Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 5)

P/O ayaa akhristayaasheeda la qaybsan doonta xog xaqiiqa oo si hoose aan u helnay laaluushkii iyo musuqmaasuqii abid ugu baaxadda waynaa ee hareeyay doorashadii aqalka sare ee Puntland. Waxaa magaalada Garoowe shacabka ku nool intiisa badan wada ogyihiin musuqmaasuqii aqalka sare. Waxaana ugu baaxad wayn Musharax kamida Musharaxiintii aqalka sare in ay qayb kamida xildhibaanada […]

Continue reading …

Si aad u fahanto arrimaha Galmudug iyo Puntland isku hayaan akhri warbixintaan Axmed Aadan Dheere oo magaalada Gaalkacyo caan ka ah Nolashiisana ku soo noolaa Gaalkacyo iyo Jariiban isla markaana xiliyadii dawladdii dhexe degmooyinka Gaalkacyo soo maamuli jiray ayaa Radio Daljir su’aalo ka waydiiyeen waxa sababay dagaalada Gaalkacyo ee soo noqnoday. Axmed Aadan dheere ayaa […]

Continue reading …

https://youtu.be/r43dv8k8M1k Dalalka horumaray ee reer Galbeedka ayaa isticmaala falasafadda “division of labor”oo loola jeedo in howl-kasta ama shaqo kasta qaybbo fara baddan loo qayb qaybsho oo qof-kasta qayb-yar loo daayo. Micnaha ka danbeeyana ayaa ah in qofka markii noloshiisa hal hawl ama shaqo oo yar lagu qaybsho oo uu muddo shaqadaas habbeen iyo maallinba ka […]

Continue reading …

Soomaalida ayaan wali fahmin erayga Dawlad. Waxaana wanaagsan in ay Soomaalidu horta marlabaad si fiican isku waydiiyaan waa maxay Dawlad?. Hadaba Dawlad wax kale ma ahan ee waa wax la isku darsaday oo umad meel degan ay ku heshiiyeen in ay wax wada wadaagaan, waxayna ka dhigan tahay sida iyadoo 20 qof ay min 1000 […]

Continue reading …

Bini aadamka illaahay abuuray ayaa aad u kala duwnan, dadka cilmiga bini-aadamka bartay iskuma mashquuliyaan hebel muxuu saas u samayn waayay ee waxay marka hore daraasad ku sameeyaan ficilooyinka qofka, maadaama ay ogyihiin in aannu waligiis is badalayn ee uu marwalba dhaqankaas ku soconayo inta uu ka dhimanayo. Waxayna Soomaalidu ku maahmaahdaa “GACANTII QAAD QAADKA […]

Continue reading …

Cadaalad daradii xukuumaddii Siyaad-bare waxaa Soomaali uga faa-iidaytay dhamaan intii isnabaysay hadday ahaan lahaayeen siyaasiin Soomaaliya oo ka faa-iidaysta marka dhibaato timaado iyagoo markaas si ay danahooda u gaaraan shacabkii marin habaabinaya iyagoo markaas isaga dhigaya kuwo badbaadinaya, iyo gacmo shisheeye oo ciil xun u qabay Soomaali, si dadbanna u taageeri jiray cdaalad darada, si […]

Continue reading …

Qormada Cabdiraxman Gablax ” Xal ma laga gaari karaa siyaasadda”?–> Halkaan ka akhri, oo uu Gablax qoray 2013 ayaan xalay akhriyay waxaana runtii ka buuxa dhamaan xigmadaha ay Soomaali maanta u baahantahay in ay dalkoodii wacnaa dib u dhistaan. Hadaba waxaan isniri akhristayaasha P/O marlabaad wixii arragti suubana ha kala baxaan qormadaan strong> Xigasho puntland24 […]

Continue reading …

Waxaa xaqiiqa in mushkiladda ugu wayn ee hadda Soomaalida haysta ay yihiin Madaxda ay Soomaalidu doortaan oo hadda noqday mushkiladda ugu wayn ee Soomaalidii caqabadda ugu wayn ku noqday. Madaxdaan ayaa hadda siyaasadda Soomaalida ku maareeya hab kaligi talisnimo iyo Musuq Maasuq, waxayna taasi kasoo horjeedaysaa hirgallin nidaam u adeega shacabka Soomaalida, waayo nidaamkaas wuxuu […]

Continue reading …

Dadka indheergaradkaa ee Soomaalidaa ayaa isku raacay in mushkiladda ugu wayn ee Soomaalida haysataa ay tahay Aqoon dari ku wajahan aqoon dari dhanka maaraynta Dawladnimada, waxaanad arkaysaa qof aan wax khibrad ama aqoon maadi aan u lahayn nidaamka dawladnimo balse u arka in nidaamka Dawladeed loo maamuli karo sida isaga arragtidiisa ah. Dalalka Horumaray ayaa […]

Continue reading …
Continue reading …