Home » Archives by category » Important News (Page 160)

Kadib markii aduunka horumar laga gaaray oo waxwalba maanta adoo dunida meesha u danbaysa joogga ayaad arki kartaa gurigaaga oo waliba aad cabiri kartaa gurigaaga inta kilomitir oo laba jibaaran ama squure uu yahay, Hadaba kadib markii aan Google Earth ka cabirnay dhererka iyo ballaca magaalooyinka Muqdisho iyo Hargaysa ayaan helnay warbixinta hoose. Muqdisho inta […]

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Soo duceeya in illaahay meelwalba ku dumiyo xildhibaankii musuqmaasuqa masuuliyadda iyo masiirka umadda masaakiintaa ee badaha ku le’anaysa laaluush iyo bayacmushtar ka sameeya umad dhan masiirkood, illaahay meel walba kugu dumi. Illaahow hoolasha ay ku shiraan ku dumi kuwa Soomaalida badaha ku le’anaya masiirkooda laaluushaya oo lacagaha kala siisanaya Aamiin, Aamiin Akhri maqaalka xildhibaan xaaraan […]

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Waa cadahay in illaahay Soomaalida siiyay nimcooyinka illaahay umad siiyo kuwa ugu badan, hadday noqon lahayn dhul iyo dad iyo wax walba. Nimcooyinka illahay ku manaystay Soomaaliya. 1) wabiyada shabeelle iyo Jubba dhererkooda waxay ka badan yihiin 2000 km halkaan ka eeg, waxayna maraan dhul simnan oo waliba carro madow ah, waxaana u dheer roob […]

Continue reading …

Dawladda Turkiga ayaa waxay dhaqaale aad u baaxad wayn ka samaysaa dadka dalkeeda dalxiiska u yimaada dhaqaalahaas oo la gaarsiiyay 5000 oo million oo dollar, halka miisaaniyadda dfs Soomaaliya ay ka tahay 50 million$ sanadkii –> waa marka la odorasayo dakhliga asalkaa ee dfs usoo xarooda oo aan la buunbuunayn ama lagu darayn dakhliga dalalka […]

Continue reading …

Somalia is going to the polls in August. The elections are going to be different as they will not follow the one-person, one-vote system favoured by many countries. There will be an electorate of close to 14,000, choosing the 275 members of the lower house of parliament. The electorate will be determined by traditional elders […]

Continue reading …

Aqoonyahan Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdirisaaq Maxamed Abuubakar, oo uu aabihii ahaa wasiirkii hore ee Qorshaynta, marna ahaa wasiirkii beeraha xiligii xukuumaddii siyaad Barre ayaa ah nin dhalinyaro ah oo aqoonyahana oo aad aamin u ah, oo xaqiiqdii si wanaagsan ugu qalma jagada Madaxwaynaha waa haddii si daacada wax loo dooranayo, waayo xiligaan duniada aan ku […]

Continue reading …