Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 6)

Akhr Qormodaan Soomaalida oo Aan Aqoon Sida Loo kala Xusho Musharaxiinta Maadaama Aan Su’aalo Adag La waydiin ee Ay Kaliya Warqad Dal Fog Looga Soo Diyaariyay Khudbadda Ka Akhriyaan (Qormo Muhiim Ah)

Continue reading …

1991 waxaa Soomaaliya ka dhacay dagaal sokeeye, waxaana uu dagaalka sokeeye ku salaysnaa Qabyaalad. Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ka dhacay wuxuu Soomaali ka dhigay in ay Soomaali noqoto dadka aduunka ugu fakhrisan, dadka aan lahayn Baasaboor ay ku safraan, dadka aan lahayn lacag shilin Soomaaliya oo ay Soo daabacdaaan iyo Bangiyo dawladeed, Soomaali waxay noqotay […]

Continue reading …

Dhulka Soomaalida ayaa Ku Yaal Goob Istraatiji ah Waxaana jira Siyaasado dalal Shisheeye oo dano ka lah, iyo Siyaasado ay kala riixanayaan Siyaasiyiinta Soomaalida, waxaanan qormadan si kooban ugu eegaynaa xaaladda siyaasadeed ee murugsan ee Gobalada Sool , Sanaag-bari iyo Cayn (Buuhoodle) . Siyaasadaha u dhexeeya Siyaasiyiinta Soomaalida Siyaasiyiinta Beesha Isaaq. Siyaasiyiinta Beelaha Isaaq ayaa […]

Continue reading …

Dalalka Caalamka ayaa muhiimad dheeraada siiya hanaanka ay u xulanayaan ruuxa ay ku aaminayaan masiirka qarankooda oo ah waxa ugu muhiimsan mustaqbalka qaran habka loo jihayn lahaa. Hadaba anigaygan qoraya qormadaan baa wallaahay waxaan usoo joogay nin Musharax Madaxwayne ahaa oo nin Qurbaha jooga uu u qorayo siyaasaddii uu shacabka usoo bandhigi lahaa Musharaxaas Madaxwayne […]

Continue reading …

Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo.

Comments Off on Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo.

Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo. Warbaahinta Puntlandobserver waxay codsi u diraysaa Soomaalida doonaysa in Sharcigu shakhsiga ka sareeyo. Si Soomaali loo mideeyo, waxaa Soomaalida midaynkara nidaam dawladeed oo cadaalad ku dhisan. Si nidaam dawladeed ee cadaalad ku dhisan loo hello, waa in la illaashaa wixii Soomaalida ka dhaxeeyay ee la […]

Continue reading …

Kadib markii ay Warbaahinta P/O soo xuuransatay dareenka shacabka Gobalka Mudug ee ku aadan isbadalka maamulka Gobalka Mudug lagu sameeyay, ayaa waxaa noo soo baxday in shacabka Gobalka Mudug ay Soo dhaweeyeen isbadalka uu Madaxwaynuhu ku sameeyay maamulka Gobalka Mudug, kaasi oo badidiisu ahaa mid ka yimid shacabka. Waxaana warar hoose oo nasoo gaaray ay […]

Continue reading …

Meesha Kaliya ee ii Muuqata ee Soomaali laga badbaadin karro waa iyadoo ay Soomaali meel ay jooggaanba ku dadaalaan sidii ay uga hor tagi lahaayeen in xildhiaanka hanaan musuqmaasuqa lagu soo xullo. Haddii ay marba ku guulaystaan kooxaha dhagar qabayaasha ee ku dadaalaya hadda sidii ay u musuqmaasuqi lahaayeen hanaanka xildhibaanada DFS lagu soo xullayo, […]

Continue reading …

Hoos waxaad ka dhegeysataa waraysi Radio Daljir uu ka duubbay Madaxwaynaha Puntland xilligii uu Musharaxa ahaa. Waxaanan qormooyin gaagaaban ka diyaarin doonnaa sababa ay u fulli waayaan ballanqaadyadii madaxwaynaha. Jawaabta si aad usii ogaatid akhri maqaalkan Kuwa Isimada iyo Xildhibaanada iyo Musharaxiinta Laaluushka codka iyo masiirka shacabka masaakiintaa kala iibsanaya sida ay diintu amaanada iyo […]

Continue reading …

SOMALI DIASPORA JOURNALISTS in NORTH America calls PUNTLAND parliament to protect the FREEDOM of SPEECH WE acknowledge the need to maintain the peace and stability of the land, but we are also disturbed by the language that the Minister of Information of Puntland used. WE acknowledge that Puntland Administration and government is the sole enforcer […]

Continue reading …

Waa Barnaamij Gole Soomaali Leedahay ka baxa kii ugu qiima badnaa, waxaana sida ugu wanaagsan looga doodayay sidii Soomaalidu u helilahaayeen hanaan siyaasadeed oo isla xisaabtan maamul wanaag iyo hufnaan ku astaysan Warbaahinta P/O ayaa si gaara ugu hambalyaynaysa wariyaha iyo tv.ga SBC iyo waliba aqoonyahanno dooda is waydaarsanaya. Waxyaalihii goobta lagu soo qaaday ayaa […]

Continue reading …