Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 4)

Finland:Waraysi Xildhibaanad Xabiiba Kaahiye Oo Kamid ah Golaha Deegaanka Degmada Espoo Finland

Comments Off on Finland:Waraysi Xildhibaanad Xabiiba Kaahiye Oo Kamid ah Golaha Deegaanka Degmada Espoo Finland
Continue reading …
Continue reading …

Inkastoo 16 Musharax ee illaa hadda jeediyay khudbadahooda ay dhammaantood qorshe siyaasadeed wanaagsan soo bandhigeen hadana Cali Xaaji ayaa kaga qaaday Musharaxiinta kale 3 Arrimood oo Madaxdii hore ay dabeecad u lahaayeen ayuu Cali ballanqaaday in uu isbadel ku samayn doono. 1) Inta badan madaxda Soomaalida ayaa awoodda saara sidii ay doorashada danbe usoo noqon […]

Continue reading …

Mushaeax Madaxwaye Ciilmooge waa ruugcadaa culus wuxuuna ka dhigay wacdaro khudbaddiisii musharaxnimo. Waliba wuxuu soo bandhigay qorshe siyaasadeed culus iyo cadayn in uu ku koobnaan doono qodabada dastuurigaa ee madaxwaynaha ee ah uu noqon doono illaaliye hay’adaha dawladda, daah furnaanta, isla xisaabtan, dawlad wanaag. Siyaasad dibadda siyaasad qabow iyo tixgallin aduunka. Canshuuraha waxaan samaynaa src, […]

Continue reading …

Europe Oo Hadalkii Trum ee Brexit Qaybi Oo Xukun U Qaadan Karta (Qormo Gaaban)

Comments Off on Europe Oo Hadalkii Trum ee Brexit Qaybi Oo Xukun U Qaadan Karta (Qormo Gaaban)

P/O Baan ku daabici jirnay in aynan jirin wax loo barbarnigaa ka shaqaynta umad midnimadeed sida Siyaasiga ka shaqeeya Midnumada Soomaaliya, isla markaana aynan jirin wax ka xun ka shaqayn umad kala qaybinteed sida siyaasiga ka shaqeeya kala qaybinta Soomaaliya akhri maqaal aan 5 sano ka hor ku daabacnay p/o Qaybi oo xukun (Divide and […]

Continue reading …

Gudoomiyhii Hore ee Maxkamadda sare Ilka Xanafa halkaan ka eeg Qormooyinkii aan horey uga daabacnay Waxaan in muddo ah ku daabacaynay P/O xikmadaha Ilka Xanaf oo ah nin aad u fahansan shaqooyinka ay kala leeyihiin hay’adaha kala duwan ee Nidaamka dawladeed oo markaas dastuurka lowgu kala xadeeyay shaqooyinkooda. Shaqada Madaxwaynaha ayaa ku eg in uu […]

Continue reading …

Gaadiidlayda baabuurta xamuulkaa ee isaga goosha Garoowe Gaalkacyo ayaa waxay ka cabanayaan isbaarooyin aan sharci ahayn oo loo dhigto inta u dhaxaysa Garoowe Gaalkacyo oo ay waliba ugu darantahay Degmada Xarfo. Sharciyan caalamka aan ku noolahay waxaa jira laba canshuurood. Canshuurta shayga ama alaabta oo kaliya la ogal yahay in hal meel lagu canshuuro, laakiin […]

Continue reading …

P/o ayaan waxaan si kooban idinkula qaybsan doonaa barnaamijka waxsoosaarka dalalka Soo koraya si Soomaaliduna u tiigsadaan hami waxsoosaar. Hase yeeshee si Soomaali iyana u tiigsato jawi wax soosaar waxay soomaali u baahantahay nidaam dawladeed oo cadaalad ku aslaysan, waayo nidaamkaas wanaagsan ayaa wuxuu saldhig u noqonlahaa in bulshada Soomaaliyeed dalkeeda wada illaashadaan maadaama ay […]

Continue reading …

In Angola, corruption has deadly consequences for children (Video)

Comments Off on In Angola, corruption has deadly consequences for children (Video)
Continue reading …

Aduunka waxaa ugu wanaagsan Cadaaladda iyo Runta. Maraykanka iyo doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Nidaamka doorashada ee Maraykanka ayaa ku salaysan hab la yiraahdo electoral college oo micnaheedu ka dhigan yahay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare (representation in the Senate-upper chamber- and House of Representatives lower chamber) oo ka kooban 538 Xildhibaan kuwaas […]

Continue reading …