Soomaaliyeed oo Kawada Shaqaynaya Nabadaynta Galmudug iyo Puntland Oo Furray Wadooyinkii Gaalkacyo (Video)

Taliyaha Cusub ee xoogga DFS Taliye Gorod oo asal ahaan kasoo jeeda Gaalkacyo qaybta Galmudug ayaa waxaa ka muuqda qalbi wanaag iyo jacayl midnimo soomaaliyeed, waana fikirka ay bulshada Soomaaliyeed 99% qabaan, balse ay hortaagnaayeen 1% qaba xumaan iyo shacabkaan masaakiintaa dhiigooda la jaqo oo qoryo la isugu dhiibo. Illaahay soomaalida xaqa ha tuso oo […]

Continue reading …

Khudbaddii Muuse Biixi Maxaa Soomaaliwayn Xal Uh (Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Khudbaddii Muuse Biixi Maxaa Soomaaliwayn Xal Uh (Fallanqayn Kooban)

Muuse Biixi Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland ayaa khudbad kooban ka jeediyay xafladdii lagu caleema saarayay. Muuse Biixi ayaa runtii khudbaddiisu ay ahayd mid qiimabadan leh marka laga eegayo ruuxa Somalilanderka ah ee aaminsan fikirka gooni goosadka iyo caadifadda beesha ee hoose, laakiin waxaan rabaa in aan in yar ka fallanqeeyo anoo ka eegaya dhanka Soomaaliwayn. […]

Continue reading …

WARAYSI/ AQOONYAHAN IBRAHIM SH MAXAMED(GABLAX) AYAA KA WARAMAY SIDA UGU HABOON EE LOO HELI KARO BAARLAMAAN SAXA SOMALIYA

Comments Off on WARAYSI/ AQOONYAHAN IBRAHIM SH MAXAMED(GABLAX) AYAA KA WARAMAY SIDA UGU HABOON EE LOO HELI KARO BAARLAMAAN SAXA SOMALIYA

Waraysigan uu aqoonyahan Ibrahim Sh Maxamed Xasan (Gablax) siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu kaga waramay ururo ka dhisan dalka dibadiisa oo ilaalinta DEEGAANKA SOMALIYA wax badan ka qabtay oo uu ka mid ahaa.Sidoo kale wuxuu ka waramay isku darka ururadu faaiidada balaaran ee ay keenaan,ugana wanaagsan tahay in mid waliba goonidiisa u […]

Continue reading …

Ha la Kala Dego si Laysugu soo Hilloobo Dad baa jira wali ku hammiyaya/taamaya in dib loogu noqdo nidaamkii iyo xukunkii dhexe ee magaalada ku urursanaa (City State). Qof jecel iyo mid necebba kaasi waa tegey, mana soo noqonayo. Waxa keli ah ee lagu wada joogi karo, kolka laga cibaaro-qaato wixii dhacay taariikhihii dhowaa, waxa […]

Continue reading …

Sawirro: Dowladda Puntland oo gurmad u dirtay Muqdisho, Iyo Madaxwayne Gaas Oo Ka Hadlay Siday Uga Go’antahay In Soomaali Isku Gurmato

Comments Off on Sawirro: Dowladda Puntland oo gurmad u dirtay Muqdisho, Iyo Madaxwayne Gaas Oo Ka Hadlay Siday Uga Go’antahay In Soomaali Isku Gurmato

Sawirro: Dowladda Puntland oo gurmad u dirtay Muqdisho Halkaan ka dhegeyso hadalkii wanaagsanaa ee Madaxwayne Gaas 

Continue reading …

Madaxwayne Farmaajo Anigu ISa Soo Sharixi Maayo Markaan Afarta Sano Dhamaysto ee Hadda Igala Shaqeeya Sidii Aan U Helilahayn Dawlad Wanaagsan (Fallanqayn)

Comments Off on Madaxwayne Farmaajo Anigu ISa Soo Sharixi Maayo Markaan Afarta Sano Dhamaysto ee Hadda Igala Shaqeeya Sidii Aan U Helilahayn Dawlad Wanaagsan (Fallanqayn)

Halkaan ka eeg qoraalo aan horay ugu daabacnay P/O in Farmaajo daacad yahay Waxaa la isku raacay Madaxwayne Farmaajo in uu yahay nin daacada, hase yeeshee maanta wuxuu ku dhiiriday wax aynan waligeed aduunka nin xukun qabsaday uunan ku dhiiran. Wuxuu yiri markaan afar sano dhamaysto, kursigaan doonistiisa isku soo sharixi maayo, taasi waa idinku […]

Continue reading …